Home » Archives by category » Africa (Page 3)
Kaddib guushii ay ka gaartay Jeenyo’ Kooxda Banaadir oo soo gashay booska labaad ee Horyaalka

Kooxda Kubada Cagta ee Banaadir SC ayaa galabta guul ka gaartay dhigeeda LLPP Jenyo Ciyaar ku dhamaatay 3-0.   Kulankaan oo loogu magacdaray Derby Warta Nabada ayaa ahaa mid aad u xiiso badan, walool labada Koox ah ka kala maqnaayeen xiddigahooda Joogtada.   Kulanka ayaa qaybtii hore kusoo dhamaaday bar baro goolal la,aan ah 0-0, […]

Continue reading …
Alvaro Morata oo iska hilmaamay Maraaxilaha xaga suuqa, xilli Xaaskiisa cusub ee Alice Campello ay fasax ku joogaan meelo ku dhow xeebaha Soomaaliya,+sawirro

Laacibka diirada u saaran Kooxda Manchester United ee Alvaro Morata ayaa fasaxa Xagaaga u aaday Jaziirada Seychelles ee dhacda Bariga Africa, gaar ahaan Badwaynta Indian Ocean.   Xiddiga heerka Caalami ee Wadanka Spain Alvaro Morata ayaa bisha Malabka kula qaadanaya xaaskiisa cusub ee Alice Campello Jaziirada Seychelles ee Badwaynta Indian Ocean, kaddib markii uu dhawaan […]

Continue reading …
Guddomiyihii Sportiga Degmada Wadajir oo u geeriyooday qaraxii dhawaan ka dhacay Xarunta Degmadaas

Waxaa shalay Degmada Wadajir lagu aasay Allaha u naxariistee Godomiyihii isboortiga ee Degmadaas Maxamed Macalimuu Catoosh, oo qarax ka dhacay dhawaan Xarunta Degmada uu kasoo gaaray dhawac dhanka Madaxa.   Gudoomiye Macalimuu ayaa dhaawiciisa lagu dabiibayay isbitaalka Degfeer ee Degmada Hodan, hase ahaatee habeenimadii Jimcaha uu u geeriyooday dhaawicii soo gaaray 20-kii bishan.   Qaar […]

Continue reading …
Koobka Confederations Cup-ka iyo xiddigaha Xulka qaranka dalka Cameroon ugu qayb galaaya 

Koobka Confederations Cup-ka iyo xiddigaha Xulka qaranka dalka Cameroon ugu qayb galaaya 17-ka bishan waxaa magaaloyinka wadanka Ruushka ka bilaaban doona tartanka Confederations Cup oo xagaagan ay ka qayb galayaan ilaa iyo 8-koox oo loo qaybiyay laba Group.   Group 1-aad waxaa kusoo wada baxay Wadamo ay ka mid yihiin Russia, New Zealand, Portugal iyo Mexico, […]

Continue reading …
Ciyaartoyda Muqdisho City oo wac daro kadhigaya Dalka Kenya ciyaaryaha caasimada Afrika

Xidigaha kubbadda kolayga Muqdisho City ee ka qeyb galaya tartanka caasimadaha bariga iyo bartmaha Afrika ee (Africa City Challenge) ayaa wacdaro ka dhigay Magaalada Nioribi ee dalka Kenya.   Kulankii kowaad waxa ay la ciyaareyn dhigooda MOMBASA CITY waxayna ugu badiyeen 62-83,iyagoo soo bandhigay ciyaar ay u riyaaqeyn taageerayaasha ku suganaa garoonka kubbadda koalyga Nyayo […]

Continue reading …
Daawo Muuqaalkan’ sida Caruurta yar yar ay ugu ilmaynayaa aragtida iyo la kulanka Cayaariyahanada, Messi, Ronaldo, Neymar, Totti, Eto,o, Pique iyo kuwa kale

Kubada Cagta Waa Hiwaayad ay inta badan bulshadu aad u jeceshahay gaar ahaan Caruurta sida aad ka dheehan karto muuqaalkan soo socda.     Laacibiinta aduunka ugu magaca dheer sida Totti, Eto,o, Ronaldo, David Luiz, Gerard Pique, Neymar Jr, Lionel Messi iyo kuwa kale ayaa ka ilmaysiiyay Caruurtan, wallow ay kala mudan yihiin sida ama […]

Continue reading …
Ahmed Musa oo doonaayo in uu isaga tago kooxda   Leicester City hadaba halkuu ku wajahan yajay wiilka reer nigeria.

Ahmed Musa ayaa lagu soo waramayaa in uu ogolaaday in uu isga dhaqaaqo kooxda ka dhisan horyaalka England ee Leicester City iyadoo la sheegay kooxda uu ku biiri rabo xidigaan. kooxda reer Turky ee fenerbach ayaa dalab ka soo gudbisay wiilka waqtiga yar ku qaatay garoonka king powre stadium ee Ahmed Muusa,  waxaa laga yaabaa […]

Continue reading …
Qaar kamid ah garsoorayasha heerka caalami ee dalka Soomaaliya oo maanta ka soo muuqan doona Kampaala ee dalka Uganda.

Maanto oo sabti ah Magaalada Kampaala Ee Caasimada Dalka Uganda waxa kasoo muuqan doona Qaar ka mid ah Garsoorayasha Soomaliyed oo dhex dhexadin dona kulan aad u xiiso badan. Garsoorayashan oo u diiwangashan Xiriirka kubadda cagta ee dalka Soomaaliya ayaa Malintii Arbacadii ka amba baxay Magaalada Muqdisho waxana la filaya in ay dhex dhexadiyaan Kulan […]

Continue reading …
Kulan ay wada yeesheen guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta iyo xiddigii hore qaranka Ismacil Diyeshe oo wax badan looga hadlay(+SAWIRRO)

(Amsterdam) 01 june 2017.Magaalada Amsterdam ee dalka Holland ayaa waxaa kulan kuwada yeeshay guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta ee Soomaaliya Mudane Cabdi Qani Siciid Carab iyo ciyaaryahankii hore ee qaranka Somaaliya Ismail Mohamed Omar Ali kulankaasi ayaa waxaa looga hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa oo xiriirka kubadda cagta laga saacidi lahaa in qarankeena uu helo xidigaha wata magaca iyo […]

Continue reading …
ramadan wanaagsan: La soco taxaaha ciyaaryahanada Muslimiinta ee bisha barakeysan ee Ramadan

Dhamaan akhristayaasha Somaliska iyo Muslimiinta Sweden iyo kuwa caalamka waxaan ugu bishaaraynaa ramadaan kareem. Muslimiinta dunida ayaa maanta u wada sooman maalinta koowad ee bisha ramadaanka . Goolasha.net waxey u balan qadeysaa macamiheeda inaan idiin soo gudbin doono taxanaha ciyarahaada musliminta iyo bisha barakeysan ee ramadan .

Continue reading …