Markii ugu Horeysay burburka kadib Somaliya habeen Bonooni lagu ciyaari doono caawa

Filed under: Soomaalida,Wararka Maanta |

Waxaa lagu hanwenyahay in caawa la so gaba gabeeyo k.oobka dagmooyinka sanada 2017 ee maalmahan ka socday magalada Mugadishu .

 

Dagmoyinka Hodan iyo Wabari ayaa waxey wada ciyaari doonaan ciyaarta kama danbeysrta iyadoona ciyaarta galabta shanta galabinimo xiliga Mugdishu Ay bilaaban doonto .

 

Waa Markii ugu horeysay Burburka kadib oo xili habeen ah Somaliya lagu cityaari banooni

Fekerkaaga Nala Wadaag