Home » Archives by category » Champions League (Page 2)
Ederson Santana oo si layaab leh caawa ugu soo muuqan doono kulanka Feyenoord

Goolhayaha Kooxda Manchester City Ederson ayaa laga yaabaa in uu kasoo muuqan doono kulankiisii ugu horeysay ee tartanka Champions League ay ku wajahayso dhigeeda Feyenoord habeenka Arbacada.   Kaliya shan maalmood ayaa kasoo wareegtay, kaddib dhaawacii dhanka daanka kulankii ay 5-0-ta kaga badiyeen Kooxda Liverpool bilowgii isbuucan.   Ciyaaryahanka reer Brazil ee Ederson Santana de […]

Continue reading …
Antonio Conte oo ku faraxsan “qaab ciyaareed fiican ay soo bandhigtay kooxdiisa  Chelsea,

Tababaraha Chelsea Antonio Conte ayaa ammaanay kooxdiisa ka dib markii ay 6-0 uga badiyeen Qarabag FK kulankii Champions League ee xaley. Kooxda heysata horyaalka Premier League ayaa garoonkeeda ku soo dhaweysay  kooxda reer Azerbaijan  ka dib markii ay dib ugu soo laabteen tartanka kooxaha yurub ee Champions League mudo kadib. “Waxa ay aheyd natiijo fiican, […]

Continue reading …
Champions League iyo xalay shan qodob oo laga bartay Juventus iyo Barcelona 

Labo gool oo cajiib ah oo ka timid Lionel Messi iyo mid ka yimid Rakitic ayaa kooxda Barcelona 3-0 ugu badisay Juventus ciyaar ka dhacaday Nou Camp. Ciyaarta kadib Qodobadan ayaa Laga Bartay Aqriso fikirkaagana ka dhiibo Gianluigi Buffon ayaa barbareyay safashada rikoorka Champions League ee ciyaaryahankii hore ee qaranka Talyaaniga  Paolo Maldini markii uu […]

Continue reading …
Video: Neymar, Kylian Mbappe iyo  Edinson Cavani oo guul ku hogaamiyen kooxda PSG.

kooxda Paris Saint Germain  ayaa guul caqiib leh ka gaartay kooxda Celtic kulan ka tirsana tartanka Champion League kasoo ka dhacay garoonka kooxda Celtic ee Celtic Park xili ay PSG ku adkaatay 5-0. Weerarka laga yaaban yahay ee Neymar Jr , Kylian Mbappe iyo Edinson Cavani ayaa xaley soo wada taabtay shabaqada kooxda Celtic xili Cavani oo […]

Continue reading …
VIDEO: Barcelona oo wacdaro ku dhigtay Juventus xili Messi oo Buffon ka yaabsaday.

kooxda kubadda cagta Barcelona oo guul layaab leh ka gaartay kooxda ka timaada horyaalka dalka talyaaniga ee Juventus markii lago xaaqay 3-0 kulan qeyb ka ahaa tartanka Champion League kaa uu ka dhacay garoonka Cam Nou. Barcelona ayaa goolasha waxeey ka kala heshay Messi oo labo jeer shabaqada waardiyaha ka yahay Buffon soo taabtay waxaa […]

Continue reading …
Manchester United oo guul ku bilaawatay tartanka Champion League xili Pogba garoonka laga saaray+SAWIRO

kooxaha Man United iyo Basel ayaa xaley wada ciyaaray kulan ka tirsana tartanka Champion League kaa uu ku dhacay garoonka Old Trafford. ciyaartan ayaa aheyd mid aad u xiiso badan madaama ay United mudo dheer ugu dambeysay ka ciyaarista Champion League hasa yeeshe qeybtii hore ayaa lago kala nastay 1-0 ay ku hogaamineyso kooxda United waxaana goolka […]

Continue reading …
Massimiliano Allegri oo ka hadlay Ciyaariyahanada uu kala hortagi doono Barcelona

Hogaamiyaha Kooxda Juventus Massimiliano Allegri ayaa si cad u sheegay in Ciyaariyahanka reer Argentina ee Rodrigo Bentancur uu kusoo bilaabi doono kulanka caawa ay la qaadan doonaan dhigooda Barcelona, kaas oo qayb ka ah heerka Group-yada ee tartanka Champion League.   Bianconeri ayaa Catalan ku wajahaysa garoonka Camp Nou lugta hore ee Champions League, iyadoo […]

Continue reading …
HORDHACA: Chelsea vs Qarabag – Conte oo isha kuhayo in mar kale taariikh ugaar looga diiwan geliyo

Chelsea oo kusoo laabatay tartanka Champions League kadib hal xilli ciyaared oo ay ka maqnaayeen masraxa tartamada qaarada Yurub. Blues-ka oo gurigooda kusoo dhaweyn doonta kooxda loo diiwangeliyey taariikhda cusub taasoo si cajiib ah ugu soo baxday Champions League. Kulanka: Chelsea vs Qarabag Madasha: Stamford Bridge Stadium Tartanka: Uefa Champions League Saacadaa: 09:45 Habeenimo (W-G-A) […]

Continue reading …
HORDHACA: Manchester United vs Basel – Mourinho ma dhigi doonaa wacdirihi kooxdiisa ay kusoo sameysay tartankii Europe League???

Manchester United oo soo dhaweyn doonta FC Basel gegada Old Trafford – waana mid kamid ah Group-ka ugu fudud marka loo eego Group-yada kale ee Champions League. Man United oo Champions League ka maqneed hal xilli ciyaared ayaa dib ugu soo noqotay kadib markii ay soo hanatay koobka Europe League. Kulanka: Man United vs Basel […]

Continue reading …
HORDHACA: Barcelona VS Juventus, Barca oo ku dhiiraneyso in dhulka la gasho Marwada duqda ah!!!

Kulank ugu xiisaha badan kulamada Talada ee kamid tartanka Champions League waa cayaarta barcelona ay wejihi doonta Juventus. Barcelona waa weli mid kamid kooxaha ugu awooda badan dunida inkastoo neymar uu katagay, sidaasi waxaa sheegay tababaraha Juventus Massimiliano Allegri. Juve- oo guuldaro kala kulantay Real Madrid fibal Champions League xilli ciyaaredkii tagay – ayaa booqan […]

Continue reading …