Home » Archives by category » Africa (Page 2)
Wiil Somali Ah oo Ku Guuleystay Tartan Caalami ah

caalami ah Isniin, Augusto, 28, 2017 (HOL)  -Maxamed Amiin Baryare Cali oo ah wiil Soomaaliyeed ayaa ku guulaystay tartan orod oo caalami ah oo ka dhacay magaalada Bedford ee dalka Ingiriiska , isla markaana loo qabtay dhalinyarada ay da’doodu ka hoosayso 15-ka sano jirka. Wiilkan yar oo soo jiitay indhaha caalamka ayaa horey ugu guulaystay orodada […]

Continue reading …
Ma dhabbaa in C/casiis Maxamaed Catoosh uu ku biiray Kooxda Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee,,,+sawirro

Qaar ka mid ah baraha bulshada ayaa lagu baahiyay in kubad sameeyihii hore e Kooxda LLPP Jenyo C/casiis Maxamaed Catoosh uu ku biiray Kooxda Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Heegan.   24-sano jirka Heerka Caalami ee Wadanka Soomaaliya Catoosh ayaa lasoo dhigay qaar ka mid ah Baraha Bulshada gaar ahaan qaybta Facebook-ga xilli uu darfaha hayo […]

Continue reading …
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda,maanta oo Arbaco ah.

kulan,wacan saaxibyaal waxaa halkaan ka daawan doontaan wararkii ugu danbeeyay ee ciyaaraha. HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA WARARKA

Continue reading …
FIFA oo ka tacsiyadaysay geeridii ku timid ALLAHA u naxariistee Marxuum Osman Jaamac Diraac

Madaxweynaha FIFA, Gianni Infantino, ayaa fariin tacsi ah usoo diray xiriirka kubada cagta Somaliya, kadib dilkii dhawaan loo geystay gudoomiyihii garsoorasha soomaaliyeed, Osman Jama Diraa.   Madaxweynaha qaaliga ahoow waxaan kaaga tacsiyayneynaa geeridii aan maqalnay ee uu nooga baxay Osman Jama Diraa, kaasi oo qeyb ka ahaa gudiga fulinta ee xiriirka kubada cagta soomaaliya sido […]

Continue reading …
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda,maanta oo Talaado ah

kulan wacan saaxibyaal,waxaa halkaan idin kugu soo gudbin doonaa,wararkii ugu danbeeyay ee suuqa kala iibsiga ciyaaryahanada. HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA WARARKA

Continue reading …
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda,maanta oo Sabti ah

kulan wacan saaxibyaal,waxaa halkaan idin kugu soo gudbin doonaa wararkii ugu danbeeyay ee suuqa kala iibsiga ciyaaryahanada. maanta,waxaa inoo warami doono wariye Maxamed Cabdi Muudeey.   HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Continue reading …
DAAWO: Taariiqda kooban xidiga khadka dhexe kooxda Dekedda fc Axmed Xasan Macaani.

Waxaan idin soo gudbineyna taariiqda kooban xidiga khadka dhexe kooxda Dekedda Fc Axmed Xasan Macaani kaasoo lagu tiro midka ugu wanaagsan qalbada dhexe.   Websidka Goolasha ayaa idin fududeeynayo wax walibo aad ugu baahan tahay ciyaaraha dalka Soomaaliya iyo xog waliba ku saabsan xidigaha dalkeyna.   Waana qalinkii Cabdifitaax Cabdirashiid Abuukar(Nani)     waxaana wadajir […]

Continue reading …
Shibis oo guulasatay iyo Shangaani oo guuldaradii labaad la kulantay, Hodan iyo Dharkeenlay muxuu kusoo dhamaaday kulankooda

Kooxaha Shangaani iyo Shibis ayaa galabta ku Ciyaaray garooka Banaadir Stadium, halkaas oo ay si qurux badan kaga socdaan Tartanka Degmoyinka Gobolka Banaadir sanada 2017-ka.   Labada Koox oo ay ku jiraan Group A ayaa ahaa kulan aad u xiiso badan oo ay kasoo qayb galeen dad wayne aad u faran oo kala taageerayay labada […]

Continue reading …
Taageerayaal ku dhintay garoon kubadda Cagta ah oo ku yaalla Koofur Afrika

Labo taageerayaal kubadda cagta ah ayaa ku dhintay kulan ka tirsanaa koobka Carling Black Label Cup ee u dhexeeyay Kaizer Chiefs iyo Orlando Pirates oo ka dhacayay garoonka FNB stadium. Kulankan oo loogu magac daray Soweto Derby waa kulanka la sugo taariikhda in uu ka dhaco horyaalka Koofur Afrika, waxaana tikidhada kulanka lasii iibsaday Toddobaad […]

Continue reading …
Heegan oo galabta guul ka gaartay Muqdisho United, xilli ay soo fariisatay booska,,,,

Kooxda Kubada Cagta ee Heegan ayaa galabta guul ka gaartay dhigeeda Muqdisho United, Ciyaar galabta ka dhacday Garoonka da,ada wayn ee Banaadir Stadium.   Kulanka ayaa qaybtii hore kusoo gaba_gaboobmay bar baro gool la,aan ah 0-0, hase yeeshee wada tashiyo laba dhinac kaddib, qaybtii labaad ee dheesha Kooxda Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Heegan ayaa la […]

Continue reading …