Home » Archives by category » La Liga
Dele Alli Oo Ku Dhawaaqay Inuu Ku Biirayo kooxaha Manchester United Ama Real Madrid. hadii……

Dele Alli Oo Ku Dhawaaqay Inuu Ku Biirayo kooxaha Manchester United Ama Real Madrid. hadii……

Dele Alli ayaa lagu soo waramayaa in loo balanqaaday inuu u wareegayo Manchester United ama Real Madrid, iyadoo wakiiladiisa ay ku doonayaan saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe ee Tottenham Hotspur.   21 jirkaan ayaa lagu soo waramayaa inuu ku jiro qaab ciyaareedka shaqaaleynta wakiil cusub, taasoo keentay cabsida ka taagan madaxda kooxda Spurs isagoo sheegay inuu […]

Barcelona oo loo ishaaray wadada ay kuheli karaan xiddig mudo ay ku raad-joogeen

Naadiga Liverpool oo u muuqata mid ka dabcisay caadadiski badnaa kooxda Barcelona kadib markii ay ka hari wayday saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Philipe Coutinho. Aaron Rodgers Cal Bears Jersey Barcelona oo ilaa haatan ka quusan la saxiixashada xiddiga reer Brazil ee Philipe Coutinho inkasta oo Liverpool ka diiday 3 dalab oo waaweyn. Air Jordan […]

Continue reading …
Ernesto Valverde oo ku qanacsan qaab ciyaareedka kooxda Barcelona.

Tababaraha kooxda Barcelona Ernesto Valverde ayaa sheegtay in kooxdiisa ay qorsheyneyso inay si aad ah u shaqeyso ka dib markii ay ku bilaabatay si fiican xilli ciyaareedka horyaalka La Liga iyagoo guusha ka gaartay Girona.   Kooxda reer Catalan ayaa xagaagii niyad jab ku sameysay iyadoo lix kulan ka dhalisay lix gool oo horyaalka Spain […]

Continue reading …
Barcelona oo markaan afka aadisay Kooxda Chelsea, kaddib markii laga soo xirtay Albaabo badan

Barcelona ayaa u dhaqaaqaysa saxiixa Cayaariyahan Willian, Nike Air Max 95 si ay bedel ugu dhigto Neymar, NIKE LUNAREPIC FLYKNIT kaas oo lacagihii abid ugu badnaa ugu dhaqaaqay Kooxda reer Faransa ee PSG.   Kooxda reer Catalania ee Blaugrana ayaa u muuqata mid ku guuldaraysatay saxiixyada Philippe Coutinho iyo Ousmane Dembele, Air Jordan 7 hase […]

Continue reading …
Atletico Madrid oo udhaqaaqday Diego Costa kahor kulanka Chelsea.

Atletico Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay qorsheyneyso inay dhameystirto heshiis ay kula soo wareegeyso Diego Costa xilli ciyaareedka soo socda si ay weerarka uga hor tagaan taageerayaasha ka hor kulanka Champions League ee ay wajahayaan Chelsea. Rojiblancos ayaa ku dhow inay heshiis la gaarto xiddiga heerka caalami ee dalka Spain, kaasoo la filayo inuu […]

Continue reading …
Sadio Mane oo lagu gacan haatinayo horyaalka Spain xili dalab weyn uu ka hilaayo kooxda….

Weeraryahanka Liverpool Sadio Mane ayaa u muuqda inuu diirada u saaran yahay Real Madrid, sida ay sheegayaan wararka.   25 jirkaan ayaa ku faraxsan Reds tan iyo markii uu ugu soo biiray Southampton £ 34m xagaaga 2016.   Mane ayaa dhaliyey 16 gool 36 kulan oo uu u saftay kooxda Jurgen Klopp, oo ay ku […]

Continue reading …
Liverpool oo u sheegtay kooxda Barcelona ineey joojiso hanjabaad xidiga Philippe Coutinho.

Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay Barcelona weydiisatay inay joojiso hanjabaadda Philippe Coutinho iyadoo kooxda ka dhisan La Liga ay isku dayday inay xiddiga reer Brazil ku soo dalbato Spain xagaaga.   25 jirkaan ayaa si aad ah u baadi goobayay Ernesto Valverde kooxdiisa xagaagii, laakiin Reds ayaa qirtay inuusan iib aheyn, isagoo diiday seddex […]

Continue reading …
kooxda Real Madrid oo heshay badalka gool haye Keylor Navas ,

Wadahadalada u dhaxeeya goolhayaha Athletic Bilbao Kepa Arrizabalaga iyo Real Madrid ayaa si wanaagsan u horumaraya, sida laga soo xigtay wargeyska Spain ee Don Balon. Marca ayaa hore u sheegtay in 22 jirkaan loo badalay inuu bedel u noqon doono Keylor Navas oo ka ciyaara Santiago Bernabeu. Qandaraaska Kepa ee Athletic Bilbao ayaa dhacaya xagaaga […]

Continue reading …
Zinedine Zidane oo weli doonaya Alexis Sanchez xili uu dagaal kala kulmaya kooxaha kala ah…………

Zinedine Zidane ayaa lagu soo waramayaa inuu ku booriyay madaxda Real Madrid inay bilaabaan qorshe ay kula soo saxiixanayaan Alexis Sanchez oo ka yimid Arsenal sannadka soo aadan.   28 jirkaan ayaa sidoo kale doonaya Paris Saint-Germain iyo Manchester City ka dib markii uu cadeeyay inuusan dooneynin inuu qandaraas cusub u saxiixo kooxda ka dhisan […]

Continue reading …
Kadib Isco kabtan Sergio Ramos oo noqon doona xidig kale oo qandaraas u kordhiya naadiga Real Madrid.

Real Madrid ayaa isha ku heysa mustaqbalka isbuucyadii u danbeysay, iyagoo doonaya inay soo iibsadaan ciyaartoyda muhiimka ah ee suuqa kala iibsiga, Dani Carvajal, Karim Benzema, Marcelo iyo Isco oo dhamaantood dib u cusbooneysiiyay dhaartoodii Real. Haatan waxa ay noqon doontaa kabtanka Sergio Ramos, kaasoo qarka u saaran inuu heshiis cusub saxiixo maalmaha soo socda, […]

Continue reading …
Page 1 of 86123Next ›Last »