Home » Archives by category » Italian Serie A
Atletico Madrid oo Diyaar u ah inay iska Iibiso Kevin Gameiro, Haddaba Sababta Maxay tahay?

Atletico Madrid oo Diyaar u ah inay iska Iibiso Kevin Gameiro, Haddaba Sababta Maxay tahay?

BOOQASHO: 20 Kooxda Atletico Madrid ayaa waxaa la sheegaya inay iska iibineyso xagaagan weeraryahankeeda Kivin Gameiro.   29 jirkaan reer France ayaa wuxuu Vicente Calderon soo caga dhigtay bishii July, Isagoo Adduun dhan £35 milyan kaga yimid kooxda Sevilla.   xiddigan ayaa dhaliyay Lix gool 21 kulan oo uu u saftay kooxda isbuuci ugu dambeeyay. […]

Chelsea oo kaga horaysa Milan saxiixa Cayaariyahan,,

BOOQASHO: 8 Kooxda Kubada Cagta ee Chelsea ayaa dib u milicsan doonta adeega kalyantigeedii hore ee Romelu Lukaku.   Gooldhaliyaha Kooxda Everton Romelu Lukaku oo 26-sanno jir ah ayaa doonaya in uu ka tago Kooxdiisa si uu ugu biiro Koox Ciyaaraysa tartamada Yurub.   Shabakada Calciomercato ayaa ku waramaysa in Kooxda reer Talyaani ee AC […]

Continue reading …
Griezmann, Gotze, Chamberlain, Lukaku, Marquinhos, Klopp” Wargaysyada iyo wixii ay ka qoreen

BOOQASHO: 14 -Weeriryahanka Kooxda Atletico Madrid Antoine Griezmann ayaa u sheegay Macalinkiisa Diego Simeone in dhamaadka Xagaagan uu ku biiri doono Kooxda ugu guulaha badan England ee Manchester United(The Sun)   -Hogaamiyaha Kooxda Lyon Jean-Michel Aulas ayaa soo bandhigay qiimaha uu ku nasaqi karo adeega kalyantigiisa Alexandre Lacazette kaasi oo dhan £40m (L’Equipe).   -Liverpool […]

Continue reading …
DAAWO SAWIRADA, Dhamaan Xiddigihii kubada cagra ee u dabaal degay Maalinta Jacaylka

BOOQASHO: 87 14-ka bisha February waa maalin ay dadka reer galbeedka u asteeyeen Maalita Jacaylka aduunka, xilli ay saamayn xogan ku yeelatay Kubadii Cagta ee aduunka.   Laacibka Khadka dhexe ee Kooxda Manchester United Bastian Schweinsteiger iyo gacalisadiisa Ana Ivanovic ayaa si fiican u xusay Maalinta Jacaylka Aduunka ee Valentine’s Day.   Xiddigo badan oo […]

Continue reading …
Maxaa laga bartay kulamadii laga Ciyaaray tartanka italian Serie A

BOOQASHO: 19 =AC Milan ayaa xalay dhalisay hal gool in ka badan qeybta hore ee ciyaarta waana markii ugu horeesay ee xili ciyaareedkani 2016-2017 ay sidaa sameeyaan.   =Roma ayaa ansixisay 4-gool shan kulan oo horiyaalka talyaaniga ay ciyaareen waana oradkii ugu dheeraa xili ciyaareedkani 2016-2017.   = Marek Hamsik ayaa markiisa afaraad gaaray in […]

Continue reading …
Shaxda Rasmiga ah Kulanka AC Milan Vs Fiorentina.

BOOQASHO: 13 Milan: Donnarumma; Abate, Gomez, Paletta, Vangioni; Kucka, Sosa, Pasalic; Suso, Bacca, Deulofeu   Fiorentina: Tatarusanu; Gonzalo Rodriguez, Salcedo, Astori; Vecino, Cristoforo, Sanchez, Borja Valero, Chiesa; Ilicic; Kalinic

Continue reading …
United oo ka faa, iidaysanaysa xurgufta Ivan Perišić iyo Inter Milan

BOOQASHO: 21 Kooxda Kubada Cagta ee Manchester United ayaa i shaaratay garablaha Kooxda Inter Milan Ivan Perišić.     Cayaariyahanka reer Croatia ee Ivan Perišić ayaa doonay in uu isaga tago San Sirio, kaddib markii uu dal baday mushaar sare, hase ahaatee Maamulka Nerazzurri ayaa doonaya in ay sii haystaan.     Tababaraha Kooxda Manchester […]

Continue reading …
Juventus oo si hoose wadahadalo ula furanaysa wakiilada Cayaariyahan,,,

BOOQASHO: 15 Kooxda Kubada Cagta ee Juventus ayaa mar kale damaceeda u weecin doonta kubad joojiyaha dhexe ee Kooxda PSG Marco Verratti.     Saraakiil ka tirsan Kooxda Bionconeri ayaa u duuli doona Magaalada Paris si ay wadahadalo ula furtaan dulaalada Cayaariyahan Verratti, kaasi oo adeegiisa si xoogan lala xiriirinaayo qaar ka mid ah Kooxaha […]

Continue reading …
PSG oo hogaaminaysa loolanka Messi-ga cusub ee Wadanka Argentina

BOOQASHO: 19 Kooxda Kubada Cagta ee PSG ayaa isku diyaarinaysa u dhaqaaqista Kubad sameeyaha Kooxda Juvenyus Paulo Dybala.     Kooxda Maal qabeenada carbeed ee Paris Saint-Germain ayaa kusoo biirtay tartanka loogu jiro Weeriryahanka reer Agrgentina ee Dybala,  kaasi oo laga yaabo in labo sanno kaddib uu isaga boxo Kooxda kasoo jeeda Magaalada Torino ee […]

Continue reading …
Pirlo oo ku soo laaban doono Juventus

BOOQASHO: 14 Andrea Pirlo ayaa ku soo laban doono magalada Turin si uu ugu noqdo kooxda Juventus ambassadorkadib markii uu ugu fariistay ciyaaraha kubada cagta kooxda New York City FC . Pirlo ayaa ku soo gaba gabeeyay xirfadiisa ciyaareed horyaalka Major League Soccer, waxaana markan uu ku soo laban doonaa magalada Turin. Waxa uu ka […]

Continue reading …
Page 1 of 184123Next ›Last »
?>