Home » Archives by category » Bundesliga
LIVE: Liverpool 3-1 Hoffenheim (Emre Can + Mahamed Salah)

LIVE: Liverpool 3-1 Hoffenheim (Emre Can + Mahamed Salah)

  SHAXHAA RASMIGA AH EE LABADA NAADI LIVERPOOL:Mignolet, Alexander-Arnold, Parajumpers Vest Matip, Lovren, Parajumpers Homme Moreno, Henderson, NMD Emre Can, Wijnaldum, Sadio Mane, Mohamed Salah, nike free run 2.0 homme Firmino. KAYDKA:Karius, Klavan, Washington State Cougars Gomez, Milner, Solanke, Robertson, Canada Goose Ontario Parka Sturridge. HOFFENHEIM: Baumann, Kaderabek, Nordtveit, New Balance 996 femme Demirbay, Wagner, […]

Tababare Peter Bosz : Pierre-Emerick Aubameyang “aad ayaan ugu faraxsanahay” Borussia Dortmund

Tababaraha Borussia Dortmund Petr Cazran ayaa shaaca ka qaaday in weeraryahanka kooxda Pierre-Emerick Aubameyang uusan soo bandhigin wax calaamad ah oo aan ku faraxsaneyn kooxda.   28 jirkaan ayaa qirtay isbuucaan inuu dareemay ‘wareer iyo niyadjab’ ka dib markii uu ku guuldareystay inuu ka tago Westfalenstadion xagaagii. Aubameyang ayaa 61 gool u dhaliyay Dortmund tan […]

Continue reading …
Liverpool oo xiiseyneysa difaaca RB Leipzig Dayot Upamecano.

Liverpool ayaa muujisay xiisaha ay uqabto daafaca Rip Leipzig Dayot Upamecano, sida lagu sheegay warbixin.   18 jirkaan ayaa qaab ciyaareed cajiib ah tan iyo markii uu ku biiray kooxda ka dhisan Bundesliga ka dhisan ee Austria ka dhisan Red Bull Salzburg bishii Janaayo 2017, waxaana la rumeysan yahay inuu ka mid yahay kooxo badan […]

Continue reading …
Bayern Munich oo kula biiraysa dhigeeda United dagaalka loogu jiro Cayaariyahan,,,

Kooxda Kubada Cagta ee Bayern Munich ayaa dareenkeeda u weecin doonta Cayaariyahanka Khadka dhexe ee Kooxda SS Lazio Sergej Milinkovic-Savic.   Kooxda Bundesliga ee Bayern ayaa kula biiraysa dhigeeda Manchester United raacdada loogu jiro kubad sameeyaha dhexe ee Kooxda Biancocelesti Milinkovic-Savic, ka hor dhamaadka xagaagan.   Saraakiil ka tirsan Kooxda Munich ayaa daawaday kulankii xalay […]

Continue reading …
Arsenal iyo Borussia Dortmund oo daafac u ciyaara kooxda Marseille ee.

Arsenal ayaa indhaha ku heysa daafaca dambeedka bidix Marseille Christopher Rocchia, sida lagu sheegay warbixin.   Kabtanka 19-jirka ah ee kooxda martida u ah ee Faransiiska ah ayaa ka mid ahaa ciyaartoydii ku guuleystey koobkii Coupe Gambardella – taas oo u dhiganta FA Youth Cup – xagaagan.   Si kastaba ha ahaatee, Rocchia ayaa ka […]

Continue reading …
James Rodriguez oo xalay wax cajiib ah ka sameeyay Bundesliga

Xiddiga heerka Caalami ee Wadanka Colombia James Rodriguez ayaa dib u furtay Koontadiisa xaga goolasha, kaddib markii uu xalay dhaliyay goolkiisii ugu horeyay ee Bundesliga.   Kooxda Bayern Munich ayaa 3-0 kaga adkaatay dhigeeda Schalke 04 Ciyaar ka dhacday garoonka VELTINS-Arena, xilli saxiixooda cusub ee Corentin Tolisso uu caawiye ka ahaa goolkii James.   Cayaariyahan […]

Continue reading …
Manuel Neuer oo la xaqiijiyay inta bil uu garoomada ka maqnaan doono

Kooxda Kubada Cagta ee Bayern Munich ayaa xaqiijisay goolhayeheeda Manuel Neuer uu garoomada ka maqnaan doono ilaa iyo bisha Janaayo, kaddib dhaawac dhanka jilibka.   31-sanno jirka heerka Caalami ee Wadanka Germany Neuer ayaa wajahaya dhaawac dhanka jilibka, intii lagu guda jiray tababarka Kooxdiisa subaxnimadii hore ee Talaadadii.   Goolhaye Manuel Neuer ayaa lugta ka […]

Continue reading …
Saxafi u dhashay dalka Spain oo war farxad leh u sheegay Real Madrid, Muxuu yahay warkaas?….

Saxafiga Spain ee Guillem Balague ayaa sheegay in weeraryahanka Bayern Munich Robert Lewandowski inuu isku dayi doono wax walba oo uu sameyn karo si uu ugu dhaqaaqo Real Madrid xagaaga soo aadan. Mid ka mid ah weeraryahanada ugu qatarsan kubada cagta Yurub, Lewandowski ayaa dhaliyay 119 gool 154 kulan oo uu u saftay Bayern tan […]

Continue reading …
Milkiilaha Kooxda  Tianjin Quanjian oo xaqiijiyay in Janaayo oo ah marka dib uu u furmi doono Suuqa kala iibsiga aysan u dhaqaaqi doonin Pierre-Emerick Aubameyang.

Tianjin Quanjian ayaaa beenisay in ay markale soo cusbooneysiisay xiisihii ay u qabtay Xidiga Borussia Dortmund ka tirsan ee Pierre-Emerick Aubameyang. Aubameyang ayaa intii uu furnaaa suuqa xaaga lala xiriirinayay in uu u dhaqaaqi doono Horyaalka China, sidoo kale AC Milan ayaa soo bandhigtay rabitaanka ku aadan Ciyaaryahankan ka horta inta aysan Dortmund xaqiinin uu […]

Continue reading …
Manchester City oo isha ku heysa xidig muhiim ah xili ay dagaal kala kulmeyso qaar kamid ah kooxaha Primear League.

Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay indhaha ku hayaan Robert Lewandowski iyadoo ay soo jeedinayaan in weeraryahanka uu diyaar u yahay inuu ka tago Bayern Munich bisha Janaayo.   Xiddiga heerka caalami ee dalka Poland ayaa qeyb muhim ah ka ahaa kooxda ka dhisan Bundesliga tan iyo markii uu ku biiray Borussia Dortmund 2014. […]

Continue reading …
Page 1 of 21123Next ›Last »