Home » Archives by category » Horyaalada (Page 172)
Waa kuma bartilmaameedka kowaad ee Kooxda Madrid De Gea mise mise Courtois

Kooxda Kubada Cagta ee Real Madrid ayaa bartilmaameedkeeda kowaad ka dhigan doonta goolhayaha Kooxda Manchester David De Gea.   Kooxda boqortoyada wadanka Spain ee Los Blancos ayaa diyaar la ah qiimo lacageed dhan £ 60-million oo ginni, si ay u hesho adeegiisa.   Kooxda Real Madrid ayaa sidoo kale bartilmaameedsanaysa goolhayaha Kooxda Chelsea Thibaut Courtois […]

Continue reading …
Fabio Cannavaro oo aaminsan in daafacyada Bonucci iyo Chiellini ay yihiin kuwa,,,,

Daafacyada Kooxda Juventus ee Leanardo Bonucci iyo Giorgio Chiellini ayaa lagu tilmaamay in ay yihiin daafacyada ugu fiican waqtigaan tratamada kala duwan ee qaarada Yurub.   Laba Nin ee Leanardo Bonucci iyo Giorgio Chiellini ayaa shabaqooda u diiday Xiddigaha MSN, kaddib laba kulan oo ay wada Ciyaareed bishan April.   Daaficii hore ee Kooxaha Juventus […]

Continue reading …
Kooxda ugu fiican toddobaadkan iyo Champion League, Juventus oo shan Ciyaariyahan ku yeelatay, halka Barca iyo Bayern

Shabakada Ciyaaraha ee Goal.com ayaa soo saartay Kooxda ugu fiican toddobaadkan tartanka Horyaalada Yurub ee Uefa Champion League, Xilli Kooxda Juventus ay noqotay Kooxda ugu badan liiskan.   Kooxda Bionconeri ayaa safkaan ku yeelatay ilaa iyo shan Ciyaariyahan ku waas oo kala Gianluigi Buffon, Leanardo Bonucci, Giorgio Chiellini, Miralem Pjanić iyo Paulo Dybala, kaddib markii […]

Continue reading …
PSG oo ku dhow in ay hishiis la gaarto Cayaariyahan,,,

Kooxda Kubada Cagta ee Paris Saint-Germain ayaa ku dhow in ay hishiis la gaarto Weeriryahanka Kooxda Arsenal Super Alexis Sanchez.   Xiddiga heerka Caalami ee Wadanka Chile Alexis Sanchez ayaa hishiiskiisa Kooxda Emirates Stadium uu ku eg yahay sanad Ciyaareedka 2018-ka, hase yeeshee Kooxda waqoyiga Magaalada London kasoo jeeda ee Gunners ayaa rabta in ay […]

Continue reading …
5-Wax yaabood oo ay Barcelona kusoo laaban karto iyo 5-Wax yaabood oo ay Barcelona kusoo laaban karin

Waxay u baahan yihiin kayar intay u baahnaayeen kulankii PSG   Kulankii hore oo ay Barcelona la yeelatay kooxda PSG waxay u baahneyd inay dhaliso ugu yaraan 4 gool say u aado waqtiga dheeraadka ah ee ciyaarta, balse kulankaan intaas uma baahna oo waxay u baahantahay in ka yar oo ah inay ka dhaliso kooxda […]

Continue reading …
waa kuma xiddiga saddexleyda ugu badan ka dhaliyay Champions League.

Kaddib saddexleeydii uu xalay dhaliyey Cristiano Ronaldo, kumaa saddexleeyda ugu badan ka dhaliyey Champions League isaga iyo Messi?. Cristiano Ronaldo ayaa xalay saddexleey ugu shubay Bayern Munich, waxaana ay saddexleeydaasi ahayd tiisii lixaad oo uu ka dhaliyo Champions League. Lionel Messi oo ka tirsan Barcelona ayaa saddexleey ka badan Ronaldo ka dhaliyey Champions League, waxaana […]

Continue reading …
HAL CIYAARYAHAN IYO HAL KOOX > Labaduba waxa ay gaareen min 100 gool!

Kooxda Atletico Madrid ayaa 100 gool ka dhalisay tartanka Champions League, halka Cristiano Ronaldo uu kaligiis 100 gool ka dhaliyey Champions League. habenkii xaley ayee u aheyd ciyaaryahankan habeen u wacan madamaama u dhaliyay goolkiise 100 ee tartanka Champion League taase ayaana keentay in kooxda Atletico Madrid ay iyadaba ka dhaliso 100 gool. kooxda Atletico Madrid ayaa […]

Continue reading …
kooxaha Man United iyo Chelsea oo isku heesta saxiix weyn, xili ay ku gacan sareyo kooxda…………….

Kooxaha Manchester United iyo Chelsea ayaa ku dagaalamidoonaan saxiixa ciyaaryahanka kooxda Monaco waxaana xidigaan ay la dhaceen bandhigiisa. Bernardo Silva ayaa kamid ah xidigaha ugu mihiimsan ee hada laga baadi goobayo suuqa kala iibsiga waxaana kooxaha xidigaan ku dagaalamayaan ay u egyihiin kuwa xidigaan cajiib ka dhigaya doonistiisa. Lama xaqiijin karo in kooxdiisa Monaco inay […]

Continue reading …
Maanta oo kale xiddigaha ay dhalashadooda ku beegan tahay.

Maanta waxa ay dhalashadiisa ku beegan tahay Rivaldo, kaasoo 45-sano jirsaday. Halyeyga reer Brazil ee Rivaldo ayaa xulkiisa qaranka u saftay 74 kulan, waxaana uu u dhaliyey 35 gool. Rivaldo waxa uu ku guuleystay xirfaddiisa 17 koob oo uu jiro koobka Adduunka oo uu la qaaday xulkiisa Brazil. Maanta oo kale sanadkii 2014-kii, kooxda Sunderland […]

Continue reading …
Sead Kolasinac oo go’aan ku gaaray ku biirida Arsenal xagaagan ?

Kooxda Arsenal ayaa la soo warinayaa in ay ku guuleysatay tartankii lagu jiray daacafa Schale 04 ee Sead Kolasinac marka uu dhamaado xagagan. Bilawgii Todobaadkan ayaa la soo jeedinaya in Gunners iyo AC Milan ay tartan ku aadan laacibkan ka ciyaara daacafa bidix ay ku jiraan kaas oo qandaraaskiisa Schale 04 uu ka dhici doono […]

Continue reading …