Marco Asensio oo laga reebay kulanka caawa ee APOEL xili Ronaldo

Filed under: Premier League,Wararka Maanta |

Real Madrid ayaa shaacisay ciyaaryahanada cawa ay kala hortagi doonto kooxda APOEL xili ay ka maqanyahiin ciyaaryahano sameen leh sida Marco Asensio.

Vallejo, Achraf, Marcos Llorente ayaa dhawac qaban iyadoo liiska laga reebay Karim Benzema .

 

Macalin Zinedine Zidane Ayaa ku dhawaqay 19 ciyaaryahan

Varane, Modric, Casemiro, Keylor Navas and Cristiano Ronaldo all return.SQUAD LISTGoalkeepers:Navas, Casilla and Luca.Defenders:Carvajal, Ramos, Varane, Nacho, Marcelo and Theo.Midfielders:Kroos, Modric, Casemiro, Isco, Kovacic and Ceballos.Strikers:Cristiano Ronaldo, Bale, Lucas Vazquez and Mayoral.

Fekerkaaga Nala Wadaag