Home » Archives by category » England Premier League
Barcelona oo ka Fiirsaneysa inay si lama filaan ah Ula Soo Wareegto Ciyaaryahan Ka tirsan Southampton.

Barcelona oo ka Fiirsaneysa inay si lama filaan ah Ula Soo Wareegto Ciyaaryahan Ka tirsan Southampton.

BOOQASHO: 11   Kooxda Barcelona ayaa waxaa lagu soo waramaya inay u dhaqaaqayso saxiixa daafaca Midig ee kooxda Southampton ninka la yiraahdo Cedric Soares, waxaana la leeyahay waxay u dhaqaaqaysa marka uu furmo suuqa kala iibsiga ee xagaaga soo socda.   Kooxda reer Spain ayaa la fahamsan yahay inay suuqa ugu jirto si ay u […]

Maxaa Ka Jira in Man United ay Dalab Weyn ka Gudbinaysa Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Real Madrid Toni Kroos? Macquulse Ma Tahay in ay Gacanta ku Dhigto Red Devils Xiddigan?

BOOQASHO: 7 Sidan hore idinku sheegnay Manchester United ayaa diyaar u ah inay dalab weyn ka gudbiso Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Kooxda Real Madrid Toni Kroos.   The Sun ayaa sheegtay in Red Devils ay gacanta ku dhigi kartay xiddigan koobka Adduunka ee 2014 ku guuleystay xilli ciyaareedkii 2013/2014, balse Kroos ayaa markaasi doortay inuu […]

Continue reading …
Marseille oo Qorsheeneysa inay Lasoo Wareegto weeraryahanka Arsenal?

BOOQASHO: 5 Kooxda Ka dhisan Ligue 1-ka Faransiiska Marseille ayaa waxaa lagu soo waramaya inay ka fiirsaneyso inay xagaaga u dhaqaaqdo weeraryahanka kooxda Arsenal Olivier Giroud.   30 sano jirkaan reer France ayaa u saxiixay heshiis cusub kooxdiisa Gunners bishii hore , laakin waxaa uu kusoo biloowday oo keliya Lix kulan oo horyaalka Premier League […]

Continue reading …
Jose Mourinho oo ku bilaabay Chelsea dagaal xaga afka ah

BOOQASHO: 11 Hogaamiyaha Kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa ka hadlay dareenkiisa, ka hor kulanka ay bisha soo aadan ay la qaadan doonaan Kooxda Chelsea wareegiisa rubuc dhamaadka ee tartanka AF Cup-ka.   Labada Kooxda Chelsea iyo Manchester United ayaa isku aaday wareega iga ee tartanka faca wayn ee AF Cup, xilli uu Macalin Mou […]

Continue reading …
Dabaal_degii ugu yaabka badnaa Pogba iyo Lingard

BOOQASHO: 19 Laacibka ugu qaalisan aduunyada ee Paul Pogba aayaa wali ku guda jira waa yihiisa hore ee Kooxda Manchester United, xilli uu dhawaan dhaleecayn xoogan kala kulmay saxaafada gudaha England.   Laacibka reer Faransa ee Pogba ayaa dhawaan hadal xanaf leh kala kulmay daaficii hore ee Kooxda Red Devils Rio Ferdinand, kaddib markii uu […]

Continue reading …
Chelsea oo kaga horaysa Milan saxiixa Cayaariyahan,,

BOOQASHO: 8 Kooxda Kubada Cagta ee Chelsea ayaa dib u milicsan doonta adeega kalyantigeedii hore ee Romelu Lukaku.   Gooldhaliyaha Kooxda Everton Romelu Lukaku oo 26-sanno jir ah ayaa doonaya in uu ka tago Kooxdiisa si uu ugu biiro Koox Ciyaaraysa tartamada Yurub.   Shabakada Calciomercato ayaa ku waramaysa in Kooxda reer Talyaani ee AC […]

Continue reading …
man utd oo suuqa ka raadineeysa laacib katirsan naadiga real madrid

BOOQASHO: 7 Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay soo cusbooneeysiisay xiisaha ay u qabto kubad sameeyaha kooxda real madrid ee toni kroos kaasoo waqti qurxoon ku qaadanaya garoonka santiago. 27-sano jirkan ayaa ku sigtay inuu ku biiro man utd kahor inta uusan aadin naadiga faca weyn ee real madrid kaasoo haatan uu ka mid […]

Continue reading …
Chelsea iyo Barcelona oo ku hungobay saxiixa Cayaariyahan,,

BOOQASHO: 10 Kooxda Chelsea ayaa ku guuldaraysatay saxiixa Daafaca Kooxda Paris Saint-Germain Marquinhos, kaddib markii uu doortay in uu saxiixo hishiis cusub.   Laacibka reer Brazil ee Marquinhos oo 22-sanno jir ah ayaa la filayaa in uu saxiixo doono hishiis waqti dheer si uu usii joogo garoonka Parc des Princes.   Shabakada Yahoo Sport ayaa […]

Continue reading …
Jurgen Klopp oo iska indha tiri doona ku biirista Kooxda ugu fiican,,

BOOQASHO: 13 Macalin Jurgen Klopp ayaa iska laalay in uu noqon doono bedelka hogaamiyaha Kooxda Barcelona Luis Enrique, si uu qayb uga noqdo Kooxda Nou Camp.   Sida ay baahisay Jariirada Mirror, Tabaraha Kooxda Blaugrana Luis Enrique ayaa lumiyay kalsoonida Jamaahiirta Kooxdiisa, kaddib markii ay ku oriyeen kulan Ciyaareedkii ay xalay la qaateen Kooxda FC […]

Continue reading …
Griezmann, Gotze, Chamberlain, Lukaku, Marquinhos, Klopp” Wargaysyada iyo wixii ay ka qoreen

BOOQASHO: 14 -Weeriryahanka Kooxda Atletico Madrid Antoine Griezmann ayaa u sheegay Macalinkiisa Diego Simeone in dhamaadka Xagaagan uu ku biiri doono Kooxda ugu guulaha badan England ee Manchester United(The Sun)   -Hogaamiyaha Kooxda Lyon Jean-Michel Aulas ayaa soo bandhigay qiimaha uu ku nasaqi karo adeega kalyantigiisa Alexandre Lacazette kaasi oo dhan £40m (L’Equipe).   -Liverpool […]

Continue reading …
Page 1 of 539123Next ›Last »
?>