Home » Archives by category » Germany Bundesliga
Wargeysyada Iyo Wixii Ay Qoreen: Real Madrid Oo Chelsea Ku Wajahan ,Iyo Jose Mourinho Oo Xagaaga Dambe Suuqa aad uga Kalluunmeysanaya.

Wargeysyada Iyo Wixii Ay Qoreen: Real Madrid Oo Chelsea Ku Wajahan ,Iyo Jose Mourinho Oo Xagaaga Dambe Suuqa aad uga Kalluunmeysanaya.

BOOQASHO: 584   Kulan Wacan Oo Wanaagsan Dhamaan Aqristiyaasha sharafta leh, meel kasta oo Dunida ka joogtan waxaan idin leenahay Jimco Wanaagsan.   Aqristiyaal waxaan halkaan idinku soo gudbineyna wararkii ugu waa weeyna ee maanto jimco ah ay qoreen wargeeysyada.   Real Madrid ayaa ku wajahan kooxda Chelsea, iyadoo Ujeedadeedu ay tahay inay kala soo […]

Bayern Munich Oo Ku Biirtay Loolanka Loogu Jiro Bernardo Silva.

BOOQASHO: 162   Bayern Munich ayaa diyaar u ah inay dagaal kula gasho kooxaha Manchester United, Chelsea iyo Real Madrid saxiixa weeraryahanka AS Monaco Bernardo Silva dhamaadka xilli ciyaareedkan.   wiilka ay isku kooxda yihiin Silva ee Kylian Mbappe ayaa qabsaday suuqa isbuucyadii u danbeyay oo dhan, iyadoo 18-sano jirkaan ay wada doonayaan dhamaan kooxaha […]

Continue reading …
Daawo: Lukas Podolski Oo Ka Caawiyay Xulka Germany Inay Dhegaha Ka Garaacdo Xulka England.

BOOQASHO: 544   Gool Gantaal ah oo uu meel fog oo goolka u jirta 25 yaardi kasoo toogtay Lukas Podolski ayaa ku filnaantay xulka Germany inay u dhameeyso Xulka wadanka England.   31 jirkaan ayaa caawa horkacayay Germany wuxuuna ahaa kabtankooda, Podolski kulankaan wuxuu u ahaa kulankiisi ugu dambeeyay qarankiisa Germany. sidoo kale wuxuu ahaa […]

Continue reading …
Deg Deg: Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Xiisaha Leh Ee Germany vs England, Ter Stegen Iyo Hart Oo Kusoo Kala Biloowday Shaxda Germnay iyo England.

BOOQASHO: 365 Waxaa goordhow lasoo saaray shaxaha xulalka Germany iyo England, ciyaartan ayaa goordhow ka dhici doonta garoonka Signal Eduna Park ee Dortmund.   waxaana goolka Germany kusoo biloowday Ter Stegen, halka goolka England uu kusoo biloowday Hart.   Germany : Ter Stegen, Hector, Hummels, Kroos, Podolski, Weigl, Rudiger, Kimmich, Sane, Brandt, Werner   England […]

Continue reading …
Daawo: Warbixin Kooban Isku Aadka Rubuc Dhamaadka Champions League.

BOOQASHO: 317

Continue reading …
Weeraryahanka Bayer Leverkusen Chicharito Oo Soo Dhaweeyay Hadalkii Mourinho?

BOOQASHO: 783 Weeraryahanka Kooxda reer jarmal ee Bayer Leverkusen Javier Hernandez ayaa soo dhaweeyay hadalkii ammaanta ahaa ee uu Tababaraha kooxda Manchester United Jose Mourinho ku amaanay ciyaaryahanka.   Mourinho ayaa sheegay isbuucaan inuusan marnaba iibin lahayn ciyaaryahanka weerarka uga ciyaari jiray kooxda Manchester United ee Chicharito.   28-sano jirkaan ayaa u muuqda mid ku […]

Continue reading …
Ka Dib Isku Aadkii Xiisaha Laha Ee Rubuc Dhamaadka Champions League, Kooxahee Ayee Kula Tahay Inay U Gudbaayan Semi-finalka?

BOOQASHO: 309   Waxaa Maanta oo jimco ahayd la sameeyay isku aadka Champions League ee rubuc dhamaadka, waxaa kasoo baxay kulamo addag oo inaba caadi ahayn.   waxaa isku soo aaday kooxo ciil isku qaba, waxaa isku soo aaday kooxo hamigooda yahay inay hantaan koobkaani dhegaha bal baalaran leh.   Atletico Madrid waxay ku aaday […]

Continue reading …
macalin Claudio Ranieri  ayaa soo maamulay afar kamid ah siddeeda kooxod oo isku soo haray Champion League, hada ogaaw kooxahaasi.

BOOQASHO: 953 Macallin Claudio Ranieri ayaa soo maamulay 4 ka mid ah siddeeda kooxood ee isugu soo haray xilli ciyaareedkan Champions League intii uu ku guda jiray xirfaddiisa tababarenimo. Waana kooxaha, Atletico Madrid, Juventus, Monaco iyo Leicester City. Kooxaha siddeed dhammaadka Champions League isugu soo haray ayaa maanta la samayn doonaa isku aadkooda. macalinka ayaa […]

Continue reading …
Waxaa Soo Idlaaday Wareega 16-ka Champions Leauge, Haddaba Goorme La Qabanaya Isku Aadka 8-da? Halkeese Lagu Qabanaya?

BOOQASHO: 507 Waxaa soo gaba gaboobay wareegii 16-ka ee Champions League, Sideed koox ayaa soo baxday halka sideed kale ay hareen.   Atletico Madrid waxay Iska reebtay Bayer Leverkusen. Barcelona waxay Iska reebtay PSG. Bayern Munich waxay iska reebtay Arsenal. Borussia Dortmund waxay iska reebtay Benfica. Juventus waxay iska reebtay FC Porto. Leicester City waxay […]

Continue reading …
AS Monaco Oo Iska Xaadirisay Wareega Sideed Dhamaadka Ee Champions League, Ka Dib Markii Ay Iska Reebtay Kooxda Manchester City Oo Caawa Caajis AhayD, Iyo Atletico Madrid Oo U Gudubtay Wareega 8-da.

BOOQASHO: 205   Kooxda Monaco ayaa u Gudubtay wareega 8-da ee Champions League, ka dib markii ay garoonkeeda Stade Louis II ay ku garaacday kooxda Manchester City, 3-1 ayeena ku dharbaaxday oo wadar ahaan ah 6-6.   Kooxda martida loo ahaa ayaa hogaanka ciyaarta qabatay daqiiqadii 8aad ee ciyaarta, waxaana kubad uu kasoo shaqeeyay Bernardo […]

Continue reading …
Page 1 of 75123Next ›Last »
?>