Home » Archives by category » Falanqeynta (Page 188)
kooxda kubadda cagta Chelsea oo ku dhaw ineey la soo saxiixato laacibka kooxda Monaco.

kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa rabata ineey la soo wareegto xiddiga kooxda Monaco ee Mbappe kaaso wacdaro ka dhigayo kooxdiisa xili ciyaareedkan sida ay qoreyso majalada RMC. Mbappe ayaa kooxdiisa Monaco u soorta galiyay ineey u soo baxday wareega xiga tartanka Champion League xili ay ka taqaloseyyn kooxda ka imaata horyaalka Germany ee borussia dortmund. Laacibkan ayaa noqday laacibkii […]

Continue reading …
Safafka rasmiga kooxaha Man United iyo Anderlecht xili caawa lagu soo bilaaway laacibka joog dheeraha ee Zlatan Ibrahimovic

kooxda kubadda cagta Man United ayaa caawa ku soo dhaweyn doonta garoonkeeda kooxda Anderlecht lugta labaad ee tartanka Eurpean League. kulan ciyaareedkii hore wuxuu ku soo dhamaaday 1-1 ay labadan kooxod wada galeyn basle caawa ayaa loo fadhiya kooxda u soo gudubto wareega xiga, hoos ka eeg shaxda: Manchester United: Romero; Valencia, Bailly, Rojo, Shaw; Carrick, […]

Continue reading …
Xulka oo tababarkii ugu horeyay ku sameyay wadanka Jabuuti+ SAWIRO

xulka qaranka Soomaaliya ayaa maalintii shaley gaaray wadanka aan dariska nahay ee Jabuuti iyagu ku ciyaaraya kulan ka tirsan tartanka Chan Cu oo ah tartan ay ka qeyb gala xidigaha aan wadankooda ka bixin ama horyaalkooda ku sugan. Xulka ayaa tababarkoodii ugu horeyay maanta ku sameyay wadanka Jabuuti kulankooda ugu horeyay waxeey ciyaare doonan maalinta […]

Continue reading …
11-ka ciyaaryahan ugu fiican horyaalka Premier League oo la soo saaray xili kooxda Chelsea ay ku lahaatay xidigaha ugu badan…..

Waxaa lasoo Saaray l 11 ka Cayaaryahan ee ugu fiicnaa Xili Cayaareedkaan horyaalka Premier Leuge  kuwaas oo sidoo kale sirasmi ah loogu Magacaabi doono abaal marinta PFA Premier League Team of the Year. Naadiga oo hogaamiyo macalinka u dhashay dalka Talyaniga ee Chelsea ayaa ku leh Cayaartoy ugu  badan waxana kamid ah  Eden Hazard, N’Golo […]

Continue reading …
Real Madrid oo hileysa ka hor kulanka El Clasico xidig muhiim u ah kooxda,

Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara Real Madrid Gareth Bale ayaa ku soo laabtay tababarka ka hor kulanka axada ee El Clasico. 27-sano jirkaan ayaa seegay labadii kulan ee ugu danbeysay ee kooxdiisa ciyaarta isagu  soo gaaray dhaawac kubka ah inta lagu guda jiro kulankii  lugta hore ee wareega quarter-finalka Champions League ay  wajahayaan kooxda Bayern Munich. […]

Continue reading …
Qaar kamid ah kooxaha horyaalka Premier League oo soo dhaweyay ka soo hari taakeyn kooxda Leicester City tartanka Champion League, waxaana kamid ah Man United iyo…….

Kooxda dawacooyinka ee Leicester ayaa habeenkii xaley ka hartay tartanka Champion League iyadu ka soo reebtay kooxda ka timaado dalka Spain ee Atletico Madrid xili lagu awood sheegtay celcelis ahaan 2-1 waxaa  soo dhoweeyay kooxaha Liverpool, Manchester City, Manchester United iyo Arsenal. Kooxda Liverpool   ayaa hadda waxay ku jirtaa booska 3-aad iyadoo 2 dhibcood ka […]

Continue reading …
Liverpool oo ku dhaw ineey ku garaacdo kooxaha Arsenal, Borussia Dortmund iyo Atletico Madrid saxiix weyn oo mudo daba joogtay..

Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay cusbooneysiineysa xiisihii ay u qabtay weeraryahanka Lyon Alexandre Lacazette xagaagan.   25-sano jirkaan ayaa qaab ciyaareed wacan qadanaya seddexdii xilli ciyaareed ee la soo dhaafay, isagoo u dhaliyey in ka badan 70 gool oo horyaalka ah wakhtigaas oo ay ku jiraan 24 oo keliya 27 kulan […]

Continue reading …
Macalinka hogaamiya kooxda Swansea City oo shaaca ka qaaday in ay kooxdiisa tabin Ashley Williams, sido kale kooxda Chelsea oo weera ku qaaday.

Macalinka kooxda Swansea City Paul Clement ayaa shaaca ka qaaday in aysan kooxda tabin laacibkiide  hore kooxda ee Ashley Williams oo daafaca ugu ciyaarayay kooxda. Ashley Williams ayaa waqti dheer ku qaatay garoonka  Liberty Stadium ee ku ciyaarta kooxda Swansea City balse xili ciyaaredkan ayuu kooxdiisa hore ka hayaamay isagu mudo 8-sano ku sugnaa naadiga basle […]

Continue reading …
Dani Alves oo aamusinaya laacibka ay dhalasho wadaaga yihiin ee……….

Dani Alves ayaa  aamusinaya laacibka ay dhalashada wadaagaan ee Neymar kaddib markii ay soo dhammaatay ciyaartii dhexmartay kooxaha Barcelona iyo Juventus ee Barca looga cirib tiray tartanka Champions League. Xaley  waxa ay ahayd markii ugu horreysay oo Luis Enrique isagoo tababare u ah Barcelona ay ku guuldarreysato inay guul ku gaarto garoonkeeda Champions League. 10 […]

Continue reading …
Qiimaha lagu nasaqi karo hishiiska Cayaariyahan Andrea Belotti oo la ogaaday

Madaxweynaha Kooxda Kubada Cagta ee Torino Urbano Cairo ayaa si hoose u sheegay in kalyantigiisa Andrea Belotti uu sii joogi doono Kooxdiisa.   Urbano Cairo’ Madaxweynaha Kooxda Torino ayaa soo bandhigay qiimaha lagu nasaqi karo hishiiska Cayaariyahan Belotti, kaasi oo dhan € 100-million.   Da,yarka reer Talyaani ee Andrea Belotti ayaa xagaagan Kooxdiisa u dhaliyay […]

Continue reading …