Home » Archives by category » Champions League (Page 17)
Neymar oo aaminsan in Kooxdiisa ay soo laaban doonto xilli uu balan qaaday in uu,,,

Barcelona weeraryahankeeda Neymar ayaa kalsooni ku qaba in ay soo laabasho kale sameyn doonto kooxda Catalan xilli uu yiri waxaan dhalin doonaa laba gool oo ka mid ah kuwa aan Champions League ugu soo kabaneyno si la mid ah kulankii PSG.   Luis Enrique wiilashiisa ayaa khasaare kala soo kulmay Juventus lugtii hore ee wareegga […]

Continue reading …
Javier Mascherano oo seegi doono kulanka Barcelona-Juventus

Javier Mascherano ayaa shaki la galiyay kulanka Barcelona-Juventus, iyadoona dafaca dalka Argentine uu dhawac u seegay tabarka . Laacibka qaranka Blaugrana ayaa kooxdiisa waxey radineysa fursada ay ugu soo labaneyso 3-0 oo lugtii hore looga soo adkaaday magalada Turin, xili horey loo xasuustay ciyaartiii 4-0 ay ugu soo laabteen kooxda Paris Saint-Germain . Mascherano ayaa […]

Continue reading …
Wax waliba aad ugu baahan tahay kulanka u dhaxeeya kooxaha Real Madrid iyo Bayern Munich, Bavarians oo caawa hileysa xidigiida weerarka ugu ciyaara.

kulanka caawa ugu xiisaha badan waa kan u dhaxeeya kooxda Real Madrid iyo Bayern Munich kulan ka tirsan Tartanka Champion League. Xaqiiqda kulanka: Macalinka kooxda Real Madrid  Zinedine Zidane ayaa caawa wuxuu  xaqiijiyey in uu maqan yahay  ciyaaryahankiisa Gareth Bale xiddiga khadka dhexe kooxda Isoc ayaa caawa laga yaaba inuu buuxiyo booska ciyaaryahan Bale madaamo […]

Continue reading …
Falanqeynta kulanka u dhaxeeya kooxaha Atletico Madrid iyo Leicester City, Leicester City oo rabta ineey ka aarsato kooxda Atletico Madrid.

kooxaha Atletico Madrid iyo Leicester City ayaa caawa isku dhagan kulan ka tirsan tartanka Champion League waana lugtii 2-aad ay labadan kooxod wada ciyaarayan, lugtii hore kooxda dawacooyinka waa laga soo badiyay waxaana lagu soo badiyay 1-0. Xaqiiqda kulankan: Guushii ay isbuucii hore ku gaartay Calderon, Atletico Madrid waxey usii adkeyneysaa iney sii wadato rikoorkeeda guuldaro la’aanta […]

Continue reading …
Xiddigaha Bayern Munich oo u soo duulay Spain ka hor kulankooda caawa ee Real Madrid ::

Bayern Munich ayaa u soo safartay magaalada Madrid ee caasimadda Spain ka hor kulankeeda CAAWA  ee Real Madrid lugta labaad ee sideed dhammaadka Champions League. Kooxda reer Germany ayaa maanka u heysa guul daradii 2-1 ee looga soo adkaaday garoonkeeda, waxayna dooneysaa inay caawa  jawaab ka bixiso. Bayren Munich ayaa caawa hileysa xiddigiida weerarka ugu […]

Continue reading …
Kooxda ugu fiican Champion League oo lasoo saaray iyo Juventus oo afar Ciyaariyahan ku yeelatay

Shabakada Ciyaaraha ee Goal.com ayaa soo saartay sida caadada ahayd liiska Wajiyadii ugu fiicnaa toddobaadkan tartanka Horyaalada Yurub ee Champions League, lugta hore ee wareega Quarter finalka.   Goolhaye Gianluigi Buffon ayaa kusoo bilowday safkaan dhinaca goolka, halka daafacyada ay kala yihiin Leonardo Bonucci, Giorgio Chiellini, Dani Carvajal iyo Yohan Benalouane oo qayb ka ah […]

Continue reading …
Cristiano Ronaldo oo gaaray 100 gool oo tartanada kooxaha Europ

Cristiano Ronaldo ayaa soo gaba gabeeyay todobo bilood oo gool la’aan ah oo tartanka  Champions League markii labo gool oo muhiim ah uu ka dhaliyay kooxda  Bayern Munich . Arturo Vidal ayaa dhaliyay goolka koowad ee kooxda  Bayern lakiin labo gool oo oo ka timid  Ronaldo ayaa ka dhigtay in Real ay guusha ku racaday […]

Continue reading …
AS Monaco Oo Guuldaro Xanuun Badan Dhabarka U Saartay Borussia Dortmund Oo Marti Loo Ahaa, Mucjisada Kylian Mbappe Oo Taariikh Cusub Dhigay Iyo Kulanka Lugta Labaad Oo Dortmund Culaysku Saaran Yahay.

Kooxda AS Monaco ayaa Borussia Dortmund ku soo garaacday garoonkeeda Signal Iduna Park muddo 24 saacood ah kadib markii buska Dortmund la qarxiyay waxayna AS Monaco guushan ku gaadhay 3:2. Mucsiyada ree France ee  Kylian Mbappe ayaa markale indhaha aduunka ku xaday laba gool wuxuuna muujiyay in gool dhalintiisu ayna nasiib ahayn balse uu leeyahay […]

Continue reading …
Sky Sports Oo Shaaciyay Taariikhda Iyo Waqatiga Toban Kulan Oo LIX Maalmood Oo Xidhiidh Ah La Ciyaarayo Iyo Kulamadan Oo Go’aamin Doona Kaalmaha Sare Ee Koobka Premier Leaque-ga.

Sky Sports ayaa si aan looga baran u shaaciyay toban kulan oo ay si toos ah u baahan doonaan lix maalmood oo xidhiidh ee kulamada Premier Leaque-ga lagu soo gabagabayn doono bisha May. Kooxdaha hogaanka Premier Leaque-ga haysa ee Chelsea iyo kooxda ugu soo xigta ee Tottenham ayaa lix maalmood gudahood ciyaari doona min laba […]

Continue reading …
Ha Sugin Kulanka El Clásico… Neymar Oo Seddex Kulan Ganaax Qoorta Loo Suray

Neymar ayaa seegi doona kulanka ugu adag horyaalka La Liga ahna kulanka loogu jecelyahay dunida waama kulanka ay Barca iyo Real Is arki doonaan 23-ka bishan April oo ay ku wada ciyaari doonaan garoonka los Blancos ee Sanitago Bernabeú. Xiriika kubada cagta ee Spain ayaa go’aansadeen in Neymar uu garoomada ka maqnaado ilaa seddex kulan ka […]

Continue reading …