Home » Archives by category » Bundesliga (Page 20)
Manchester United ooo soo bandhigtay qiimaha ay garoonkeeda ku keeni doonta Cayaariyahan Ousmane Dembele

Manchester United waxa ay diyaar u tahay in ay la soo wareegto garabka Borussia Dortmund Ousmane Dembele, sidaas waxaa qortay Jariirada the Sun.   Jose mourinho ayaa isku dayaya in uu lasoo wareegao weeraryahanka koooxda Borussia Dortmund Ousmane Dembele, kaas oo bandhig wanaagsan sameenaya isag oo da’yar ah.   Waxaa laga war hayaa in United […]

Continue reading …
Wax waliba aad ugu baahan tahay kulanka u dhaxeeya kooxaha Real Madrid iyo Bayern Munich, Bavarians oo caawa hileysa xidigiida weerarka ugu ciyaara.

kulanka caawa ugu xiisaha badan waa kan u dhaxeeya kooxda Real Madrid iyo Bayern Munich kulan ka tirsan Tartanka Champion League. Xaqiiqda kulanka: Macalinka kooxda Real Madrid  Zinedine Zidane ayaa caawa wuxuu  xaqiijiyey in uu maqan yahay  ciyaaryahankiisa Gareth Bale xiddiga khadka dhexe kooxda Isoc ayaa caawa laga yaaba inuu buuxiyo booska ciyaaryahan Bale madaamo […]

Continue reading …
Xiddigaha Bayern Munich oo u soo duulay Spain ka hor kulankooda caawa ee Real Madrid ::

Bayern Munich ayaa u soo safartay magaalada Madrid ee caasimadda Spain ka hor kulankeeda CAAWA  ee Real Madrid lugta labaad ee sideed dhammaadka Champions League. Kooxda reer Germany ayaa maanka u heysa guul daradii 2-1 ee looga soo adkaaday garoonkeeda, waxayna dooneysaa inay caawa  jawaab ka bixiso. Bayren Munich ayaa caawa hileysa xiddigiida weerarka ugu […]

Continue reading …
Qaar kamid ah xiddigaha Barcelona oo booqosho ugu tagay isbitaalka xiddiga lagu magacaabo………

Marc Bartra waxaa booqasho ugu tagay saaxiibadiisii hore ee Barcelona Jordi Alba iyo Sergio Busquets isaga oo ka wali kujira ka soo kabashadii dhaawicii ku soo gaaray qaraxii la la eegtay Baskii kooxda Borussia Dortmund. Daafaca waxaa dhaawac uu ka gaaray gacanta kaddib markii qaraxaas uu burburiyey daaqaddii uu xigay ee Baskii Dortmund, markaasoo ay […]

Continue reading …
Kulamad beri laga Ciyaari doono 5-ta Horyaalka ee Yurub, Derby della Madonnina oo waqti hore la Ciyaari doono, kulamada Serie A oo berri lawada Ciyaari doono

Maalinnimada Beri waxaa horyaalada ugu xiisaha badan ka dhici kulo qaar, ku waas oo si gooni ah losoo calaamadeeyay gaar ahaan kulanka Inter ? – ? AC Milan oo waqtiga duhurkii soo geli doona, si la mid ah kulanka La Liga ee Sporting Gijon ? – ? Real Madrid oo isna soo geli doona 5:15-daqiiqo waqtiga muqdisho, […]

Continue reading …
Daawo sida Ciyaartoyda ay u xushmeyaan Kooxohodii hore ay kasoo tageen marka ay gool ka dhaliyayn iyo kuwa aan xushmaynin

Kubada Cagta ayaa ah mid wajiyo badan taas oo maalin walba meel kaa rida Ciyaartoyda, hase ahaatee qaar ka mid ah Xirfadlayda Kubada Cagta ayaa ku farxa marka ay gool ka dhaliyaan Kooxihii ay hore ugu soo Ciyaareen, halka kuwa kale ay u muujiyaan ixtiraamka ay u hayaan Kooxahooda.   Cayaariyahan Cristiano Ronaldo ayaa sanad […]

Continue reading …
Kooxda ugu fiican Champion League oo lasoo saaray iyo Juventus oo afar Ciyaariyahan ku yeelatay

Shabakada Ciyaaraha ee Goal.com ayaa soo saartay sida caadada ahayd liiska Wajiyadii ugu fiicnaa toddobaadkan tartanka Horyaalada Yurub ee Champions League, lugta hore ee wareega Quarter finalka.   Goolhaye Gianluigi Buffon ayaa kusoo bilowday safkaan dhinaca goolka, halka daafacyada ay kala yihiin Leonardo Bonucci, Giorgio Chiellini, Dani Carvajal iyo Yohan Benalouane oo qayb ka ah […]

Continue reading …
AS Monaco Oo Guuldaro Xanuun Badan Dhabarka U Saartay Borussia Dortmund Oo Marti Loo Ahaa, Mucjisada Kylian Mbappe Oo Taariikh Cusub Dhigay Iyo Kulanka Lugta Labaad Oo Dortmund Culaysku Saaran Yahay.

Kooxda AS Monaco ayaa Borussia Dortmund ku soo garaacday garoonkeeda Signal Iduna Park muddo 24 saacood ah kadib markii buska Dortmund la qarxiyay waxayna AS Monaco guushan ku gaadhay 3:2. Mucsiyada ree France ee  Kylian Mbappe ayaa markale indhaha aduunka ku xaday laba gool wuxuuna muujiyay in gool dhalintiisu ayna nasiib ahayn balse uu leeyahay […]

Continue reading …
Sky Sports Oo Shaaciyay Taariikhda Iyo Waqatiga Toban Kulan Oo LIX Maalmood Oo Xidhiidh Ah La Ciyaarayo Iyo Kulamadan Oo Go’aamin Doona Kaalmaha Sare Ee Koobka Premier Leaque-ga.

Sky Sports ayaa si aan looga baran u shaaciyay toban kulan oo ay si toos ah u baahan doonaan lix maalmood oo xidhiidh ee kulamada Premier Leaque-ga lagu soo gabagabayn doono bisha May. Kooxdaha hogaanka Premier Leaque-ga haysa ee Chelsea iyo kooxda ugu soo xigta ee Tottenham ayaa lix maalmood gudahood ciyaari doona min laba […]

Continue reading …
Ha Sugin Kulanka El Clásico… Neymar Oo Seddex Kulan Ganaax Qoorta Loo Suray

Neymar ayaa seegi doona kulanka ugu adag horyaalka La Liga ahna kulanka loogu jecelyahay dunida waama kulanka ay Barca iyo Real Is arki doonaan 23-ka bishan April oo ay ku wada ciyaari doonaan garoonka los Blancos ee Sanitago Bernabeú. Xiriika kubada cagta ee Spain ayaa go’aansadeen in Neymar uu garoomada ka maqnaado ilaa seddex kulan ka […]

Continue reading …