Home » Archives by category » Bundesliga (Page 2)
Liverpool uu ku dhaw ineey ku fashilanto saxiixa xidiga Timo Werner.

Xiddiga diirada u saaran Liverpool ee Timo Werner ayaa ku dhow inuu heshiis cusub u saxiixo RB Leipzig, sida laga soo xigtay wargeyska Mirror. Tababaraha Reds Jurgen Klopp ayaa isha ku haya inuu xoojiyo weerarkiisa, waxaana uu u calaamadeystay xiddiga heerka caalami ee dalka Jarmalka, inkastoo Real Madrid ay sidoo kale xiiseyneysay 21 sanno jirkaan. […]

Continue reading …
Franck Ribery oo ku faanay diintiisa Islaamka, kaddib markii uu diiday in uu Cabo Qamri,+ sawirro

Kooxda Bayern Munich ayaa 3-0 ku garaacday kooxda Anderlecht kulan ka tirsan tartanka Champions League, habeenkii Talaadada.   Xiddigaha Robert Lewandowski, Thiago Alcantara iyo Joshua Kimmich ayaa shabaqa tagay, ka hor inta uusan Cayaariyahan Sven Kums noqon Ninkii ugu dhaqsiyaha badnaa ee qaata Casaan kulankii Munich iyo Anderlecht.   Maalin kaddib ololahooda Champions League oo […]

Continue reading …
Arsenal iyo Roma oo doonaya saxiixa Cayaariyahan Benedikt Howedes

Wakiilka Cayaariyahan Benedikt Howedes ayaa saaxafada u sheegay in Kooxaha Arsenal, Roma iyo Leicester City ay doonayaan adeega ciyaaryahanka ka hor inta uusan ku biirin Juventus.   Daaficii hore ee Kooxda Schalke 04 Howedes ayaa ku biiray Kooxda ugu guulaha badan tartanka italian Serie A, maalintii u danbaysay ee suuqa, kaddib markii qaab deen ah […]

Continue reading …
Kooxaha Real Madrid iyo Liverpool oo ku dagaalamaya Weeriryahanka Kooxda,,,

Kooxda Kubada Cagta ee RB Leipzig ayaa ku adkeysanaya in uusan saarneen wax cadaadis ah, kaas oo ku aadan iibinta Cayaariyahan Timo Werner.   Weeraryahanka Jarmalka ayaa si xoogan lala xiriirinayaa Kooxaha Real Madrid iyo Liverpool, ka hor bilowga bisha Janaayo, hase ahaatee Kooxda RB Leipzig ayaa diidan in ay dhagaysto xiisaha ka imaanaya Kooxahaas. […]

Continue reading …
Real Madrid oo xiiseyneysa ciyaaryahanka diirada u saaran kooxda Liverpool kaasoo ah……….

Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay isha ku heyso weeraryahanka kooxda RB Leipzig Timo Werner. 21 jirkaan ayaa sidoo kale lala xiriiriyay Liverpool, kuwaasoo horeyba ula dhaqmay naadiga Jarmalka iyagoo ku heshiiyay inay heshiis la saxiixdaan Naby Keita xagaaga soo aadan. Werner ayaa sidoo kale liiska ugu jira liiska ciyaartoyda Jurgen Klopp, laakiin sida […]

Continue reading …
Sky Blues oo horkaceysa kooxaha kugu qaalisan kubada cagta + liiska oo dhameystiran

kooxda Manchester City oo naadi ahaan noqotay mida ugu qaalisan, marka la eego qiimaha ay ku taagan yihiin laacibiinta ay lacagta badan ka bixisay ee is dul buuxa. Daraasad ay samaysay CIES Football Observatory ayaa lagu ogaaday in ciyaartooyada u safta Man City qiimaha ay ku joogaan uu yahay 775 milyan oo Gini, waxaana ku […]

Continue reading …
Real Madrid oo kula soo biirtay Liverpool raadinta saxiixa weeraryahan Bundeliga ka xamaasha

Real Madrid oo kula soo biirtay Liverpool tartanka loogu jiro saxiixa xiddidaga Germany ee Timo Werner.   21 sano jirkaan heerka caalami oo wacdaro ka dhigay horyaalka Bundesliga xilli ciyaaredkii hore isagoo qaab ciyaared cajiib kusoo bandhigay RB Leipzig, waxuuna noqday gooldhaliyaha ugu sareeya tartanka qaramada Confederation cup-ka ee la ciyaaray xagaagan.   kooxaha ugu […]

Continue reading …

kulan wacan saaxibyaal,waxaa halkaan idin kugu soo gudbin doonaa warrakii ugu danbeeyay ee ciyaaraha Somalida iyo Caalamka. HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA WARKA

Continue reading …
Liverpool iyo Real Madrid oo digtonow ugu jira xaalada Cayaariyahan Lewandowski

Wararka ka imaanaya gudaha wadanka Germany’ Kooxaha Liverpool iyo Real Madrid ayaa ku dagaalamaya adeega Weeriryahanka Kooxda Bayern Munich Robert Lewandowski.   Kabtankii hore ee kooxda Bayern Munich Steffan Effenberg ayaa dhaliilay hanaanka Cayaariyahan Robert Lewandowski, kaddib markii uu dhaleeceeyay siyaasadda suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda ee Kooxda Bayern.   Xiddiga heerka Caalami ee Wadanka Poland […]

Continue reading …
Shaqsi horay ugu soo ciyaaray Bayern Munich  oo usheegay kooxdiisa arin caro ku abuuri karta xiddigaha waaweyn

Ciyaaryahanki hore kooxda Bayern Munich ee Stefan Effenberg oo usheegay in ay iska iibiyaan weeraryahanka kowaad ee naadiga Robert Lewandowski haddii uusan ku faraxsaneen joogista Alliens Arena. Lewandowski oo ucarooday Bayern kadib markii aysan lasoo saxiixan ciyaaryahano cusub inta uu furnaa suuqa xagaaga, balse Effenberg oo usheegay t-online in Bayern ay soo iibsato xiddigo badan […]

Continue reading …