Home » Archives by category » Dagmooyinka (Page 4)
Falanqeynta kulanka u dhaxeya dagmooyinka kala ah Cabdicasiis iyo Warta Nabada.

dagmooyinka kala ah Warta Nabada iyo Cabdicasiis ayaa galabta kulan xiiso badan ku yeelan doona garoonka Jaamacadaha ee dagmada Hodan kulan ka tirsan tartanka Dagmooyinka 2016-17. Dagmada Warta Nabada kulankii ugu dambeyay waxey guul ka soo gaartay dagmada Wadajir. sido kale Cabdicasiis waxeey guul daro xanuun badan kala soo kulantay dagmada Kaaran. Labadan dagmo waxey […]

Continue reading …
Maxaa kala heysto dagmooyinka Shibis iyo Xamar Jajab.

Kulank xiiso badan ayaa galabta ka dhici doona garooonka Banadir Stadium (Ex Koonis) ee Dagmada Cabdicasiis kasoo ka tirsan tartanka Dagmooyinka sanadka 2016-17 wuxuuna u dhaxeeya Shibis iyo Xamar Jajab. Dagmada Xamar Jajab kulankii ugu dambeyay waxeey bar baro la soo gashay dagmada Kaxda kulankaas oo ku soo dhamaaday 1-1 ay ku heshiiyen labadan dagmo. […]

Continue reading …
Dagmooyinka Waaberi iyo Deyniile oo galabta isku dhagan.

Dagmooyinka kala ah Deyniile iyo Waaberi ayaa galabta ku balansan garoonka Jaamacadaha ee Dagmada Hodan kulan ka tirsan tartanka dagmooyinka 2016-17. Dagmada Waaberi kulankii ugu dambeyay waxeey bar baro la soo gashay dagmada Hodan kulan ku soo dhamaaday 2-2- dhanke kale dagmada Deyniile ciyaartii ugu dambeysay waxey la soo dheeshay dagmada Yaaqshid kulankaas oo ku […]

Continue reading …
Page 4 of 41234