', 'auto'); ga('send', 'pageview'); }
Home » Entries posted by Muudey
Entries posted by Muudey
USAIN BOLT oo safan doono kulankiisa koowad ee kooxda Manchester United

USAIN BOLT oo safan doono kulankiisa koowad ee kooxda Manchester United

Usain Bolt ayaa rajeynayo in riyadiisa ayt u rumoobi doonto madama uu safan doono kulanka halyaayada Manchester United iyo  Barcelona . Bolt ayaa ciyaari doono kulanka September 2 ciyaarta charity match ee ka dhaci doonto  Old Trafford iyadoona uu ka garab ciyaari doono  Ryan Giggs iyo  Paul Scholes . 30-sano jirkan ayaa soo gaba gabeeyay […]

Elman oo soo bandhigtay Saxiixyo waweyn

Kooxda Elman ayaa  soo bandhigtay ku dhawaad 10 ciyaaryahan oo ay ka mid yahiin ciyaryahankii kooxda Jeenyo Anwar shakunda , Laaacibka kooxda Gadiidka Gurxan ,Daadir Cama ,Daandii iyo kuwa kale . Elman oo kaalinta sedaxaad ugu dhameystay horyaalki dhamaaday ayaa ka faa’ideysatay kala yaacii ku dhacay ciyaaryahanada kooxda Jeenyo .   Numbarka 10-aad ee kooxdan […]

Continue reading …
Iniesta oo seegi doono kulanka  Supercopa de Espana

Iniesta  ayaa lagu soo darin ciyaaryahanada kooxda Barcelona ee Supercopa de Espana clugtiisa labaad ee ka dhaci doono garoonka  Estadio Santiago Bernabeu, Tababare  Ernesto Valverde ayaa yeertay ciyaaryahanada  Rafinha iyo Thomas Vermaelen iyadoona uu ka tagay ciyaaryahankan waayo araga ah . Barcelona ayaa lugtii hore waxaa looga badiyay  3-1 waxaana macalinka uu soo magabay: Marc-Andre […]

Continue reading …
Ma dhacdey in 8 ciyaaryahan oo Len-up ah ineey ka tageen hal mar koox yeesa ku dhacdey jeenyo ka hor ??

Sanadkii 2011 waxaa iskaga tagay naadiga kubada cagta S ITT Daalo ciyaariyahan axmed tahliil cali iyo daauud c,laahi tubaal waxeena ku biireen naadiga gaheyr sanad kadib naadiga waxa ee ka soo saareen saria B waxaana loo baxiye naadigii gaheyr magaca ll bb jeenyo Maamulka naadiga jeenyo ayaa ka cod saday in naadiga ee ku soo […]

Continue reading …
Rasmi: Balotelli, Sneijder oo seegi doonan kulanka Napoli

  Kooxda Nice ayaa shaaca ka qaaday in ciyaaryahanada  Mario Balotelli iyo Wesley Sneijder ay seegi doonan kulanka Naboli Tabare Lucien Favre  ayaa sheegay Balotelli uu qabo dhawac xaga jilibka ah isagoo seegi doono kulan ciyaaredka ka dhaci doono San Paolo, Nice squad to face Napoli: Goalkeepers: Cardinale, Benitez, Clémentia Defenders: Souquet, Burner, Le Marchand, Sarr, Jallet, […]

Continue reading …
Cristiano Ronaldo oo la ganaxay kulumo badan

Gudiga Anshaxa xairiirka kubada cagta dalka Spain ayaa soo saaray shan kulan oo ganaax oo lagu riday ciyaaryahanka kooxda Real Madrid  Real Madrid  Cristiano Ronaldo kadib markii uu gacanta ku riixay garsoore  De Burgos Bengoetxea dhamaadka ciyaartii ka Spanish Super Cup ee ka dhacaday Camp Nou. Ciyaaryahanka ka soo jeeda magalada  Madeira ayaa seegi doono kulamada lugta […]

Continue reading …
Philippe Coutinho oo laga reebay xulka Liverpool ee kulanka  Hoffenheim

Philippe Coutinho ayaa laga reebay kuylanka  Liverpool ee tartanka Champions League play-off la ciyaari doonan Hoffenheim.  25-sano jirkan ayaa kooxdiisa waxa ay diiday 100m euros (£90m) oo u gaartay kooxda  Barcelona waxaana uu seegay kulankii Premier League ee  Watford isagoo qabo dhaawac.   Liverpool squad: Alexander-Arnold, Moreno, Lovren, Milner, Wijnaldum, Henderson, Can, Mane, Salah, Firmino, Kent, Solanke, Origi, […]

Continue reading …
Baro :Boqoradii koobabka ee Qaarada Africa

Wa Hubaan qaarada Africa waxay ay ku soo hormareysaa ciyaaraha kubada cagta  lakiin aan ku ogaano warbixintaan ciyaaryahanandii ugu koobabka badnaa ee ka soo ciyaareen Europe. 5. Kolo Toure- 10 Trophies   Arsenal Premier League: 2003–04 FA Cup: 2002–03, 2004–05 FA Community Shield: 2002, 2004 Manchester City Premier League: 2011-12 Celtic Scottish Premiership: 2016-17 Scottish League […]

Continue reading …
Manchester City ayaa tilaabo kala u qaaday laacibka kooxda  Arsenal Alexis Sanchez.

Kooxda labada mar ku guuleystay horyaalka Premier League ayaa si wayn waxay u raadineysa laacibka reer Chile iyadoona kooxda  Gunners macalinkeda  Arsene Wenger uu sheegay in laacibkan uusan beec aheyn . 28-sano jirkan ayaa waxaa dhici doonaa hishiiska uu kula joogo garoonka  Emirates waxaana suurto gal ah in  Sanchez uu ku biiro kooxda City . […]

Continue reading …
Goolhahii Qaranka Somaliya Mustaf Oo ka Tagay Jeenyo

Goolhayahii qaranka Somaliya iyo kooxda Jeenyo Mustaha Nakuja oo maanta ku dhawaqay in uu ka tagay kooxda kubada cagta ee Jeenyo . Ciyaaryahankan ayaa ka mid ah todobo ciyaaryahan oo la sheegay in ay warqadahooda ka qateen kooxda Jeenyo Mustaf ayaa laga yabaa in uu ku biiri midkood kooxaha Heegan,Dakada iyo Banaadir Sports Clup .

Continue reading …
Page 1 of 50123Next ›Last »