Home » Archives by category » Bundesliga (Page 3)
Arsenal, Chelsea iyo Liverpool oo ku dagaalami doona saxiixa xiddig ka tirsan Bayern Munich

Xiddiga xulka Germany iyo kooxda Bayern Munich Thomas Muller oo la sheegayo in ay lasoo xariireen 3 koox oo ka dhisan horyaalka Premier League inta uu furnaa suuqa xagaaga, kadib marki shaki soo galay mustaqbalkiisa naadiga ka dhisan Allianz Arena. SportsBild oo kasoo warinaya Daily Star oo sheegay in Arsenal, Liverpool iyo Chelsea ay dhamaantood […]

Continue reading …
Chelsea, Juventus iyo Manchester United oo ku dagaalami doona saxiixa ciyaaryahan Liverpool baxsad ka eh

Manchester United iyo Chelsea ayaa isha la raacayo xiddiga ka ciyaara qadka dhexe Liverpool ee Emre Can. Can ayaa heshiiska kooxdiisa uu dhacayaa marka lagaaro bisha January, waana mid lala xiriirinayey udhaqaaqida kooxda Juventus isbuucyadi lasoo dhaafay. Balse wargeyska Tuttosports ayaa hadaa sheegaya in labada kooxod ee ka dhisan Premier League ay aadka uxifaaltaman Reds […]

Continue reading …
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda,maanta oo Isniin  ah,04-09-2017

kulan wacan saaxibyaal,waxaa halkaan idin kugu soo gudbin doonaa wararkii ugu danbeeyay ee suuqa kala iibisga ciyaaryahanada maanta oo khamiis ah. HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA WARARKA  

Continue reading …
Ousmane Dembele oo diiday in lays bar bardhigo isaga iyo Neymar

Saxiixa Cusub ee Kooxda Barcelona Ousmane Dembele ayaa meesha ka saaray hadalada sheega in uu noqon karo bedelka Cayaariyahan Neymar, kaas o qiimihii ugu qaalisanaa ugu dhaqaaqay Kooxda reer Faransa ee Paris Saint-Germain.   Dembele ayaa yimid todobaadyo kaddib Camp Nou markii uu ka tagay Barca Cayaariyahanka reer Brazil ee Neymar, hase ahaatee Jamaahiirta Kooxda […]

Continue reading …
Arturo Vidal oo dib ugu soo laabanaya Serie A, si uu ugu biiro midkood Kooxaha,,,

Kooxaha Inter Milan iyo AC Milan ayaa ku dagaalamaya adeega Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Kooxda Bayern Munich Arturo Vidal.   Sida laga soo xigtay Warsidaha Tuttosport, Qanaaskii hore ee Kooxda Juventus ayaa laga yaabaa inuu ku laabto Serie A, ka hor dhamaadka Xagaagan.   Jariirada kasoo baxda Magaalada Turin ayaa sidoo kale aaminsan in Nerazzurri […]

Continue reading …
kooxda Leicester City oo ku dhaw daafac weyn sido kale waxey ku dhawdahay.

Leicester City ayaa rajeyneysa inay lasoo saxiixato daafaca Bayer Leverkusen Aleksandr Dragovic si amaah ah ilaa iyo dhamaadka xilli ciyaareedkan. Foxes ayaa la soconaya dhawr sano waxaana ay aaminsan yihiin in ay haystaan fursad wanaagsan oo ah inay isaga hor yimaadaan isaga ka hor intaan wakhtiga loo qabtay. sido kale kooxda Leicester ayaa ku dhow inay […]

Continue reading …
DEG DEG:  Borussia Dortmund oo soo bandhigtay lambarka uu xiran doona laacibkeeda Jadon Sancho.

Jadon Sancho ayaa loo dhiibay maaliyada No 7 ee Borussia Dortmund, ka hor inta uusan xirmin ciyaaryahankan ayaa badal u noqon doona booska uu baneeyay laacibka ku biiray kooxda Barcelona Ousmane Dembele. Xidigan ayaa kooxda Dortmund ugu imaaday kooxda ka ciyaara Horyaalka Premier League.

Continue reading …
Deg Deg: Sanches oo ku biiray Kooxda,,,

Wararka ka imaanaya gudaha wadanka Enland ayaa ku waramaya in Xiddiga heerka Caalami ee Wadanka Portugal Renato Sanches ayaa qaab amaah ah ugu wareegay Kooxda Swansea City.   Kooxda Bundesliga ee Bayern Munich ayaa xaqiijisay in kalyantigeeda Sanches uu ka tagay Germany, kaddib markii uu qayb ka noqon waayay xiddigaha joogtada ee garoonka Allianz Arena. […]

Continue reading …
Jordan Henderson oo ku faraxsan saxiixa Nabi Keita

Kabtanka Liverpool Jordan Henderson ayaa amaanay Naby Keita oo ah ciyaaryahan xirfad badna  ka dib markii kooxda ay heshiis la gaartay ciyaaryahanka khadka dhexe RB Leipzig xagaaga soo aadan.   Keita ayaa  bartilmaameedka u ahaa kooxda  Liverpool kan  ugu sarreeya suuqa kala iibsiga ciyaartoyda, kaliya Leipzig ayaa si la yaab leh u diidaya inuu kooxda […]

Continue reading …
Wax ka ogow 5-ta saxiix ee ugu qaalisan dunida, Ronaldo iyo Messi midna ma ahan

Kooxda Kubada Cagta ee Barcelona ayaa si rasmi ah u dhamaystirtay adeega Weeriryahanka Kooxda Borussia Dortmund Ousmane Dembele.     Xiddiga heerka Caalami ee Wadanka Faransiiska Ousmane Dembele ayaa garoonka Camp Nou ku yimid aduun dhan £135.5m, taas oo ka dhigay in liiska saxiixyada ugu qaalisan  suuqa uu kazoo galo booska labaad.     Laacibka […]

Continue reading …