Home » Archives by category » Champions League
Antonio Conte oo xaqiijiyay inuu ku soo bilaawan doonin Thibaut Courtois kulanka Atletico Madrid.Maxay tahay sababta?…

Antonio Conte oo xaqiijiyay inuu ku soo bilaawan doonin Thibaut Courtois kulanka Atletico Madrid.Maxay tahay sababta?…

Antonio Conte ayaa daboolka ka qaaday in  Thibaut Courtois uu ku soo bilaaban doono Kulanka Atletico Madrid Antonio Conte ayaa xaqiijiyay in Kulanka Atletico Madrid ee Tartanka Champios Leagea uu ku soo bilaban doono Thibaut Courtois kagadaal markii uu Qatar galay kulankii Stoke City.   Iyadoo Labada Koox ay isku arki doonan Heerka Group-yada ee […]

Atletico Madrid oo udhaqaaqday Diego Costa kahor kulanka Chelsea.

Atletico Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay qorsheyneyso inay dhameystirto heshiis ay kula soo wareegeyso Diego Costa xilli ciyaareedka soo socda si ay weerarka uga hor tagaan taageerayaasha ka hor kulanka Champions League ee ay wajahayaan Chelsea. Rojiblancos ayaa ku dhow inay heshiis la gaarto xiddiga heerka caalami ee dalka Spain, kaasoo la filayo inuu […]

Continue reading …
LIVE: Liverpool 3-1 Hoffenheim (Emre Can + Mahamed Salah)

  SHAXHAA RASMIGA AH EE LABADA NAADI LIVERPOOL:Mignolet, Alexander-Arnold, Parajumpers Vest Matip, Lovren, Parajumpers Homme Moreno, Henderson, NMD Emre Can, Wijnaldum, Sadio Mane, Mohamed Salah, nike free run 2.0 homme Firmino. KAYDKA:Karius, Klavan, Washington State Cougars Gomez, Milner, Solanke, Robertson, Canada Goose Ontario Parka Sturridge. HOFFENHEIM: Baumann, Kaderabek, Nordtveit, New Balance 996 femme Demirbay, Wagner, […]

Continue reading …
Real Madrid oo 13-Nin ku yeelatay safka Kooxda ugu fiican Aduunka oo laga soo xuli doono 55-ta Ciyaariyahan ee manta lagu dhawaaqay’ Goobta iyo Meesha ay xaflada ka dhacayso

Kabtanka Kooxda Juventus Gianluigi Buffon iyo si la mid ah daafaca dhexe ee Kooxda  AC Milan Leonardo Bonucci ayaa ka mid noqday xiddigaha u sharaxan abaal marinta FIFPro World XI.     FIFPro iyo ururrada cayaaraha ee xiriirka kubada cagta adduunka ayaa la filayaa in ay doortaan 11-ka xiddig ee ugu fiican xilli ciyaareedkii 2016-2017, […]

Continue reading …
Jose Mourinho: “Luke Shaw waa mid taam u ah kooxda.

Tababaraha Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday in Luke Shaw uu dib ugu soo laaban karo taam ahaanshihiisa.   Daafaca reer England ayaan u ciyaarin kooxda Red Devils tan iyo markii uu dhaawac ka soo gaaray kulankii Swansea City bishii April.   Si kastaba ha ahaatee, Shaw ayaa ku soo bilowday seddexdii kulan […]

Continue reading …
Kyle Walker oo la ogaaday in uu taagero u yahay Ninka 9-jeer ku guulaystay Ciyaaraha WWE ee,,,,

Cayaariyahan Kyle Walker ayaa si wayn u muujiyay taagerida uu u hayo Madaxwayne ku Xigeenka Ciyaaraha WWE Triple H.   Xiddigii hore ee Ciyaaraha WWE Triple H ayaa wadada ama Jidka inta uu ku jiro ka hor inta uusan fuulin Riingaha Afka inta uu ku shubto biyo sida Qaacii oo kale u buufin jiray, sida […]

Continue reading …
Halkaan ka aqriso liiska Xiddigaha Talyaaniga ee gool ka dhaliyay Champion League, kaddib goolkii,,,,

Saxiixa cusub ee Kooxda Chelsea Davide Zappacosta ayaa noqday Cayaariyahankii 100-aad ee gool ka dhaliya tartanka Champion League.     Hogaamiyaha Kooxda Blues-ka Antonio Conte iyo si almid ah Marco Borriello, Fabrizio Miccoli iyo Thiago Motta ayaa min shan gool ka dhaliyay, halka Ninka ugu badan ee tartankaan goolal ka dhaliya uu yahay Weeriryahankii hore […]

Continue reading …
Franck Ribery oo ku faanay diintiisa Islaamka, kaddib markii uu diiday in uu Cabo Qamri,+ sawirro

Kooxda Bayern Munich ayaa 3-0 ku garaacday kooxda Anderlecht kulan ka tirsan tartanka Champions League, habeenkii Talaadada.   Xiddigaha Robert Lewandowski, Thiago Alcantara iyo Joshua Kimmich ayaa shabaqa tagay, ka hor inta uusan Cayaariyahan Sven Kums noqon Ninkii ugu dhaqsiyaha badnaa ee qaata Casaan kulankii Munich iyo Anderlecht.   Maalin kaddib ololahooda Champions League oo […]

Continue reading …
Cristiano Ronaldo oo guul ku hogaamiyay  Real Madrid Champions League

  Labo gool oo ka timid Ronaldo iyo gool ka yimid Ramos ayaa xalay kooxda Real kaga badisay 3-0 kooxda Apeal  kulankii koowad ee Champion Leguea .   DAAWO GOOLASHA

Continue reading …
Xiddiga oo soo xushay xiddigihiisa, ka hor kulanka Apeol Nicosia

Kooxda difaacanaysa tartanka Champion League ee Raeal Madrid ayaa caawa garoonkeeda Santiago Bernabeu ku qaabili doonta Naadiga yar ee Apeol Nicosia.   Kooxda reer Cyprus ee Apeol Nicosia ayaa caawa wajahaysa Kooxda ugu guulaha badan tartanka Champion League, wajiga hore ee heerka Group-yada, xilli Macalin Zi Zuu uu ku dhawaaqay 19-kiisa xiddig.   Xiddigaha Marco […]

Continue reading …
Page 1 of 18123Next ›Last »