', 'auto'); ga('send', 'pageview'); }
Home » Archives by category » Falanqeynta
Shirkadda qalabka sports ee A-Z oo shaaca ka qaaday Zlatan Ibrahimovic kooxda uu ku biire doono…………..

Shirkadda qalabka sports ee A-Z oo shaaca ka qaaday Zlatan Ibrahimovic kooxda uu ku biire doono…………..

Shiradda agabka Isboortiga ee A-Z ayaa bixisay qishkii ugu waynaa in joog dheeraha reer Sweden ee kooxda Manchester United uu u dhaqaaqayo  horyaalka MLS ee dalka Mareykanka. Shirkadan A-Z uu milkiyadeedu leeyahay Ibrahimovic qudhiisa ayaa waxay barteeda Twitter soo dhigtay sawirka Zlatan oo xiran midabada Los Angeles qoraal u dhacayay: “Ku soo dhawoow Los Angeles.”. […]

kooxda Tottenham oo rabta ineey la soo saxiixato xidiga khadka dhexe kooxda Ac Milan.

Tottenham ayaa xiiso u qabta saxiixa xiddiga qadka dhexe ee AC Milan Suso, sida ay sheegtay Marca. Milan ayaan weli hoos u xidh ah Ciyaaryahankii hore ee Liverpool inuu qandaraas cusub garoonka San Siro, iyo Mauricio Pochettino ayaa doonaya inuu u soo waqooyiga London iyadoo kooxdiisa diyaariyo xilli ciyaareed kale oo Champions League ah. Kooxda […]

Continue reading …
Chelsea oo qarka u saaran van Dijk.

Chelsea ayaa ku dhow inay daafaca dhexe ee kooxda Southampton Virgil van Dijk, sida laga soo xigtay Sky Italia, in heshiis ku kacaya lacag dhan £ 60 million si kooxda South Coast. 25-sano jirka ah ayaa horay u muuqday inuu ku biirayo Liverpool ka hor inta Reds ayaa lagu qasbay in ay ka soo baxdo […]

Continue reading …
RASMI: Mohamed Salah oo si rasmi ah ugu biiray kooxda Liverpool & numberka uu xiran doonane la shaaciyey

Liverpool ayaa dhameestirtay heshiiska xiddigan kooxda Roma ee Mohamed Salah kaasoo shan sano qandaraas ah qalinka ugu duugay Reds. 25-sano jirkan hore ugu soo ciyaaray kooxda Chelsea ayaa dhaliyey 15-goal 11-kalane caawiyey 31-kulan uu ciyaaray Seria A xili ciyaareydkii soo idlaaday ee 2016-2017. Salah ayaa sheegay inuu bartilmaameed u yahay Reds inta uu Basel ku […]

Continue reading …
Antonio Conte oo heshiis qalinka ugu duugi doono kooxda Chelsea.

Macalinka kooxda kubadda cagta Chelsea Antonio Conte ayaa shaaca ka qaaday inuu u saxiixo heshiis cusub oo sanadkii uu ku qaadan doono aduun dhan 9.5 Malyan oo Pound. Marina Granovskaia oo ah Agaasimaha Chelsea ayaa u muuqda inuu si hoose usoo afjaray khilaafaadkii jiray isagoo Conte ka dhaadhiciyay inuu saxiixo heshiis cusub. Antonio Conte wuxuu […]

Continue reading …
Kooxaha Man United iyo Chelsea oo isku heesta Da’yar.

Kooxaha Man United iyo Chelsea ayaa isku heesta da’yar u ciyaara kooxda Ajax kaaso lagu magacabo Daishawn Redan sida ay saaka daabaceysa majalada Daily Mail. 16-sano jirkan ayaa hada ka tirsan kooxda Ajax ee wadanka Holland waxuuna hada dalabyo kala duwan ka helaya kooxaha ugu tunka weyn ee horyaalka Premier league waxaana kamid ah Chelsea iyo Manchester […]

Continue reading …
Marco Verratti oo arin la yaab leh ku hadlay, maanta waa maalinta sigaar’SAWIRO

Xidiga khadka dhexe kooxda PSG ​​Marco Verratti  ayaa lagu arkay isagu cabaya sigaar xili uu ku raaxesanaye Jazeerada Ibiza. ​​Marco Verratti ayaa aad u baadi goobeysa kooxda Barcelona waxeey rabta ineey ku xoojiso booska dhexe ee kooxda balse xidigan ayaa u muuqda mid nagi ku sii ahaan doona kooxdiisa PSG xagaaga dambi. Laacibkan ayaa xaqiijiyay […]

Continue reading …
Goolhayaha kooxda Jeenyo Mustaf Nakuja oo maalintii shaley ka qalin jabiyay jaamacada SIU+SAWIRO

Gool hayaha kooxda L-L-P-P Jeenyo iyo xulka qaranka Soomaaliya  Mustaf Nakuuja ayaa maalintii shaley jaamacada SIU ka qalin jabiyay heerkiisa waxbarashada isagu dhameyay faculty Public administration. Xidigan ayaa ah midka ugu wanaagsan horyaalka dalkena Soomaaliya dhanka Goolhayanimada dhanka waxbarasha waa mid heer sare ka jooga Mustaf. Hambalyo hambalyo saaxiib Mustaf Nakuja. o

Continue reading …
Wax ka baro xidigaha ku soo biiray horyaalka xili ciyaareedkan iyo kuwa iskaga tagay horyaalka waa warbixin xiiso badan.

Waxaa halkan  idinku  soo gudbin doonaa dhamaan ciyaaryahanada ku soo biiray Premier League iyo kuwa ka tagay oo ana ka soo muuqan doonin xili ciyaareedka soo aadan. Suuqa kala iibsiga ayaa daaha laga rogay June 9 ilaa 31 August waqtiga England wuu furnaan doonaa/ 7da ilaaya 11pm maalin kastaba wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga […]

Continue reading …
Xiriirka kubadda cagta Shiinaha oo 8 kulan ganaaxay laacibkii hore ee Chelsea Oscar +daawo dhacdadii uu geestay

Ciyaarahanka reer Brazil iyo kooxda Shanghai SIPG ee Oscar ayaa laga ganaaxay 8 kulan oo ka tirsan horyaalka dalka Siinaha kadib markii uu ku  banooni si sharci darro ah uu ugu tuuray laba ciyaarayahan,sida xiriirka kubadda Cagta shiinaa uu sheegay. Ciyaarta lagu ganaaxay Oscar ayay kooxdiisa kulankii furitaanka waxay  barbaro 1-1 la gashay kooxda Guangzhou […]

Continue reading …
Page 1 of 114123Next ›Last »