DEG DEG: Degmada Hodan oo gaartay Final-ka tartanka Degmooyinka xili ay la ciyaareyso degmada.

Filed under: Dagmooyinka,Falanqeynta,Soomaalida,Wararka Maanta |

kulan ka tirsan tartanka degmooyinka gobolka Banadir ayaa galabta ka dhacay garoonka Banadir Stadium ee degmada Cabdicasiis kaa uu u dhaxeeyay degmooyinka kala ah Kaaran iyo Hodan.

Ciyaartan ayaa aheyd mid aad u xiiso badan qeybtii hore ayaa lago kala nastay 1-0 ay ku horkaceyso degmada Kaaran.

Markii dib la isku soo laabtay degmada Hodan ayaa weeraro helis leh ku qaaday goosha degmada Kaaran balse ciyaarto dhamaad ah ayee heshay goolkii bar baraha sidaas ayee ku soo dhamaatay waqtigii caadiga ciyaarta 1-1.

balse kulan ayaa ahaa mid sami Final waxaa labada degmo loo dhigay rigooroyin waxaan ku reeysay degmada Hodan gool kulaad ku soo dhamaday 14-15.

Hodan ayaa Finalka la tagtay degmada Waabari oo shaley ka soo adkaatay degmada Waabari.

kulanka ugu dambeya tartanka degmooyinka ayaa la ciyaare doona maalinta khamiista oo isbuucan ah waxaana fooda is dari doona degmooyinka kala ah Waabari iyo Hodan.

Fekerkaaga Nala Wadaag