Waaberi oo ku guuleysatay Tartanka degmooyinka mudo kadib.+sawiro

Filed under: Dagmooyinka,Falanqeynta,Soomaalida,Wararka Maanta |

Degmada kubadda cagta Waaberi ayaa ku guuleysatay tartanka degmooyinka gobolka Banadir.

Degmooyinka kala ah Waaberi iyo Hodan ayaa xaley kulan xiiso badan kuwada yeeshay garoonka Banadir Stadium ee degmada Cabdicasiis waana markii ugu horeysay habeen lagu ciyaaro koonis tani iyo bur burkii.

Image may contain: outdoor

Qeybtii hore ciyaarta ayaa lagu kala nastay 2-0 ay ku hor kaceyso degmada Waaberi walow hodan weeraro kala duwan ku qaaday shabaqada degmada Waaberi balse ma u sooorta galin ineey gool ka dhaliyan qeybta hore sidaas ayaa lago kala nastay dheesha.

markii dib la isku soo laabtay qeybtii dambi waaberi ayaa heshay goolkii 3-aad ee ciyaarta kulan ayaa noqday mid dhan u dhacay balse Xidig ka tirsan Waaberi ayaa iska dhaliyay gool kuma kaseyn ama Own Gool ciyaarta ayaa ku soo dhamaatay 3-1 ay guusha ku raacday degmada Waaberi.

Kulan ayaa u soo dhaawasho tageyn kumanaan taageero oo ka kala yimid 17-ka degmo kuwaas u kala sacab tumayay labada degmo Fnalka iskugu imaaday.

sido kale garoonka waxaa ku sugna Gudoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Taabit sido kale labad gudoomiye ee kala xukunta labada degmo ayaa ku sugna garoonka iyo madax kale.

No automatic alt text available.

Image may contain: one or more people, text and outdoorImage may contain: 3 people, people standing

Fekerkaaga Nala Wadaag