Home » Archives by category » La Liga (Page 2)
Cristiano Ronaldo, Lionel Messi iyo Neymar oo isugu soo hareen abaalmarinta FIFA Men’s Player award

  Cristiano Ronaldo, Lionel Messi iyo Neymar ayaa isugu soo hareen abal marinta Best FIFA Men’s Player award. Ronaldo ayaa ku guuleystay sanadkii la soo dhaafay waxaan xili ciyaaredkii la soo dhaafay uu ka saaciday Real Madrid koobkii labaad oo  Champions League , isagoona tartanka ka dhaliyayay 12 gool. Messi iyo  Neymar, ayaa iyana waxey u qadeen kooxda Barcelona […]

Continue reading …
Real madrid oo si rikoor ah lagu garacay mudo kadib

Los Blancos ayaa ku guul dareysatay labo sano kadib in ay dhaliso wax gool ah kadiub markii xalay ay dhalin weysay wax gool ah . Real Madrid ayaa shabaqa gaari weysay mudo  512 cisho kadib ciyaartii  Real Betis qasaaraha   1-0 ay kala kulmeyn horyaalka  La Liga . Los Blancos  ayaa ugu danbeysay in wax […]

Continue reading …
Real Madrid oo 13-Nin ku yeelatay safka Kooxda ugu fiican Aduunka oo laga soo xuli doono 55-ta Ciyaariyahan ee manta lagu dhawaaqay’ Goobta iyo Meesha ay xaflada ka dhacayso

Kabtanka Kooxda Juventus Gianluigi Buffon iyo si la mid ah daafaca dhexe ee Kooxda  AC Milan Leonardo Bonucci ayaa ka mid noqday xiddigaha u sharaxan abaal marinta FIFPro World XI.     FIFPro iyo ururrada cayaaraha ee xiriirka kubada cagta adduunka ayaa la filayaa in ay doortaan 11-ka xiddig ee ugu fiican xilli ciyaareedkii 2016-2017, […]

Continue reading …
Karim Benzema Oo Heshiis Cusub U Saxiixay Kooxdiisa Real Madrid.

Karim Benzema ayaa heshiis cusub u saxiixay Real Madrid ilaa 2021, sida ay ku dhawaaqday kooxda La Liga ee Real Madrid.   29 jirkaan ayaa labo sanno ka hartay qandaraaskiisa haatan, balse wuxuu u kordhiyay qandaraas dheer  ah taasoo qeyb ka ah heshiiska uu ku egyahay qandaraaskiisa lagu burburin karo € 1 bilyan (£ 890m). […]

Continue reading …
Barcelona oo ku guul darreysatay inay £ 124m ku dalbato xiddiga Atletico Madrid ee……………

Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay isku dayday inay Antoine Griezmann kala soo wareegto Atletico Madrid xagaagii, laakiin 124 milyan oo ginni ay ku rabto.   Naadiga reer Catalan ayaa ku dhibtooneysay inay hesho bedelka Neymar ka dib markii uu noqday xiddiga reer Brazil ee rikoorka adduunka ugu qaalisan £ 200m ee Paris Saint-Germain.   […]

Continue reading …
Simone Zaza o taariikh ka sameeyay La Liga

Simone Zaza ayaa noqday ciyaaryahankii afaraad ee kasoo jeeda Wadanka Talyaaniga oo seddexley ka dhaliya La Liga, kaddib seddexlaydii Malaga.   Weeraryahankii hore ee Kooxaha Sassuolo, Juventus iyo West Ham United ayaa ku dhaliyay seddex gool wax ka yar 10-daqiiqo intii ay socotay qeybtii labaad ee dheeshii Mestalla, ka hor inta aan lagu bedelin Cayaariyahan […]

Continue reading …
Josep Maria Bartomeu: “Ma jiro qorshe cusub oo suuqa kala iibsiga bisha Janaayo”

Madaxweynaha Barcelona Josep Maria Bartomeu ayaa shaaca ka qaaday in kooxda aysan ku biiri doonin suuqa kala iibsiga marka ay dib u fureyso, inkastoo ay waayeen saxiixa rikoorka Ousmane Dembele.   Kooxda reer Catalan ayaa rajeyneysa inay ka maqan tahay xiddiga heerka caalami ee xulka France tan iyo bilowgii bishii Janaayo ka dib markii uu […]

Continue reading …
Farxad iyo Murugo’ Real oo waynaysa Theo kulamo dhowr ah iyo Marcelo oo dib ugu soo laabtay Kooxda, kaddib,,,

Hogaamiyaha Kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa ka wal walsan Xaalada Kooxdiisa, kaddib markii ay lumisay Cayaariyahan Theo Hernandez, ka hor kulanka Caawa.   Los Blancos ayaa Caawa garoonkeeda Estadio Santiago Bernabéu kusoo dhawayn doonta dhigooda Real Betis, kaas oo qayb ka ah La Liga, wallow ay dib u helayso Cayaariyahan Marcelo Vieira da Silva, […]

Continue reading …
Maxay ahayd ujadadii ka danbaysay in Xiddigaha Kooxda Barcelona ay garoonka kusoo galaan Fanaanado aan ahayn kuwii ay ku Ciyaaraayeen,+muuqaal

Xiddigaha Kooxda Barcelona ayaa teegeeradooda u muujiyay saxiixooda cusub ee Ousmane Dembele, kaas oo la ogaaday in uu garoomada ka maqnaan doono ugu yaraan muddo Afar bilood.   Barcelona ayaa garoonkeeda Camp Nou kusoo dhawaysay Kooxda yar ee Eibar, ka hor inta aysan Ciyaarta bilaaban’ wiilasha Macalin Ernesto Valverde ayaa garoonka kusoo galay Fanaanado ay […]

Continue reading …
Daawo Muuqaalkan dagaaladii ay sameyeen Messi, Ronaldo, Cavani, Neymar, Rojo, Lukaku, Kooxo iyo Garsoorayaal sanadan 2017

Kubada Cagta ayaa ah meesha ugu dareenka kulul bini’aadamka marka ay timaado xilliyada lagu jiro garoonka, taas oo Ciyaariyahanka uusan fiirinaynin Walaal, Qaraabo, Xigto, Diin iyo Midib.     Muuqaalka soo socda waxaad ku daawan doontaa qaar ka mid ah dhacdoyinkii ugu yaabka badnaa ee ka dhex dheca garoomada Kubada Cagta ku waas oo xitaa […]

Continue reading …