Somalia oo markii Ugu horeysay la ciyaari doonto Brazil

Filed under: Soomaalida,Wararka Maanta |

Waxaa la qabtay xafladdii qori tuurka Koobka Adduunka ee kubad caga yaraha waxana lagu qabtay Tunisia.

Xulka Kubadcag Yaraha Soomaaliya ayaa ka mid noqday Group C waxaana ay kuwada jiraan xulalka Somalia, Brazil, Russia iyo Bosnia.

Cayaarta Koowaad Somalia waxay la cayaari doonto Brazil 8 Oct 2017.

Cayaarta labaad Somalia waxey la cayaari doonto Ruushka 9 Oct 2017
Cayaarta sedaxad Somalia waxey la cayaari doonto Bosnia Oct 2017

fikirkagaa ka dhiibo

One Response to Somalia oo markii Ugu horeysay la ciyaari doonto Brazil

  1. A. S. C. DHAMAN DHALINTA KUXIRAN SPORTSKA MAGACEYGU WAA :
    SULDAAN MOHAMED OSMAN FAARAH
    DEGAN; B/WEYNE ANIGU WAXAAN AAMINSANAHAY
    HADII CIYAARTOYDA SOMALIYED SICADAALAD
    AH LOOSOO XULA OOLAGU SOOXULA XIRFADIISA, LAGANA DAAYO QABYAALADA,
    IYO NINJECLESIGA AANHEER SARE KAGAARILAHAYN CIYAARA ADUUNKA,
    MADE FILAAYO IN NINJECLEYSI SOMALIDA AYKADHAMAANEYSO EEDANA WAXAAN SAARAYAA XIRIIRKA KUBADA CAGTA EE SOMALIYED
    THANKS ALL SOMALI
    TEL:0615580586da

    SULDAAN MOHAMED OSMAN FAARAH
    September 8, 2017 at 7:15 pm
    Reply

Fekerkaaga Nala Wadaag