Home » Archives by category » Horyaalada
Bayern Munich oo diiday in Xabi Alonso ay bedelkiisa soo qaadato Cayaariyahan,,,,

Bayern Munich oo diiday in Xabi Alonso ay bedelkiisa soo qaadato Cayaariyahan,,,,

Carlo Ancelotti ayaa meesha ka saaray wararka sheegay in Kooxda Bayern Munich ay dooneysa inay la soo wareegto Cayaariyahan Marco Verratti.   Kooxda Jarmalka ee Bayern ayaa ka war qabta xaalada Cayaariyahan Xabi Alonso kaasi oo mustaqbalkiisa garoonka Allianz Arena uu gabo gabo ku dhow yahay.   Hogaamiyihii hore ee Kooxda Paris Saint-Germain Carlo Ancelotti […]

Barcelona oo diiday inay iibiso Ivan Rakitic

Kooxda Kubada Cagta ee Barcelona ayaa si cad u sheegtay inaysan iibin doonin kalyantigeeda dhexe ee Ivan Rakitic.   Hogaamiyaha Kooxda Blaugrana Luis Enrique ayaa sheegay in weli Rakitic uu muhiim u yahay safkiisa, kaddib markii ay soo bexeen hadalo sheegaya in uu Nou Camp ka tagi doono.   Xiddiga heerka Caalami ee Wadanka Croatia […]

Continue reading …
Gabriel Jesus oo la shaaciyay in uu kasoo muuqan doono kulanka ay la qaadan doonaan Kooxda,,,+SAWIRRO

Manchester City ayaa u ogolaatay war qada Ruqsada ee Cayaariyahan Gabriel Jesus, kaddib markii uu dhawaan qayb ka noqday tababarka Kooxda Sky Blues.   Cayaariyahanka reer Brazil ee Jesus ayaa lagu wadaa in uu kasoo muuqan doono kulanka Axada ay la qaadan doonaan Kooxda Tottenham, xilli ay wajahayso dhibaatoyin dhinaca guuldaroyinka.   Sida ay ku […]

Continue reading …
Manchester United oo dhaqliga Kooxaha aduunka ku garaacday Real, Barca, Bayern, PSG, City, Blues iyo kuwa kale

Kooxda Shaydaamada Cas_cas ee Manchester United ayaa noqotay Naadiga ugu daqliga Kal Ciyaareedkii lasoo dhaafay ee 2015/2016-kii, kaddib war bixin ay soo saartay Jariirada Deloitte Money League.   Manchester ayaa booskan ka maqnayd ku dhawaad 12-sanno kahor inta uusan Kooxda soo gabagabayn waqtigii dheeraa ee seef laboodkii hore ee Sir Alex Ferguson, iyadoo Kooxda aysan […]

Continue reading …
Barcelona oo iska fasaxaysa Luis Enrique, si ay bedelkiisa usoo qaadato,,,,

Barcelona ayaa liiska Macalinnimo ku darsatay hogaamiyaha qayrul caadiga ee Kooxda FC Sevillia Jorge Sampaoli. Blaugrana ayaa laga yabaa inay iska fasaxdo Luis Enrique, ka hor dhamaadka Xagaagan, sida uu sheegay Madaxwaynaha Kooxda Josep Maria Bartomeu. Agaasimaha Kooxda Sevillia Ramón Rodríguez Monchi ayaa kal hore sheegay in Jorge Sampaoli uu sii ahaan doono Tababaraha Kooxda […]

Continue reading …
Madrid oo mashaqo kale kala kulmaysa dhaawaca mid ka mid ah Xiddigaheeda muhiimka ah

Kooxda ugu guulaha badan Tartamada Yurub ee Real Madrid ayaa waayi doonto adeega daafaceeda midig ee Dani Carvajal.   Xiddiga reer Spain ee Carvajal ayaa la sheegay in muddo bil ah uu garoomada ka maqnaan doono, kaddib dhaawac dhanka muruqa oo soo gaaray intii ay socotay Ciyaartii ay dhawaan la qaateen Kooxda FC Sevillia.   […]

Continue reading …
Kabtanka Soomaaliya oo FIFA ku tilmaamay kuwa Tuugo ah, kaddib markii ay xadeen,,,+COD

Kaddib markii ay dhawaan soo dhamaatay codaytii Cayaariyahanka ugu fiican aduunka sanadii tagtay ee 2016, ee FIFA, kabtanka xulka qaranka Soomaaliya Xasan Cali Roble Babaay ayaa sheegay in FIFA ay ka been abuurtay magaciisa.   Anigoo ah Maxamed C/laahi Axmed (Digireey) kana mid ah qorayaasha shabakada Goolasha.net ayaan qadka Telefoonka wax kaga waydiiyay, kaddib markii […]

Continue reading …
Ole Gunnar Solskjaer oo laga yaabo in uu qabto Koox wayn oo magac ku leh dunida

Halyeeygii hore ee Kooxda Manchester United Ole Gunnar Solskjaer ayaa lagu wadaa in uu wadahadalo la qaato qaar ka mid ah mas’uuliyiinta xulka qaranka Norway.   Solskjaer ayaa qabtay xilkii tababarenimo ee Kooxda Molde 21-kii October sanadii 2015-kii isagoo la galay hishiis sedex sanno iyo bar, kaddib markii uu bedelay Tababare Mark Dempsey.   Madaxa […]

Continue reading …
Giacomo Bonaventura oo ugu danbaytii qalinka ku duugay hishiis waqti dheer

AC Milan ayaa ku dhawaaqday in kalyantigeeda dhexe ee Giacomo Bonaventura uu heshiis cusub qalinka ku duugay,kaasi oo sii socon doono ilaa iyo sanada 2020-ka.   27-sano jirkan ayaa saxiixay heshiis saddex sano iyo bar, kaasi oo garoonka caanka ah ee San Siro kusii hayn doona ilaa iyo dhamaadka xilli ciyaareedka 2019-2020-ka.   Bonaventura ayaa […]

Continue reading …
kooxda Barcelona oo dib u soo ceshatay Rivaldo.

Kooxda xafidaneysa horyaalka La Liga ee Barcelona ayaa dib ula soo wareegtay rugcadaageeii hore ee Rivaldo. Xiddiga reer Brazil ayaan ku biiri doonin shaxda kooxda tababare Luis Enrique, laakiin wuxuu qeyb ka noqonayaa mashruuca rugcadaayada Barcelona wuxuuna sii wadi doonaa inuu ciyaaro kulamada bandhiga ee kooxdiisii hore si uu ugu caawiyo in magaceeda kor loogu […]

Continue reading …
Page 1 of 152123Next ›Last »
?>