Cristiano Ronaldo oo gaaray 100 gool oo tartanada kooxaha Europ

Filed under: Champions League,Wararka Maanta |

Cristiano Ronaldo ayaa soo gaba gabeeyay todobo bilood oo gool la’aan ah oo tartanka  Champions League markii labo gool oo muhiim ah uu ka dhaliyay kooxda  Bayern Munich .

Arturo Vidal ayaa dhaliyay goolka koowad ee kooxda  Bayern lakiin labo gool oo oo ka timid  Ronaldo ayaa ka dhigtay in Real ay guusha ku racaday .

 

Most goals in Uefa competitions
Player Goals Games
Cristiano Ronaldo (Manchester United, Real Madrid) 100 143
Lionel Messi (Barcelona) 97 118
Raul (Real Madrid, Schalke) 76 158
Filippo Inzaghi (Parma, Juventus, AC Milan) 70 114
Andriy Shevchenko (Dynamo Kiev, AC Milan, Chelsea) 67 142

Arturo Vidal

Fekerkaaga Nala Wadaag