Franck Ribery oo ku faanay diintiisa Islaamka, kaddib markii uu diiday in uu Cabo Qamri,+ sawirro

Filed under: Bundesliga,Champions League,Falanqeynta,Horyaalada,Wararka Maanta |

Kooxda Bayern Munich ayaa 3-0 ku garaacday kooxda Anderlecht kulan ka tirsan tartanka Champions League, habeenkii Talaadada.

 

Xiddigaha Robert Lewandowski, Thiago Alcantara iyo Joshua Kimmich ayaa shabaqa tagay, ka hor inta uusan Cayaariyahan Sven Kums noqon Ninkii ugu dhaqsiyaha badnaa ee qaata Casaan kulankii Munich iyo Anderlecht.

 

Maalin kaddib ololahooda Champions League oo ay qaab sare ugu adkaadeen Kooxda reer Belgium ee Anderlecht, Wiilasha Macalin Carlo Ancelotti ayaa lasoo sawiray iyagoo ku faraxsan guushooda, xilli arkayay iyagoo ku cawaynaya Koobabka dhaadheer ee Qamriga.

 

Franck Ribery ayaa ahaa xiddiga keliya ee Bavarian ah, kaasoo aan heysan ama gacantiisa aysan ku jirin wax Koob ah intii ay socotay xafladii dabaal dega ee Kooxda.

 

Laacibka reer Faransa ee Ribery ayaa haysta dhalashada diinta Islaamka, xilli la ogson yahay in Diinteeda Islaamka ay ka xaaraantumaysay Muslimiinta in ay Cabaan Qamriga.

 

Si kastaba ha ahaatee’ Xiddiga heerka Caalami ee Wadanka Chile Arturo Vidal ayaa bartiisa Twitter-ka galabnimadii Arbacada soo dhigay Sawirr uu dhalashadiisa 28-aad ugu hambalyeeynaayo Wiilka Quruxda Jarmalka ee Thomas Müller oo dunida kusoo biiray 13-ka bisha September 1989-kii.

 

 

The Bayern Munich squad attended their photocall on Wednesday following their 3-0 victory over AnderlechtThe Bundesliga giants toasted their Champions League victory by raising a pint of beer at the photoshootFrench winger Franck Ribery was the only Bayern squad member not holding a glass of beer on WednesdayThomas Muller (third right, back row) was the centre of attention during the photocall as he was celebrating his 28th birthday Midfielder Arturo Vidal takes a selfie alongside the birthday boy and fellow team-mate Robert Lewandowski How the selfie turned out! Chile international Vidal posted his photo onto Twitter following the photocallMeanwhile, a young female Bayern supporter posed for a photo with the squad while donning the club's home shirtBayern right back Rafinha pictured kissing his glass of Paulaner while wearing the traditional lederhosen outfitCarlo Ancelotti's Bayern outfit take on Mainz in the Bundesliga on Saturday afternoon at the Allianz ArenaBayern have only picked up six points from their first three league matches after losing against Hoffenheim last weekend

Fekerkaaga Nala Wadaag