Home » Archives by category » La Liga (Page 82)
Neymar oo aaminsan in Kooxdiisa ay soo laaban doonto xilli uu balan qaaday in uu,,,

Barcelona weeraryahankeeda Neymar ayaa kalsooni ku qaba in ay soo laabasho kale sameyn doonto kooxda Catalan xilli uu yiri waxaan dhalin doonaa laba gool oo ka mid ah kuwa aan Champions League ugu soo kabaneyno si la mid ah kulankii PSG.   Luis Enrique wiilashiisa ayaa khasaare kala soo kulmay Juventus lugtii hore ee wareegga […]

Continue reading …
Mid kamid ah xiddigaha Real Madrid oo gacmo furan ku soo dhaweeyay laacibka kooxda,,,,tallow ma Ronaldo mise……

Weeraryahanka kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa amaanay xiddiga kooxda kubadda cagta Chelsea ee Hazard sida ay qoreyso majalada Daily Mail) Xidigan u dhashay dalka France ayaa sheegay inuu yahay Hazard ciyaaryahan ku haboon kooxda Real Madrid waana xidig tayo leh sida ayuu sheegay laacibkan. Hazard ayaa ku raaxiisanayo kooxda Chelsea isagu waayo fiican ku qaadanaya kooxda uu […]

Continue reading …
Wax waliba aad ugu baahan tahay kulanka u dhaxeeya kooxaha Real Madrid iyo Bayern Munich, Bavarians oo caawa hileysa xidigiida weerarka ugu ciyaara.

kulanka caawa ugu xiisaha badan waa kan u dhaxeeya kooxda Real Madrid iyo Bayern Munich kulan ka tirsan Tartanka Champion League. Xaqiiqda kulanka: Macalinka kooxda Real Madrid  Zinedine Zidane ayaa caawa wuxuu  xaqiijiyey in uu maqan yahay  ciyaaryahankiisa Gareth Bale xiddiga khadka dhexe kooxda Isoc ayaa caawa laga yaaba inuu buuxiyo booska ciyaaryahan Bale madaamo […]

Continue reading …
Falanqeynta kulanka u dhaxeeya kooxaha Atletico Madrid iyo Leicester City, Leicester City oo rabta ineey ka aarsato kooxda Atletico Madrid.

kooxaha Atletico Madrid iyo Leicester City ayaa caawa isku dhagan kulan ka tirsan tartanka Champion League waana lugtii 2-aad ay labadan kooxod wada ciyaarayan, lugtii hore kooxda dawacooyinka waa laga soo badiyay waxaana lagu soo badiyay 1-0. Xaqiiqda kulankan: Guushii ay isbuucii hore ku gaartay Calderon, Atletico Madrid waxey usii adkeyneysaa iney sii wadato rikoorkeeda guuldaro la’aanta […]

Continue reading …
Xiddigaha Bayern Munich oo u soo duulay Spain ka hor kulankooda caawa ee Real Madrid ::

Bayern Munich ayaa u soo safartay magaalada Madrid ee caasimadda Spain ka hor kulankeeda CAAWA  ee Real Madrid lugta labaad ee sideed dhammaadka Champions League. Kooxda reer Germany ayaa maanka u heysa guul daradii 2-1 ee looga soo adkaaday garoonkeeda, waxayna dooneysaa inay caawa  jawaab ka bixiso. Bayren Munich ayaa caawa hileysa xiddigiida weerarka ugu […]

Continue reading …
Qaar kamid ah xiddigaha Barcelona oo booqosho ugu tagay isbitaalka xiddiga lagu magacaabo………

Marc Bartra waxaa booqasho ugu tagay saaxiibadiisii hore ee Barcelona Jordi Alba iyo Sergio Busquets isaga oo ka wali kujira ka soo kabashadii dhaawicii ku soo gaaray qaraxii la la eegtay Baskii kooxda Borussia Dortmund. Daafaca waxaa dhaawac uu ka gaaray gacanta kaddib markii qaraxaas uu burburiyey daaqaddii uu xigay ee Baskii Dortmund, markaasoo ay […]

Continue reading …
Chelsea oo u ogolaatay Diego Costa in uu isaga tago Kooxdiisa, xilli bedelkiisa ay soo wadato,,

Kooxda kasoo jeeda galbeedka Magaalada London ee Chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay u ogolaan doonto Weeriryahankeeda Diego Costa u dhaqaaqista Horyaalka Chinese Super League.   Kooxda hogaaminaysa horyaalka ee Blues ayaa ku dhow in ay dhamaystirto heshiiska Cayaariyahan Alvaro Morata, kaasi oo la ogson yahay in xagaaga danbe uu ka tagi doono Kooxdiisa. […]

Continue reading …
Marco Verratti oo shaki geliyay mustaqbalkiisa Kooxda Paris, Xilli Naadiga Chelsea,,,,

Marco Verratti ayaa mustaqbalkiisa kubada cagta wax ka way diin doona Kooxda Paris Saint-Germain, haddii uu ka tagi doono kooxda Ciyaarta tartanka Ligue 1.   Xiddiga heerka Caalami ee Wadanka Talyaaniga ayaa si xoogan loola xiriirinayay in uu u dhaqaaqi doono tartanka English Premier League, hase ahaatee Kooxda Cimaaliqada dalka Spain ee Barcelona ayaa doonaysa […]

Continue reading …
Kaddib bar barihii Derby della Madonnina Inter oo u dhaqaaqaysa hogaamiyaha macangaga ee,,,

Kaddib bar barihii Kooxda Inter Milan 2-2 ay la galeen Kooxda mataanteeda ee AC Milan ayaa keentay in Macalin Stefano Pioli laga joojin doono shaqada Kooxdiisa.   Nerazzurri ayaa mar kale dib u furi doonta wadahadaladii ay kula jirtay Hogaamiyaha Kooxda Atletico Madrid Diego Simeone, kaddib markii ay ku guuldaraysteen in ay badiyaan kulankii Derby […]

Continue reading …
United-ka oo kusoo biirtay tartanka loogu jiro Weeriryahanka Kooxda,,,

Manchester United ayaa dareenkeeda u weecin doonta Weeraryahanka kooxda Real Madrid Alvaro Morata, sida ay daabacday shabakada CalcioMercato.com.   United ayaa tartan adag kala kulmi doonta Kooxaha Chelsea iyo si la mid ah kooxdiisii hore ee Juventus, hase ahaatee Kooxda ugu guulaha badan England ee Red Devils ayaa bartilmaameedkooda koowaad ka dhiganaya Cayaariyahanka reer Spain […]

Continue reading …