Home » Archives by category » Falanqeynta (Page 3)
Kooxaha Real Madrid iyo Juventus oo kula dagaalamaya dhigooda Barcelona saxiixa Cayaariyahan,,

Kooxaha Real Madrid iyo Juventus ayaa kula dagaalamaya dhigooda Barcelona saxiixa Weeriryahanka Kooxda Liverpool Sadio Mane.   Blaugrana ayaa dhawaan ku guuldaraysatay helida adeega Cayaariyahan Philippe Coutinho, hase ahaatee markan u weecanaysa saxiixa qanaaska reer Senegal ee Mane, wallow Jurgen Klopp uu hore u sheegay in xiidigaha muhiinka ah aysan ka tagi doonin Anfield.   […]

Continue reading …
Arsenal iyo Liverpool oo qarka u saaran in bisha Janaayo ay la wareegi karaan Cayaariyahan

Wararka ka imaanaya England ayaa sheegaya in Kooxaha Arsenal iyo Liverpool ayaa ku dhow in ay la wareegaan Cayaariyahan Julian Draxler, ka hor bisha Janaayo.   Xiddiga heerka Caalami ee Wadanka Germany Draxler ayaa doonaya inuu ka tago kooxda Faransiiska ee PSG, kaddib markii ay suuqa ka sameeyeen saxiixii ugu qaalisanaa taariikhda kaas oo ah […]

Continue reading …
Wakiilo ka socda United oo gaaray Roma si ay usoo qaataan bedelka Pogba

Tababaraha Kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa doonaya in uu la soo saxiixdo ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda Lazio Sergej Milinkovic-Savic, si uu qayb uga dhigo booska Cayaariyahan Pogba, oo la ogson yahay in uu dhaawac ku maqan yahay.   Jariirada Calciomercato.com ayaa ku waramaysa in Kooxda ugu guulaha badan England ay wada hadalo la […]

Continue reading …
Ernesto Valverde’ Yuu usoo xushay booskii Dembele kulanka Caawa ee,,,,

Hogaamiyaha Kooxda Barcelona Ernesto Valverde ayaa ka wal walsan xaalada Kooxdiisa, ka hor kulanka Caawa ay la qaadan doonaan Kooxda Eibar, kaas oo qayb ka ah La Liga.   Blaugrana ayaa dhawaan xaqiijiyay dhaawaca Cayaariyahan Ousmane Dembele, kaas oo laga yaabo in uu qaato muddo ku dhow 4-bilow, kaddib markii loo safriyay Wadanka Finland si […]

Continue reading …
DEG DEG:- kulankii u dhexeeyay kooxaha Jeenyo Iyo Banadir Sports Club oo la baajiyay

Xiriirka kubadda cagta oo ku dhawaaqay in la baajiyay kulankii u dhaxeeyay kooxaha Jeenyo Iyo Banadir Sports Club, kaas oo qayb ka ah Koobka Janaraal Daa,uud.   Xiriirka kubadda cagta dalkeenna Soomaaliya ayaa shaaciyay in ay baaqatay kulankii dhexmari laha kooxaha Banaadir SC iyo Jeenyo kaa oo ka tirsana tartanka Koobka Janaraal Da’uud, kaddib markii […]

Continue reading …
Manuel Neuer oo la xaqiijiyay inta bil uu garoomada ka maqnaan doono

Kooxda Kubada Cagta ee Bayern Munich ayaa xaqiijisay goolhayeheeda Manuel Neuer uu garoomada ka maqnaan doono ilaa iyo bisha Janaayo, kaddib dhaawac dhanka jilibka.   31-sanno jirka heerka Caalami ee Wadanka Germany Neuer ayaa wajahaya dhaawac dhanka jilibka, intii lagu guda jiray tababarka Kooxdiisa subaxnimadii hore ee Talaadadii.   Goolhaye Manuel Neuer ayaa lugta ka […]

Continue reading …
Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp oo sameyn doona saxiixyo cusub  bisha .

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaan meesha ka saarin inuu keeno qaab ciyaareed cusub marka uu suuqa kala iibsiga furmo bisha Janaayo. Kooxda Merseyside ayaa saxiixay Dominic Solanke, Mohamed Salah, Andrew Robertson iyo Alex Oxlade-Chamberlain xagaagii, laakiin waxay ku guuldareysteen inay wax ka qabtaan daafacyada daafaca. Kooxda ayaa si aad ah loola xiriirinayay daafaca dambeedka dhexe […]

Continue reading …
Saxafi u dhashay dalka Spain oo war farxad leh u sheegay Real Madrid, Muxuu yahay warkaas?….

Saxafiga Spain ee Guillem Balague ayaa sheegay in weeraryahanka Bayern Munich Robert Lewandowski inuu isku dayi doono wax walba oo uu sameyn karo si uu ugu dhaqaaqo Real Madrid xagaaga soo aadan. Mid ka mid ah weeraryahanada ugu qatarsan kubada cagta Yurub, Lewandowski ayaa dhaliyay 119 gool 154 kulan oo uu u saftay Bayern tan […]

Continue reading …
Barcelona oo iska ilaawi doonto adeega Ander Herrera xili xidigan uu ku dhawyahay inuu kooxdiisa uu……….

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Ander Herrera ayaa lagu soo waramayaa inuu diyaar u yahay inuu mustaqbalkiisa u hibeeyo kooxda muddo dheer, inkastoo ay xiiseyneyso kooxda reer Spain ee Barcelona. 28-jirkaan ayaa waxaa uu u ciyaaray kooxda Manchester United xilli ciyaareedkan, waxaana uu ku soo bilowday hal kulan seddex jeer. Barcelona ayaa lagu soo […]

Continue reading …
Jurgen Klopp: ‘Alex Oxlade-Chamberlain Wuxuu la qabsan doona kooxda  Liverpool waa hadii,,,,,,,,,,,

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa soo jeediyay in Alex Oxlade-Chamberlain uu dareemay ‘roonaan’ markii uu u dhaqaaqay Anfield oo ka yimid Arsenal. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka England ayaa lix sano oo xirfadiisa ciyaareed ah ku qaatay kooxda ka dhisan Waqooyiga London, lakiin waxa uu ku guuldareystay inuu noqdo mid joogta ah. 24-jirkaan ayaa albaabka […]

Continue reading …