Champions League iyo xalay shan qodob oo laga bartay Juventus iyo Barcelona 

Filed under: Champions League,Wararka Maanta |

Labo gool oo cajiib ah oo ka timid Lionel Messi iyo mid ka yimid Rakitic ayaa kooxda Barcelona 3-0 ugu badisay Juventus ciyaar ka dhacaday Nou Camp.

Ciyaarta kadib Qodobadan ayaa Laga Bartay Aqriso fikirkaagana ka dhiibo

Gianluigi Buffon ayaa barbareyay safashada rikoorka Champions League ee ciyaaryahankii hore ee qaranka Talyaaniga  Paolo Maldini markii uu saftay kulankiisii 109-aad .

Lionel Messi ayaa ka dhaliyay goolal 27 kooxood oo kala duwan tartanka Champions League – kaliya waxaa ka badan sedax ciyaaryahan oo kala ah  (Raul 33, Cristiano Ronaldo 31, Zlatan Ibrahimovic 29 iyo Karim Benzema oo ka dhaliyay  27 kooxood .

waa markii labaad taariiqaada oo kooxda Juventus sedax gool looga adkaado guruubyada tartanka Champions League tan iyo ciyaartii  4-1 qasaaraha ay kala kulmeen kooxda  Bayern Munich bishii December 2009.

Fekerkaaga Nala Wadaag