Home » Archives by category » La Liga (Page 3)
Daawo qaabkii halista lahaa ee uu u dhaawacmay Cayaariyahan Ousmane Dembele

Wararka ka imaanaya gudaha gobolka gooni u goosadka ee Catalania ayaa sheegaya in da yarka reer Faransa ee Ousmane Dembele uu ku dhaawacmay dheeshii ka dhanka ahayd Kooxda Getafe.   Cabqarigii hore ee Borussia Dortmund Ousmane Dembele ayaa dheesha laga saaray daqiiqadii 25-aad ee qaybtii hore ee Cayaarta, kaddib markii lagu bedelay Cayaariyahan Gerard Deulofeu […]

Continue reading …
Barcelona oo mar kale faraha la gashay mashaqo, kaddib,,,

Wararka ka imaanaya gudaha gobolka gooni u goosadka ee Catalania ayaa sheegaya in da yarka reer Faransa ee Ousmane Dembele uu ku dhaawacmay dheeshii ka dhanka ahayd Kooxda Getafe.   Cabqarigii hore ee Borussia Dortmund Ousmane Dembele ayaa dheesha laga saaray daqiiqadii 25-aad ee qaybtii hore ee Cayaarta, kaddib markii lagu bedelay Cayaariyahan Gerard Deulofeu […]

Continue reading …
Milan oo Weerar ku qaadaysa Barcelona si ay u hesho saxiixa Cayaariyahan,,,,

AC Milan ayaa indhaha la raacaysa daafaca midig ee Kooxda Barcelona Aleix Vidal, ka hor bisha Janaayo, sida ay sheegayaan wararka.   Kaddib dhaawicii Cayaariyahan Andrea Conti ayaa la ogaaday in ugu yaraan muddo lix bilood ah uu garoomada ka maqnaan doono, taas oo keentay in ay odorosaan xaalada Cayaariyahan Vidal.   Daafacii hore ee […]

Continue reading …
Andreas Pereira oo doonaya inuu qaab amaah ah ugu biiro kooxda Valencia,

Andreas Pereira ayaa shaaca ka qaaday inuu rajeynayo inuu xilli ciyaareedkii 2017-18 ku qaato Valencia amaah ahaan, inkastoo tababaraha Manchester United Jose Mourinho uu xaqiijiyay in Red Devils ay qandaraaska u dhigtay Xidigan. Isbuucii hore, Mourinho ayaa qirtay inuu ahaa “niyadjab” in Pereira uu go’aansaday inuu ku biiro Valencia, iyadoo tababaraha United uu doonayo inuu […]

Continue reading …
Josep Maria Bartomeu oo kalsooni ku qaba sii joogista xidiga Messi.

Madaxwaynaha Barcelona Josep Maria Bartomeu ayaa sheegay in aabaha dhalay Lionel Messi uu saxiixay qandaraas cusub oo uu ku kordhinayo xiddiga reer Argentina.   Blaugrana ayaa bishii July ku dhawaaqday in Messi uu heshiis afar sanno ah u saxiixay heshiiskiisa kaasoo la saxiixi lahaa isbuucyada soo socda, marka uu Messi dib ugu soo laabto kooxda […]

Continue reading …
Barcelona oo dalabkii ugu dambeyay u dire doonta bisha Janaayo xidiga Philippe Coutinho.

Barcelona ayaan ku soo laaban doonin dalab cusub oo ay kula saxiixaneyso kubadsameeyaha Liverpool Philippe Coutinho bisha Janaayo, sida laga soo xigtay Marca Warbixinta ayaa sheeganeysa in Blaugrana aysan dib u dhigi doonin xiisahooda muddo afar bilood ah sababtoo ah Coutinho ayaa haatan ku jira Champions League, isagoo ciyaaray kulankii ay barbaraha 2-2 la galeen […]

Continue reading …
Real Madrid oo kula dagaalameysa kooxda ay xifaaltama ee Barcelona saxiix weyn xili ay ku dhawdahay kooxda……..

Real Madrid ayaa ku biirtay tartanka loogu jiro saxiixa bartilmaameedka Barcelona Maxime Lopez, sida laga soo xigtay Sport. Los Blancos ayaa lagu soo waramayaa inay ka dhawaajisay xiisaha ay u hayaan kooxda ay xafiiltamaan ee Clasico 19 jirkaan kubadsameeyaha ah ee Marseille, waxaana uu jeclaan lahaa inuu u saxiixo qeyb ka mid ah wareegooda si […]

Continue reading …
Real Madrid Oo La Soo Wareegtay Weeraryahanka Reer Brazil Ee Rodrigo Rodrigues.

Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay qarka u saaran tahay inay lasoo saxiixato 17 jirka reer Brazil Rodrigo Rodrigues qandaraas lix sano ah.   Madaxweynaha kooxda haatan ee Gremio Novorizontino, Genilson da Rocha Santos, ayaa xaqiijiyay in Rodrigues uu ku sugan yahay Madrid si uu u helo tijaabo caafimaad, waxaana la rajeynayaa in weeraryahanka […]

Continue reading …
Kaddib bixitaankii Leonardo Bonucci’ Giorgio Chiellini oo dhabaas oo kale ku taagan

Wararka ka imaanaya gudaha wadanka Talyaaniga ayaa sheegaya in Kooxda Juventus ay wadahadalo la furanayso dulaalka Cayaariyahan Giorgio Chiellini, si looga saxiixa heshiis cusub.   Kooxda ugu guulaha badan tartanka italian Serie A ayaan dhib badan ka mari doonin hishiis kor dhinta Cayaariyahan Chiellini, kaas oo diyaar u ah inta waqtigiisa Kubada Cagta ka dhiman […]

Continue reading …
Marotta oo mar kale ku digtay Kooxda Barcelona

Maareeyaha guud ee Kooxda Juventus Giuseppe Marotta ayaa mar kale ku digtay Kooxda kasoo jeeda gobolka gooni u goosadka Catalania ee Barcelona, kaas oo ku aadan helida adeega Cayaariyahan Paulo Dybala.   Kooxda ku Ciyaarta garoonka Camp Nou ayaa u aragta laacibka heerka caalami ee Wadanka Argentina Dybala bdelka saxda ee Cayaariyahan Neymar, kaas oo […]

Continue reading …