Home » Archives by category » Champions League (Page 3)
Ander Herrera oo sheegay in Manchester United aysan ka fekereynin ku guuleysiga Champions League.

Xiddiga khadka dhexe ee Manchester United Ander Herrera ayaa qiray in wax walba oo ku saabsan ku guuleysiga Champions League xilli ciyaareedkan inay aad u xiiseyneyso kooxdiisa. United ayaa diyaarineysa kulankeedii ugu horeeyay ee Champions League 644 maalmood markii ay marti galinayaan Basel garoonka Old Trafford Talaadadii, taasoo uqalantay tartanka kooxaha yurub ee Champions League […]

Continue reading …
Lionel Messi oo kulanka Champion League ee Juventus kaga faa,iidaysanaaya xaalada,,,,

Weeriryahanka Kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa ku qaal qaalinaya in wiilka dhalasho wadaagta yihiin ee Paulo Dybala in uu kula soo biiro Kooxda Barcelona.   Kaddib sedexlaydii Cayaariyahan Messi ee kulankii Espanyol, saxaafada gudaha gobolka Catalania ayaa wax ka waydiisay arimo la xiriira kulanka talaadada ee Champions League.   ”Waan isku diyaarinayay inaan la Ciyaarno […]

Continue reading …
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda,maanta oo Axadd ah,9-10-2017

kulan wacan saaxibyaal,waxaa halkaan idin kugu soo gudbin doonaa wararkii ugu danbeeyay ee suuqa kala iibsiga ciyaaryahanada maanta oo khamiis ah. HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA WARARKA

Continue reading …
Philippe Coutinho oo laga yaabo inuusan ciyaaren tartanka Champion League.

Philippe Coutinho ayaa diidi doona inuu u ciyaaro Liverpool tartanka Champions League ka dib markii uu diidey inuu u dhaqaaqo Barcelona. Reds ayaa diiday dhammaan dalabyada Barcelona ee ku aadan xiddiga reer Brazil inkastoo uu dalbaday codsi uu ku dalbanayo, waxaana uu raadin doonaa inuu ku soo laabto kooxdiisii isagoo ka dhigaya inuusan ciyaari karin […]

Continue reading …
Mou oo ku dhawaaqay liiskiisa Champion League, xilli Ninka dhaawacan ee Ibra lagu soo daray, balse,,,

Xiddigaha Romelu Lukaku iyo Zlatan Ibrahimovic ayaa hogaaminaya Weerarka Kooxda Manchester United, kaddib markii uu ku dhawaaqay liiska Kooxdiisa Macalin Macalin Jose Mourinho.     Kooxda ugu guulaha badan England ayaa ku furatay kulamo cajiib ah, xilli aan shabaqeeda la taaban, kaddib markii ay heshay sedex guul oo xiriir ah.     United ayaa Group […]

Continue reading …
Chelsea oo gudbisay liiskeeda, Costa oo ka maqan iyo Danny Drinkwater,,,,

Chelsea ayaa liiskeeda ka saaraty Cayaariyahan Diego Costa, kaddib markii uu diiday in uu soo xaadiro garoonka Stamford Bridge, iyadoo la ogson yahay in ay isku dhacsan yihiin Macalin Antonia Conte.     Laacibka reer Spain ee Costa ayaa nasiino hada u jooga Dalka Brazil, kaddib markii uu dalbaday in laga iibiyo Kooxdiisii hore ee […]

Continue reading …
Juventus oo ku dhawaaqday xiddigaheeda u metelaya tartanka Champion League

Juventus ayaa ku dhawaaqday Xiddigaheeda heerka group-yada ee tartanka Champions League, iyadoo Marko Pjaca iyo Stephan Lichtsteiner ay ka maqan yihiin liiskaan.     Bianconeri ayaa wajaheysa Naadiyada kala ah Barcelona, Sporting iyo Olympiakos, hase ahaatee kulamaas waxaa la xaqiijiyay in ay ka maqnaan doonaan Ciyaariyahanada kala ah Pjaca oo wali ku jira xaalad soo […]

Continue reading …
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda,maanta oo Isniin  ah,04-09-2017

kulan wacan saaxibyaal,waxaa halkaan idin kugu soo gudbin doonaa wararkii ugu danbeeyay ee suuqa kala iibisga ciyaaryahanada maanta oo khamiis ah. HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA WARARKA  

Continue reading …
Liverpool oo ciyaaryahan weyn la soo wareegtay

  Liverpool ayaa hishiis la gaartay ciyaaryahanka kooxda  RB Leipzig Naby Keita, isagoona ku soo biiri doono garoonka  Anfield bisha July 2018. Reds ayaa bixin doonto £48m si ay ula soo waregan ciyaaryahankan oo 22-sano jir sida ay labada koox xaqiijinayaan . Keitaayaa bartilmaamedka koowad ee macalinka kooxda  Liverpool iyadoona kooxdiisa  Leipzig ay didaneyda iibka […]

Continue reading …
RASMI: Pogba oo ku garaacay abaalmarin saxiibadiis Ibrahimovic iyo Mkhitaryan –

Paul Pogba oo loo magacaabay ciyaaryahanka ugu fiicnaa tartanka Europe League ee xilli ciyaaredkii tagay ay ku guuleysatay Man United. Xiddigan ayaa kasoo muuqday liiska ciyaaryahanada ku tartamatamayey abaalmarintan,  sidoo kale waxaa tartanka kula jiray xiddigaha ay isku kooxda yihiin ee Henrikh Mkhitaryan iyo Zlatan Ibrahimovic kuwaasoo dhamaantood kula guuleystay Man United koobka Europe League. Pogba […]

Continue reading …