SERIE A MILLIONAIRES: lixda ciyaaryahan ee ugu mishaarka badan horyaalka Serie A Today

Filed under: Serie A,Wararka Maanta |

Horyaalka Talyaaniga waa uu ka soo roonanaya sidii hore kadib markii sanado ay ka maqnayeen xaga maalgashiga ciyaartoyda kooxaha  AC Milan iyo  Inter Milan .

Juventus, Napoli iyo AS Roma ayaa sidoo kale ka mid ah kooxaha bixiyaan mushaaradka ugu badan ee ciyaaryahanada .

6. Gianluigi Buffon- €4.5 million

5. Douglas Costa- €6 million

4. Gianluigi Donnarumma- €6 million

3. Paulo Dybala- €7 million

 

 

 

2. Gonzalo Higuain- €7.5 million

1. Leonardo Bonucci- €7.5 million

 

Fekerkaaga Nala Wadaag