VIDEO: Barcelona oo wacdaro ku dhigtay Juventus xili Messi oo Buffon ka yaabsaday.

Filed under: Champions League,Falanqeynta,Horyaalada,La Liga,Serie A,Wararka Maanta |

Luis Suarez, celebrates with Messi and new team-mate Ousmane Dembele following the Argentine's second of the night

kooxda kubadda cagta Barcelona oo guul layaab leh ka gaartay kooxda ka timaada horyaalka dalka talyaaniga ee Juventus markii lago xaaqay 3-0 kulan qeyb ka ahaa tartanka Champion League kaa uu ka dhacay garoonka Cam Nou.

Barcelona ayaa goolasha waxeey ka kala heshay Messi oo labo jeer shabaqada waardiyaha ka yahay Buffon soo taabtay waxaa meesha ka baxay xaley Messi gool kama dhalina waaya araga Buffon halka goolka 3-aad uu raacsaday xidiga Rakitic  kaa oo ciyaarta aad ugu muuqday sidaas ayuu ku soo dhamaaday kulankii xiisaha badnaa.

HOOS KA DAAWO GOOS GOOSKA KULANKAN:

Fekerkaaga Nala Wadaag