Mataanayaasha dalka Talyaaniga ee Milan iyo Inter oo ku dagaalamaya adeega Cayaariyahan

Filed under: Bundesliga,Falanqeynta,Horyaalada,Suuqa,Wararka Maanta |

Kooxhaa isku magaalada ka dhisan ee Ac milan iyo Inter milan ayaa ku dagaalamya sidiii ay dib ugu soo celin lahaayeen horyaalak Italy xiidgii hore ee kooxda Juventus ninka lagu magacaabo Arturo Vidal kaas oo hada ka tirsan kooxda Bayer munchin, balse waa hadii ay qeeb ka yihiin tartanka champions league.

 

sida laga soo xiganayo Jariirada Tuttosport kooxda Rossoneri ayaa ku birtay kooxaha xiiseenaya xidiga heerka caalami ee xulka qaranka Chile, hishiiska uu kula jiro kooxda bayern waxaa uu ku egyahay bisha june sanada- 2019-ka.

 

xiidga ayaan waqtigaa go’an ka gaari doono mustaqbalkiisa kooxda reer Germany iyo in hadii uu mushaar kordhin loo sameen doono, balse adegiisa hada waxaa ku baratamaya labada kooxood ee magaalada fashionka ka dhisan.

 

Nerazzurri aya isku daydey in ay la soo wareegto xidigan suuqii xagaagan balse Cayaariyahan Vidal ayaa dalbakaas hoos udhigay in uu ugu biiro kooxda Inter.

 

labada koxood ayaa fursad uheli kara in ay helaan xidigan balse waa hadii ay usoo baxaan tartanka ugu xiisaha badan qarada Europe ee champions league.

 

Arturo Vidal featured as Chile were beaten 3-0 on ThursdayLiverpool are reportedly chasing a deal for Arturo Vidal

Fekerkaaga Nala Wadaag