CODEYN: Degmadii ku guuleysan karta tartanka degmooyinka ee Gobolka Banadir Waabari vs Hodan.

Filed under: Dagmooyinka,Horyaalada,Soomaalida,Wararka Maanta |

Labada degmo ee kala ah Waabari iyo Hodan ayaa iskugu imaaday final-ka tartanka degmooyinka Gobolka Banadir.
Waabari ayaa sanadkii saddexaad oo xariir ah imaaneysa Final-ka Degmooyinka balse nasiib daro labadaas sano waa laga qaaday koobka.
Hodan waa markii ugu horeysay ay soo gaarto Final-ka Tartanka Degmooyinka.

Codkada waa inuu muhiim hoos ka soo dhiibo.

Fekerkaaga Nala Wadaag