', 'auto'); ga('send', 'pageview'); }
Home » Entries posted by Digireey
Entries posted by Digireey
Isco oo bandhig la yaab leh ka sameeyay kulankii Xalay

Isco oo bandhig la yaab leh ka sameeyay kulankii Xalay

Real Madrid ayaa xalay guul muhiim ah ka gaartay kooxda  Deportivo  waxaana ciyaartaas bandhigwaxan ka sameyey Isco oo xalay shabaqa haljeer gaaray inta uu ciyaarayeyna shaqo adag qabtay     Gadib dhamaad ciyaarta ayuu laacibka xulka qaranka spain waxaa lahdashay saxaafda wax uuna sheegay in hada uu Madriid ku qaadanyo sanad ciyaareedkiisa ugu wanaagsanaam tan […]

Liverpool oo soo bandhigtay Naqshada maaliyadeeda cusub ee xagaaga danbe,+sawirro

Liverpool ayaa soo saartay funaanadeyda xagaag dambe ay ku ciyaari doonto marka la joogo gurigeeda iyadoona nashaqadaasna ay tahay midabka gaduudan oo meelo qaar ay ka cadahay.     Kooxda Liverpool oo waqtigii la aasaasay hada laga joogo 125-sano ayaa shaacisay in maliyadeeda cuusb ay soo bandhigi doonto bisha may-21-keeda, xilli kulanka ugu dambeeya ee […]

Continue reading …
United oo tartan xogan kala kulmi doonta dhigeeda Inter adeega Cayaariyahan Griezmann

Kooxda Kubada Cagta ee Inter Milan ayaa kusoo biirtay raacdada loogu jiro Weeriryahanka Kooxda Atletico Madrid Antoine Griezmann.   Sida lagu daabacay Jariirada Corriere dello Sport. Kooxda Nerazzurri ayaa qayb ka noqon doonta dagaalka logu jiro helida adeega Cayaariyahanka reer Faransa ee Antoine Griezmann, xilli sidoo kale saxiixiisa ay qayb ka yihiin qaar ka mid […]

Continue reading …
Marouane Fellaini oo ku wajahan mid ka mid ah Kooxaha wadanka Turkiga

Kooxda Kubada Cagta ee Trabzonspor ayaa xiiso u qabta saxiixa xiddiga qadka dhexe ee Kooxda Manchester United Marouane Fellaini, sida lagu baahiyay warsidaha Turkiga ee Milliyet.   Warbixinta ayaa lagu sheegtay in kooxda ka dhisan Wadanka Turkiga ay raadinayso xiddiga heerka Caalami ee Wadanka Belgium Marouane Fellaini, kaas oo maalimihii danbe qayb ka noqday Kooxda […]

Continue reading …
Xulka Qaranka Kubbadda Cagta Somaliya Oo Safar U ah Magaalada Jubba Ee koonfurta Sudan

Xulka qaranka kubbadda cagta dalkeena Soomaliya ayaa maanta ku wajahan koonfurta Sudan, iyagoo 30-April 2017,lugta labaad ee is reeb reebka Chan Cup 2017 la ciyaari doono xulka kubbadda cagta South Sudan.   Xulalka Soomaliya iyo South Sudan ayaa 22-kii bishan April lugta kowaad kuwada dheelay garoonka xero kubbadd ee dalka Jabuti, xili wiilasha Ocean Star […]

Continue reading …
Manchester United oo £ 170-million kusoo iibsan doonta laba Ciyaariyahan si ay u bedelaan Rooney iyo Ibrahimovic

Manchester United ayaa la saadaaliyay in lacag dhan £ 170-million ay ku bixin doonto suuqa kala iibsiga Cayaartoyda, ka hor dhamaadka kal Ciyaareedkan.   Jariirada The Independent ayaa ogaatay in Hogaamiyaha Kooxda Red Devils Jose Mourinho uu bartilmaameed ka dhiganaayo Cayaariyahanada Andrea Belotti iyo Antoine Griezmann, si ay u bedelaan xirfadlayaasha kala ah Wayne Rooney […]

Continue reading …
Pogba, Ibrahimovic, Rojo, Jones, Smalling, Mata oo United ah’ iyo Silva, Gabriel Jesus oo aan ka dhex muuqan doonin kulanka Derby Manchester

Kooxaha cadow wagaagta ah ee Manchester City iyo Manchester United ayaa mar kale caawa Ciyaari doona kulanka loogu magacdaray Derby in Manchester, kaas oo qayb ka ah tartanka English Premier League.   Labada Koox ayaa xagaagan doonaya in ay ku dhamaystaan booska afaraad ee kala saraynta Horyaalka, xilli farqiga dhibcaha ee u dhexeeya labada Koox […]

Continue reading …
8-deed Wax yaabood oo laga bartay goolkii ugu horeeyay ee Cayaariyahan Mascherano

 Daafaca boosaska badan ee Kooxda Barcelona Javier Alejandro Mascherano ayaa xalay dhaliyay goolkiisii ugu horeeyay tan iyo imaatinkiisa gagida Camp Nou, sanad Ciyaareedkii 2011-kii.   Hadaba goolkii xalay uu dhaliyay Cayaariyahanka reer Argentina ee Javier Mascherano muxuu ka dhigan yahay ?   . Javier Mascherano ayaa xalay u dhaliyay Barcelona goolkiisii ugu horeeyay tan iyo […]

Continue reading …
Kooxaha cadowwadaagta ah ee Inter iyo Milan oo isku haysta saxiixa Cayaariyahan,,,

Kooxaha Inter Milan iyo AC milan ayaa ku dagaalami doona adeega garablaha Kooxda Manchester United Matteo Darmian, ka hor dhamaadka ololahaan.   Nerazzurri ayaa muddo dheer lala xiriirinaayay saxiixa Cayaariyahanka reer Talyaani ee Darmian, hase ahaatee cadowgeeda Rossoneri ayaa sidoo kale qayb ka ah tartanka, kaddib markii ay ka war heshay in daafaceeda Mattia De […]

Continue reading …
Ancelotti oo ka careysan hab ciyaareedka Ribery

Bayern Munich tababaraheeda Carlo Ancelotti ayaa sheegay in uu ka xunyahay hab ciyaareedka liita ee laacibkiisa Franck Ribery waxaana uu sheegayaa in uu safkiisa u dooran karo Douglas Costa kulanka caawa ee DFB-Pokal ay kooxdiisu la qaadaneyso Borussia Dortmund.   Ribery ayaa waxaa uu bandhig fiican ka sameeyay ciyaartii Bundesliga ee ay kooxdiisu garaacday Dortmund […]

Continue reading …
Page 1 of 10123Next ›Last »