Home » Archives by category » Champion League
Leonardo Bonucci oo dib u helay xuriyadiisa ka hor kulanka Caawa

Leonardo Bonucci oo dib u helay xuriyadiisa ka hor kulanka Caawa

BOOQASHO: 25 Hogaamiyaha Kooxda Juventus Massimiliano Allegri ayaa dib ugu yeeray kalyantigiisa Leonardo Bonucci, kaddib markii uu ganaax ku seegay kulankii ay la qaateen Kooxda FC Porto, kaasi oo qayb ka ahaa tartanka Horyaalada Yurub ee Uefa Champion League.   Kooxda Bionconeri ayaa caawa garoonkeeda Juventsu Stadium kusoo dhawayn doonta Kooxda kaalinta 17-aad ee Empoli, […]

FC Porto 0-2 Juventus : Labo Gool Ay Kala Dhaliyeen Marko Pjaca Iyo Daniel Alves Oo Juventus Ka Caawisay Inay Garaacan 10 Ciyaaryahan Oo FC Porto Ah.

BOOQASHO: 18   Goolal ay kala dhaliyeen Marko Pjaca iyo Dani Alves ayaa ka saaciday Juventus inay cagta mariyaan 10 Ciyaaryahan oo Kooxda Porto ah.   Juventus ayaa ku bilaabatay ciyaarta si fiican, iyadoo ciyaarta ay xukumaysay intii la rabay, Marko Pjaca ayaa goolka garoonka u furay kooxda Juve, Daqiiqadii 72aad ayuuna shabaqa dhex dhigay […]

Continue reading …
Sevilla 2-1 Leicester City : Sevilla Oo Guul Ka Gaartay Leicester,Xilli Vardy Uu Ka Baxay Abaarta Dhanka Goolasha.

BOOQASHO: 15   Kooxda Sevilla ayaa waxay guul 2-1 ah ka gaartay kooxda reer England ee Leicester City.   Sevilla ayaa garoonkeeda kusoo dhaweeysay kooxda Leicester, waxayna halkaasi ku ciyaarayeen lugta hore ee wareega 16-ka Champions League. 15 Daqiiqo markay socotay ciyaarta Sevilla ayaa hogaanka qaban kartay, ka dib markii Joaquin Correa uu gool kulaad […]

Continue reading …
Shaxda Rasmiga ah ee kulanka : Sevilla vs Leicester.

BOOQASHO: 18 Sevilla: Sergio Rico; Mariano, Lenglet, Rami, Escudero; N’Zonzi, Nasri; Sarabia, Correa, Vitolo; Jovetic Leicester : Schmeichel, Simpson, Morgan (c), Huth, Fuchs, Albrighton, Drinkwater, Ndidi, Musa, Mahrez, Vardy

Continue reading …
Shaxda Rasmiga ah ee Kulanka: FC Porto vs Juventus.

BOOQASHO: 22 Porto: Casillas; Maxi Pereira, Felipe, Marcano, Telles; Neves, Danilo Pereira, Herrera; Tiquinho, André Silva, Brahimi. Juventus: Buffon; Lichtsteiner, Barzagli, Chiellini, Alex Sandro; Khedira, Pjanic; Cuadrado, Dybala, Mandzukic; Higuain

Continue reading …
Mkhitaryan Oo Guul Ku Hogaamiyay Kooxdiisa Man United.

BOOQASHO: 17 Kooxda Manchester United ayaa Guul ka gaartay Kooxda Saint-Etienne, waxayna ku garaacday 1-0 oo marka goolasha labada lug lesku geeya ah 4-0. Mkhitaryan ayaana dhaliyay goolkaas ay Unitedka ku badisay.    

Continue reading …
Shaxda Rasmiga ah ee Kulanka: Saint Etienne v Manchester United.

BOOQASHO: 17 St Etienne: Ruffier, Malcuit, Theophile-Catherine, Perrin, Pogba, Veretout, Pajot, Hamouma, Saivet, Monnet-Paquet, Beric. Keeydka: Moulin, Lacroix, Roux, Selnaes, Lemoine, Jorginho, Pierre Gabriel.   Man Utd: Romero, Young, Bailly, Smalling, Blind, Mkhitaryan, Pogba, Carrick, Fellaini, Mata, Ibrahimovic. Keeydka: de Gea, Rojo, Martial, Lingard, Rashford, Valencia, Schweinsteiger.

Continue reading …
Way yimaadeen Raggii ku xafiiltami jiray shabaqa yaase ugu horeeya

BOOQASHO: 59 Waxaa wali si xiiso leh u soconaaya tartanka Horyaalada Yurub ee Uefa Champion League, xilli gool dhalintiisa haatan ay marayso meel fiican.   Weeriryahanka Kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa ku hor kacaaya 10-gool, halka Weeriryahanka Kooxda PSG Edinson Cavani uu isna lee yahay 7-gool, hase ahaatee waxaa kaabiga ku haaya Weeriryahanka Kooxda Bayern […]

Continue reading …
Wax ka ogow xiddiga  ugu goolasha badan Tartanka Champion League’ oo u dhashay dalka Argentina…

BOOQASHO: 45 Xiddigaha reer Argentina ee goolasha ugu badan ka dhaliyey tartanka Champions League : Goolashii uu Sergio Aguero xalay ka dhaliyey kooxda Monaco ayuu ku noqday xiddiga labaad ee ugu goolasha badan Champions League laacibiinta ay isku waddanka yihiin. Lionel Messi oo ah laacibka ugu goolasha badan Champions League xiddigaha reer Argentina ayaa dhaliyey […]

Continue reading …
Muxuu ka dhignaa goolkii uu Sterling ka dhaliyey Monaco?

BOOQASHO: 38 Raheem Sterling ayaa gacan ka gaystay afar gool lix kulan oo Champions League xilli ciyaareedkan, (2 gool waa uu dhaliyey halka 2 kale uu caawiyey). Sidoo kale Raheem Sterling ayaa ku lug yeeshay 9 gool sagaalkii kulan ee ugu dambeeyey oo uu ku soo bilowday safka hore Champions League.. (Waxa uu dhaliyey 5 […]

Continue reading …
Page 1 of 58123Next ›Last »
?>