Home » Archives by category » Premier League
Manchester United oo wadahadalo la furtay –?

Manchester United oo wadahadalo la furtay –?

Real Madrid ayaa wali ku raad joogta De Gea, oo ah gool hayaha koowad ee qaranka Spain inkastoo dhoor jeer ay ku guul dareysayay . Goolhayahan ayaa u saftay 277 kooxda United tan iyo markii uu ku soo biiray kooxda Atletico Madrid bishii 2011. De Gea ayaa labo gool kaliya laga dhaliyay lix kulan oo […]

Dele Alli Oo Ku Dhawaaqay Inuu Ku Biirayo kooxaha Manchester United Ama Real Madrid. hadii……

Dele Alli ayaa lagu soo waramayaa in loo balanqaaday inuu u wareegayo Manchester United ama Real Madrid, iyadoo wakiiladiisa ay ku doonayaan saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe ee Tottenham Hotspur.   21 jirkaan ayaa lagu soo waramayaa inuu ku jiro qaab ciyaareedka shaqaaleynta wakiil cusub, taasoo keentay cabsida ka taagan madaxda kooxda Spurs isagoo sheegay inuu […]

Continue reading …
Arsenal oo heshay daafac da’yar kaa uu ka ciyaara horyaalka,,,,,,,,,

Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay qarka u saaran tahay inay daafacaan  Harold Moukoudi xilli ciyaareedka soo socda kento garoonkeda.   Moukoudi ayaa waxaa lagu tilmaamaa inuu ka mid yahay xiddigaha ugu fiicnaa France ka dib markii uu kasoo muuqday akadeemiga kooxda ka dib markii uu ka soo biiray Paul Pogba iyo Dimitri Payet. Sida […]

Continue reading …
Olivier Giroud oo dalab ka helaya mid kamid ah kooxaha Primear League.

Tababaraha Everton Ronald Koeman ayaa lagu soo waramayaa inuu u dhaqaaqi doono weeraryahanka Arsenal Olivier Giroud marka uu suuqa kala iibsiga furmo bisha Janaayo.   Kooxda Toffees ayaa ka mid ah seddexda kooxood ee xiisaha u leh 30-sano jirkan xagaaga, waxaana ku wehliya kooxda Lyon iyo kooxda  West Ham United.   Giroud ayaa dhawaan qirtay […]

Continue reading …
Kevin de Bruyne oo doonaya inuu wadahadalo la furo kooxda Man City.

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester City Kevin de Bruyne ayaa soo jeediyay inuu rajeynayo inuu wadahadalo u furo mustaqbalka dhow.   De Bruyne ayaa xilli ciyaareedkii hore ka soo muuqday garoonka Etihad Stadium tan iyo markii uu ka soo wareegay kooxda Wolfsburg bishii August 2015, isagoo 23 gool iyo caawino badan oo ka caawiyay 97 […]

Continue reading …
Antonio Conte oo xaqiijiyay inuu ku soo bilaawan doonin Thibaut Courtois kulanka Atletico Madrid.Maxay tahay sababta?…

Antonio Conte ayaa daboolka ka qaaday in  Thibaut Courtois uu ku soo bilaaban doono Kulanka Atletico Madrid Antonio Conte ayaa xaqiijiyay in Kulanka Atletico Madrid ee Tartanka Champios Leagea uu ku soo bilaban doono Thibaut Courtois kagadaal markii uu Qatar galay kulankii Stoke City.   Iyadoo Labada Koox ay isku arki doonan Heerka Group-yada ee […]

Continue reading …
Barcelona oo loo ishaaray wadada ay kuheli karaan xiddig mudo ay ku raad-joogeen

Naadiga Liverpool oo u muuqata mid ka dabcisay caadadiski badnaa kooxda Barcelona kadib markii ay ka hari wayday saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Philipe Coutinho. Aaron Rodgers Cal Bears Jersey Barcelona oo ilaa haatan ka quusan la saxiixashada xiddiga reer Brazil ee Philipe Coutinho inkasta oo Liverpool ka diiday 3 dalab oo waaweyn. Air Jordan […]

Continue reading …
Pep Guardiola oo Arsenal u sheegay in ay iska ilaaban Janaayo Raheem Sterling.

Macalinka Kooxda Manchester City Pep Guardiola  ayaaa Kooxda Gunners u sheegay in ay iska ilooban Ciyaaryahankiisa Raheem Sterling. Gunners ayaa City  weydisatay arrimo ku saabsan Weeraryahanka reer Engalnd bishii dhaweyd markaas oo aheyd waqtigii uu furnaaa suuqa Kala iibsiga. City ayaa tiri ‘Maya’ Sterling, iyadoona sheegtay in aysan dooneynin in heshiiska ay ku doonayaan Super […]

Continue reading …
Jose Mourinho oo laga yaabo inuu la kulmo ganaax.

Jose Mourinho ayaa ku adkeysanaya inuusan ogeyn sababta keentay in garsooraha loo soo diray garsoore Craig Pawson dhamaadkii kulankii Manchester United ay 1-0 kaga badisay Southampton. Tababaraha reer Portugal ayaa wajahaya falalka suurtagalka ah ee ka imaanaya xiriirka kubada cagta Ingariiska, oo ay ku jirto ganaax  ka dib markii loo ceyriyay isaga oo la filayay […]

Continue reading …
Kooxda Garth Crooks ‘ee todobaadka: Kane, Morata, Coutinho, Eriksen, Sane,

Qabiirka caanka ah ee BBC Garth Crooks ayaa soo xushay kooxda ugu fiican horyaalka Primear League. Caadiyan waa shax uu sameyo marka ay dhacaan kulamo ka tirsan horyaalka primear League isago xidig walbo wax qabadkiisa uu sheego. hadaba shaxda hoos ka fiire. Goalkeeper – Simon Mignolet (Liverpool) Defender – Cesar Azpilicueta (Chelsea) Defender – Phil […]

Continue reading …
Page 1 of 180123Next ›Last »