Home » Archives by category » Africa (Page 6)
Algeria oo tababare cusub ku dhawaqday

Algeria ayaa u magawaday Lucas Alcaraz macalinka joogtada ah ee qaranka waxaana uu noqonaya macalinka afaraad mudo 13 bilood gudaheed . Macalinkan ayaa laga ceyriyay maalintii isniinta shaqada Granada, kadib markii kooxdan uu ku hogaamiyay kaalinta ugu hoseysa ee horyaalka Spanish La Liga. 50-sano jirkan ayaa waxa uu badalay korsigii macalinkii hore ee qaranka Belgian […]

Continue reading …
Nice Oo Xaqiijiyey iney xagaaga soo Socda ka dheeli doonto Champions League

Ninka Khadka dhexe ka dagaalama ee reer #Ivory Coast Jean Michael #Seri oo Kooxdiisa Nice u Xaqiijiyey iney xagaaga soo Socda ka dheeli doonto Champions League markii 2 gool qeybtii danbe yimid u saxiixey kooxdiisa oo Ciyaar soo laabasho ahayd 3-1 uga taqalustey kooxda Nancy. Kooxdan uu u Ciyaaro weeraryahanka Xanaaqa badan ee Balloteli ayaa […]

Continue reading …
Kooxaha Elman,Heegan Iyo Jeenyo Oo Ku Guleystay Abaalmarinadii Bishii Maarso Horyaalka Soomaliya

Kooxaha kubbadda cagta Elman,Heegan iyo Jeenyo ayaa ku guleystay abaalmarinadii Bisha Maarso Horyaalka Soomaliya 2016-2017.   Macalinka hogaamiyo kooxda kubbadda cagta Elman Robert Mayanga ee u dhashay dalka Uganda ayaa guleystay abaalmarinta Macalinka bishii Maarso,ka dib markii ay kooxdiisa elman bandhig wanaagsan lasoo baxday horyaalka Soomaliya 2016-2017.   Mayanga oo elman hogaaminaya tan iyo bishii […]

Continue reading …
Xulka Qaranka Soomaliya iyo Kooxda Banaadir SC oo galabta Ciyaari doona kulan,,,

Xulka qaranka Soomaliya iyo kooxda Banaadir SC ayaa ciyaar xiiso band oo saaxiibtinimo kuleh garoonka jaamacaha degmada,xili xidgo badan oo Banaadir SC ay kasoo muuqandoonaan saf ciyaareedka xulka qaranka.   Wiilasha xulka qaranka ayaa sanadka ka qeyb galaya koobka chan oo ah koobka labaad ee laga ciyaaro qaarada afrika waxaana ciyaaro ciyaartooyda ka ciyaartooyda horyaalada […]

Continue reading …
AS Monaco Oo Guuldaro Xanuun Badan Dhabarka U Saartay Borussia Dortmund Oo Marti Loo Ahaa, Mucjisada Kylian Mbappe Oo Taariikh Cusub Dhigay Iyo Kulanka Lugta Labaad Oo Dortmund Culaysku Saaran Yahay.

Kooxda AS Monaco ayaa Borussia Dortmund ku soo garaacday garoonkeeda Signal Iduna Park muddo 24 saacood ah kadib markii buska Dortmund la qarxiyay waxayna AS Monaco guushan ku gaadhay 3:2. Mucsiyada ree France ee  Kylian Mbappe ayaa markale indhaha aduunka ku xaday laba gool wuxuuna muujiyay in gool dhalintiisu ayna nasiib ahayn balse uu leeyahay […]

Continue reading …
Sky Sports Oo Shaaciyay Taariikhda Iyo Waqatiga Toban Kulan Oo LIX Maalmood Oo Xidhiidh Ah La Ciyaarayo Iyo Kulamadan Oo Go’aamin Doona Kaalmaha Sare Ee Koobka Premier Leaque-ga.

Sky Sports ayaa si aan looga baran u shaaciyay toban kulan oo ay si toos ah u baahan doonaan lix maalmood oo xidhiidh ee kulamada Premier Leaque-ga lagu soo gabagabayn doono bisha May. Kooxdaha hogaanka Premier Leaque-ga haysa ee Chelsea iyo kooxda ugu soo xigta ee Tottenham ayaa lix maalmood gudahood ciyaari doona min laba […]

Continue reading …
Ha Sugin Kulanka El Clásico… Neymar Oo Seddex Kulan Ganaax Qoorta Loo Suray

Neymar ayaa seegi doona kulanka ugu adag horyaalka La Liga ahna kulanka loogu jecelyahay dunida waama kulanka ay Barca iyo Real Is arki doonaan 23-ka bishan April oo ay ku wada ciyaari doonaan garoonka los Blancos ee Sanitago Bernabeú. Xiriika kubada cagta ee Spain ayaa go’aansadeen in Neymar uu garoomada ka maqnaado ilaa seddex kulan ka […]

Continue reading …
“Uma Qlamaan In Ay Xirtaan Fanaanada Kooxda Barcelona” Rio Ferdinand Oo Ka Dib Ciyaarta Daleeceen U Jeediyay Xidigo Ka Tirsan Kooxda Bracelona

Halyeeygii hore kooxda Manchester United Rio Ferdinand ayaa daleeceen dusha u saaray shan ama lix xidig u ciyaarta kooxda Barcelona ka dib ciyaartii 3-0 ay Juva kala kulmeen lugta koowaad tartanka Champions legaue. Qeybta hore ee ciyaarta Paulo Dybala ayaa labo gool ka dhaliyay halka goolka kale daqiiqadii 55-aad ee ciyaata uu Giorgio Chiellini madaxa ugu shubay kooxda […]

Continue reading …
Liverpool-Oxlade Champerline, Navas – Sevilla & Dhamaan Waxyaabihii Ugu Danbeeyay Suuqa Kala Iibsiga Duhurnimadan

Arsenal ayaa dooneysa in ay bixiso £200m xili ciyaareydka soo aadan si ay u xaliso dhibaatooyinka haysta sidoo kale waxaa dab kale kusii shidaya joogitaanka Arsene Wenger, si kastaba Wenger ayaa xiriir wanaagsan la leh madaxa ugu sareeya Gunners  Ivan Gazidis kaasoo hatan 67-sano jirkan go’aan ka gaari doona mastaqbalkiisa. Wenger ayaa ku hami weyn in uu […]

Continue reading …
Henrikh Mkhitaryan Oo Taageero U Muujiyay Kooxda Borussia Dortmund Ka Dib Qaraxii Ay Xalay La Kulmeen

Henrikh Mkhitaryan ayaa muujiyay taageeraha uu u haayo kooxdiisa hore ee Borussia Dortmund ka dib markii ay xalay gaariga ay wateen qarax uu ka ag dhacay. ciyaartoyda iyo ilaalada kooxda reer Bundesliga ayaa usoo dhaqaaqeen garoonka Signal Iduna Park si ay sideed dhamadka taratnka champions league ay ula ciyaaraan kooxda reer France ee Monaco kuwaasoo gaarigi ay wateen […]

Continue reading …