Video: Neymar, Kylian Mbappe iyo Edinson Cavani oo guul ku hogaamiyen kooxda PSG.

Filed under: Champions League,Falanqeynta,france ligue 1,Horyaalada,Wararka Maanta |

kooxda Paris Saint Germain  ayaa guul caqiib leh ka gaartay kooxda Celtic kulan ka tirsana tartanka Champion League kasoo ka dhacay garoonka kooxda Celtic ee Celtic Park xili ay PSG ku adkaatay 5-0.

Weerarka laga yaaban yahay ee Neymar Jr , Kylian Mbappe iyo Edinson Cavani ayaa xaley soo wada taabtay shabaqada kooxda Celtic xili Cavani oo labo gool ku lahaa.

waxaa bandhiga goolasha soo af jaray xidiga Mikael Lustig isago ciyaarta ka dhigay 5-0.

HOOS KA DAAWO GOOLASHA:

Fekerkaaga Nala Wadaag