', 'auto'); ga('send', 'pageview'); }
Home » Archives by category » france ligue 1
Liiska xiddigaha u sharraxan abaal-marinta ciyaaryahanka ugu wanaagsan waddanka Faransiiska, xili ay ka soo muuqdeyn xiddigo da’ya.

Liiska xiddigaha u sharraxan abaal-marinta ciyaaryahanka ugu wanaagsan waddanka Faransiiska, xili ay ka soo muuqdeyn xiddigo da’ya.

Liiska xiddigaha u sharraxan abaal-marinta ciyaaryahanka ugu wanaagsan waddanka Faransiiska ee dibadda ka ciyaara ayaa la shaaciyey iyadoo boos loo waayey Paul Pogba, waxaana ay kala yihiin:- N’Golo Kante (Chelsea) Antoine Greizmann (Atletico Madrid) Karim Benzema (Real Madrid) Ousmane Dembele (Borrusia Dortmund) Antoine Griezmann ayaa abaal-marintan difaacanaya kaasoo bilooyin ka hor ku guulestay kaddib markii […]

Monaco Oo Shaacisay Qiimaha Ay Ku Iibinayso Ciyaaryahankeeda Khadka Dhexe?

  Kooxda Monaco ayaa aqbashay in ay iska iibiso xagaaga soo socda ciyaaryahankeeda khadka dhexe  ee Tiemoue Bakayoko.   Ciyaaryahanka khadka dhexe waxaa si weyn u doonaya kooxaha Chelsea, Manchester United iyo PSG, iyadoo uu si gaar ah isha ugu haayo Tababare Jose Mourinho , kaasi oo u arka inuu bedal u yahay Michael Carrick. […]

Continue reading …
RASMI: Edinson Cavani oo heshiis cusub qalinka ugu duugay kooxdiisa PSG.

Edinson Cavani ayaa heshiis cusub oo saddex sanadood ah u saxiixay PSG, kaasoo kooxda ku sii hayn doona ilaa bisha June sanadka 2020. Xiddigan ayaa kooxda PSG wuxuu ugu soo biiray kooxda kubadda cagta Napoli kaaso waayo ku soo qaatya balse xili ciyaareedkan ayaa lala xariirinaayay kooxo badan balse maamulka kooxda waxeey ku guuleysten in […]

Continue reading …
Kooxaha Manchester City iyo Manchester United oo ku dagaalami doona xiddig bartilmaameed u ah qaar ka mid ah Kooxaha Yurub

Kooxda Kubada Cagta ee Manchester City ayaa talaabo horumar leh u qaadaysa saxiixa daafaca bidix ee Kooxda AS Monaco Benjamin Mendy.   Naadiga Manchester City ayaa u muuqanaysa mid ku garaacaysa Kooxda cadowgeeda ee Manchester United oo sidoo kale qayb ka ah doonitaanka Cayaariyahanka reer Faransa ee Benjamin Mendy oo 22-sanno jir ah.   Shabakada […]

Continue reading …
Manchester City oo qayb ka noqotay dagaalka Cayaariyahan Mbappe

Manchester City ayaa isku diyaarineysa in ay lacago ricord ah ku soo qadato weeraryahanka kooxda Ac monoco kaas oo bandhig cajiiba ah la qadanaya kooxdiisa waxa ayna qorsheenayaan in sand ciyaareedka soo aadan ay kenaan garoonka Etihad Stadium     Mbappe, ayaa ah  18-jir waxa uu ku soo baxay xidiga mustaqbal wanagsan leh isag oona […]

Continue reading …
Wax ka baro 10-ka  ciyaaryahan ee ugu bidaarta weyn  kubadda cagta.

timaha oo waa maaddo xasaasi ah, waayo, wax badan oo ka mid ah ragga. Laakiin marka nooca qaadataa waa koorso iyo go’aansado in qoordiidka aagaas doonaa uma baahnid in aad doorasho kasta oo kale laakiin waxa ay aqbalaan oo u la nool yihiin. Ciyaaro inta badan shaqooyinka ay la la’aan ah timo dhab ahaan ma […]

Continue reading …
kooxaha Barcelona iyo Man United oo isku heesta daafaca ka tirsan kooxda Paris Saint-Germain.

kooxaha Barcelona iyo Manchester United ayaa isku hardamaya laacibka daafaca ugu ciyaara kooxda Paris Saint-Germain ee Aurier sida ay sheekadan daabaceysa Exprees./ Xidigan ayaa lagu fasaxi kara aduun lacageed dhan £17.4million (€20m) sida ay sheegtay kooxda Paris Saint-Germain isagu kooxda ku sugan mudo labo sano ah. wareegska ka soo baxa dalka France ee L’Equipe  ayaa sheegaya in kooxda Barcelona aya […]

Continue reading …
Alexis Sanchez oo kusii dhawaanaya ka tagista Kooxdiisa,xilli uu ku wajahan yahay Kooxda,,

Hogaamiyaha Kooxda Paris Saint-Germain Unai Emery ayaa wadahadalo hoose kula jira Weeriryahanka Kooxda Arsenal Alexis Sanchez, si uu u keeno gagida Parc des Princes.   Kooxda Kubada Cagta ee PSG ayaa si dhow loola xiriirinayay u dhaqaaqista Cayaariyahanka reer Chile Alexis Sanchez, kaas oo ku guuldaraystay in uu sii joogo Emirates Stadium, kaddib markii uu […]

Continue reading …
Manchester United oo mar kale beecsan doonta Cayaariyahan Marquinhos

Kooxda Kubada Cagta ee Manchester United ayaa mar kale dareenkeeda u weecin doonta daafaca Kooxda Paris Saint-Germain Marquinhos, sida ay sheegayaan wararka.     Hogaamiyaha Kooxda United Jose Mourinho ayaa dhamaadka xagaagan u dhaqaaqi doona adeega Cayaariyahanka reer Brazil ee Marquinhos, xilli daaficiisa dhexe uu ka kooban yahay Marcos Rojo, Eric Bailly, Chris Smalling iyo […]

Continue reading …
City oo ku soo biirtay tartanka Antonio Griezmann

Kooxda Manchester City ayaa ku soo biirtay tartanka loogu jiro keenista Atletico Madrid weeraryahankeeda Antoine Griezmann horyaalka Preimer Leagea sida uu ku wararmayo Warsidaha Daily Mail. Xidigaan Caalamiga ah ee reer France ayaa kooxaha Manchester United iyo Chelsea waxaa laga yaaba in ay ku qarash gareeyaan lacago dhan £75 million taasoo keeni karta in ay […]

Continue reading …
Page 1 of 3123