Real Madrid Oo Laga Cirib Tiray Tartanka…..

0

kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa habeenkii xaley laga cirib tiray tartanka Champion League kadib markii loogu adkaaday 4-1, ciyaar ka dhacday garoonka Madrid.

Ajax ayaa ka reebtay kooxda ugu guulaha badan tartanka Champion League, waxeyna ku guuleysatay 13-jeer.

kulankii hore ee ka dhacay garoonka Ajax wuxuu ku soo dhamaaday 2-1 ay guusha ku raacday kooxda Real Madrid balse xaley gurigeeda ayaa lagu xasuuqay Real Madrid, isku cel celis ahaan waxaa lagu adkaaday 5-3.







Share.

About Author

Leave A Reply