Home » Archives by category » Africa
Habaar kugu dhac” John Obi Mikel’ maanta oo kale ayay ku beegan tahay goolka kaliya ee uu u dhaliyay Chelsea 240-kulan

Habaar kugu dhac” John Obi Mikel’ maanta oo kale ayay ku beegan tahay goolka kaliya ee uu u dhaliyay Chelsea 240-kulan

Kubad sameeyihii hore ee Kooxda Chelsea John Obi Mikel ayaa taariikh xun ka sameeyay tartanka English Premier League, kaddib markii uu shabaqa tagay kulan Ciyaareed dhex maray Kooxaha Magaalada London ee Chelsea iyo Fulham.   Laacibka Kooxda Tianjin TEDA ee dalka Shiinaha Mikel Obi John ayaa u saftay Kooxda Blues 185-kulan oo Ciyaaraha Premier League, […]

Daawo Muuqaalkan dagaaladii ay sameyeen Messi, Ronaldo, Cavani, Neymar, Rojo, Lukaku, Kooxo iyo Garsoorayaal sanadan 2017

Kubada Cagta ayaa ah meesha ugu dareenka kulul bini’aadamka marka ay timaado xilliyada lagu jiro garoonka, taas oo Ciyaariyahanka uusan fiirinaynin Walaal, Qaraabo, Xigto, Diin iyo Midib.     Muuqaalka soo socda waxaad ku daawan doontaa qaar ka mid ah dhacdoyinkii ugu yaabka badnaa ee ka dhex dheca garoomada Kubada Cagta ku waas oo xitaa […]

Continue reading …
DEG DEG:- kulankii u dhexeeyay kooxaha Jeenyo Iyo Banadir Sports Club oo la baajiyay

Xiriirka kubadda cagta oo ku dhawaaqay in la baajiyay kulankii u dhaxeeyay kooxaha Jeenyo Iyo Banadir Sports Club, kaas oo qayb ka ah Koobka Janaraal Daa,uud.   Xiriirka kubadda cagta dalkeenna Soomaaliya ayaa shaaciyay in ay baaqatay kulankii dhexmari laha kooxaha Banaadir SC iyo Jeenyo kaa oo ka tirsana tartanka Koobka Janaraal Da’uud, kaddib markii […]

Continue reading …
Shanta ciyaaryahan ee Africa ee ugu shidan Yurub

Africa waxaa soo mareen ciyaryahano sameen badan ku leh ciyaaraha kubada cagta ,iyadoona hada horyaalada yurub ay ka ciyaaryahano badan balse aan idiin soo qabto shanta ugu shidan 5. Riyad Mahrez – Algeria and Leicester City   4. Mohamed Salah – Egypt and Liverpool 3. Eric Bailly – Ivory Coast and Manchester United 2. Sadio Mane – Senegal and […]

Continue reading …

kulan wacan saaxibyaal,waxaa halkaan idin kugu soo gudbin doonaa warrakii ugu danbeeyay ee ciyaaraha Somalida iyo Caalamka. HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA WARKA

Continue reading …
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda,maanta oo Axadd ah,9-10-2017

kulan wacan saaxibyaal,waxaa halkaan idin kugu soo gudbin doonaa wararkii ugu danbeeyay ee suuqa kala iibsiga ciyaaryahanada maanta oo khamiis ah. HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA WARARKA

Continue reading …
Waxaa dhawaan magaalada muqdisho soo gaari doono Injineero dhameystiraya Iftiiminta Garoomada kala ah Jaamacadaha iyo Banaadir  kuwa oo nalal waa weyn lago xire doona.

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta ayaa shaaca ka qaaday in uu heer gabagabo ah marayo qorshe balaaran oo muddo socday oo nalal waaweyn lagula rakibayo garoomada kubada Cagta, waxaana dhawaan dalka soo gaari doona Injineero u dhashay dalka Jarmalka oo howshaas u xil saaran.   War saxaafadeed uu soo saaray agaasimaha warfaafinta xiriirka kubada cagta […]

Continue reading …
Deg Deg: 35-sanno kaddib Ciyaartii Fiinaalaha tartanka Degmoyinka oo la rabay in caawa la Ciyaaro oo,,,

War saxaafadeed kasoo baxay maamulka Sportiga gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in uu baaqday kulan Ciyaareedkii adkaa ee u dhexeeyay Degmoyinka Waaberi iyo si la mid ah Degmada Hodan, kaas oo ahaa kama danbaysta tartanka Degmoyinka gobolka Banaadir.     Ciyaarta kama danbaysta ee Degmoyinka Waaberi iyo Hodan ayaa sida uu ahaa qorshaha xiriirka soomaaliyeed ee […]

Continue reading …
Xasan Wiish: Waxaan Deeq Waxbarasho oo Heer Jaamcadeed ah U Helnay 129 Ciyaartoy

Guddoomiyaha Ciyaaraha Gobolka Benaadir ahna Garsoore heer Caalami Xasan Aadan Xaaji Yabarow “Wiish” oo aan la yeelannay wareysi gaar ah ayaa noo xaqiijiyay in 129-ciyaaryahan oo ka qeybgalay taranka degmooyinka gobolka Banadir ay u heleen deeqa waxbarasho oo heer jaamacadeed misna lacag la’aan ah.   Illaa 129-ciyaartow oo ka mid ah 391-ciyaaryahan oo ka qeybgalay […]

Continue reading …
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda,maanta oo Isniin  ah,04-09-2017

kulan wacan saaxibyaal,waxaa halkaan idin kugu soo gudbin doonaa wararkii ugu danbeeyay ee suuqa kala iibisga ciyaaryahanada maanta oo khamiis ah. HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA WARARKA  

Continue reading …
Page 1 of 7123Next ›Last »