DEG DEG: koobka General Daa’uudka oo daaha laga rogi doona maalinta…………….

Filed under: Falanqeynta,Soomaalida,Wararka Maanta |

Tartanka Koobka General Daa’uud ayaa daaha laga rogi doona maalinta Jimcaha ay taariiqda ku began tahay 15-09-17.

Sida  ku xusan  jadwalka isku aadka ee koobkan  in la ciyaarayo maalinkii  labo kulan oo ka tirsan tartankan  kuwaas oo ka kala dhacaya garoomada Jaamacadaha iyo Banadir Stadium.

Sanadkii ugu dambeyay koobkan waxaa ku guuleysatay kooxda Jeenyo xiligaas ay ka qaaday kooxda kubadda cagta Banadir Sports Club.

Maalinta Jimcaha waxaa lago furi doona kooxaha Gaadiidka iyo Fc Muqdisho kulankas ayaa ka dhici doona garoonka Banadir Stadium.

Kulanka kale wuxuu u dhaxeya kooxaha Midnimo iyo Fc Banadir waxaa lago balansan yahay garoonka Jaamacadaha.

 

 

Fekerkaaga Nala Wadaag