Home » Archives by category » Premier League (Page 169)
5 Daafac ee ugu goolasha badan 10-kii sano la soo dhaafay+SAWIRO

WAXAAN IDIIN SOO GUDBINEYNAA MAGACYADA 5 TII DIFAAC EE UGU GOOLASHA BADNAA 10 KII SANO LA SOO DHAAFAY DHAMAAN XIDIGAHA DIFAACA KA CAYAARAY EE SOO MARAY KUBADA CAGTA IYO KUWA HADA DHEELA INTABA. Hadaba Waa kuwee shantaas daafac? 5.HEIKO WESTERMANN 26 GOAL 4.JOHN TERRY 27 GOAL 3.CHRISTIAN MAGGIO 28 GOAL 2.NALDO 31 GOAL 1.SERGIO RAMOS […]

Continue reading …
Qaar kamid ah kooxaha horyaalka Premier League oo soo dhaweyay ka soo hari taakeyn kooxda Leicester City tartanka Champion League, waxaana kamid ah Man United iyo…….

Kooxda dawacooyinka ee Leicester ayaa habeenkii xaley ka hartay tartanka Champion League iyadu ka soo reebtay kooxda ka timaado dalka Spain ee Atletico Madrid xili lagu awood sheegtay celcelis ahaan 2-1 waxaa  soo dhoweeyay kooxaha Liverpool, Manchester City, Manchester United iyo Arsenal. Kooxda Liverpool   ayaa hadda waxay ku jirtaa booska 3-aad iyadoo 2 dhibcood ka […]

Continue reading …
Liverpool oo ku dhaw ineey ku garaacdo kooxaha Arsenal, Borussia Dortmund iyo Atletico Madrid saxiix weyn oo mudo daba joogtay..

Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay cusbooneysiineysa xiisihii ay u qabtay weeraryahanka Lyon Alexandre Lacazette xagaagan.   25-sano jirkaan ayaa qaab ciyaareed wacan qadanaya seddexdii xilli ciyaareed ee la soo dhaafay, isagoo u dhaliyey in ka badan 70 gool oo horyaalka ah wakhtigaas oo ay ku jiraan 24 oo keliya 27 kulan […]

Continue reading …
Macalinka hogaamiya kooxda Swansea City oo shaaca ka qaaday in ay kooxdiisa tabin Ashley Williams, sido kale kooxda Chelsea oo weera ku qaaday.

Macalinka kooxda Swansea City Paul Clement ayaa shaaca ka qaaday in aysan kooxda tabin laacibkiide  hore kooxda ee Ashley Williams oo daafaca ugu ciyaarayay kooxda. Ashley Williams ayaa waqti dheer ku qaatay garoonka  Liberty Stadium ee ku ciyaarta kooxda Swansea City balse xili ciyaaredkan ayuu kooxdiisa hore ka hayaamay isagu mudo 8-sano ku sugnaa naadiga basle […]

Continue reading …
Manchester United oo indha ku heesa daafaca halis badan kaaso u ciyaara kooxda……

kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa aad u xiiseynesa laacibka daafaca ugu ciyaara kooxda Paris St-Germain’s ninka lagu magacaabo Serge Aurier. 24-sano jirkan u dhashay dalka  Ivory Coast ayaa indha ku hayaa macalinka hogaamiya kooxda Man United ee Jose Mourinho kaaso raba inuu badal ugu dhigo laacibka oo hada u isticmaalo dhanka daafaca midig ee antonio valencia kaaso […]

Continue reading …
Qiimaha lagu nasaqi karo hishiiska Cayaariyahan Andrea Belotti oo la ogaaday

Madaxweynaha Kooxda Kubada Cagta ee Torino Urbano Cairo ayaa si hoose u sheegay in kalyantigiisa Andrea Belotti uu sii joogi doono Kooxdiisa.   Urbano Cairo’ Madaxweynaha Kooxda Torino ayaa soo bandhigay qiimaha lagu nasaqi karo hishiiska Cayaariyahan Belotti, kaasi oo dhan € 100-million.   Da,yarka reer Talyaani ee Andrea Belotti ayaa xagaagan Kooxdiisa u dhaliyay […]

Continue reading …
Metro oo hal saf ka samaysay sama fiinaalka tartanka Faca wayn ee FA Cup

Tartanka faca wayn ee FA Cup ayaa xagaagan ka duwan kuwii hore marka loo eego afarta Koox ee isugu soo hartay Semi Fiinaalihiisa, ku waas oo kala ah Chelsea, Tottenham, Arsenal iyo Manchester City.   Jariirada Metro ayaa hal saf ka samaysay ka hor kulamada Semi Fiinaalaha tartanka FA Cup-ka, xilli ay isku aadeen Naadiyada […]

Continue reading …
Waa kuma bartilmaameedka kowaad ee Kooxda Madrid De Gea mise mise Courtois

Kooxda Kubada Cagta ee Real Madrid ayaa bartilmaameedkeeda kowaad ka dhigan doonta goolhayaha Kooxda Manchester David De Gea.   Kooxda boqortoyada wadanka Spain ee Los Blancos ayaa diyaar la ah qiimo lacageed dhan £ 60-million oo ginni, si ay u hesho adeegiisa.   Kooxda Real Madrid ayaa sidoo kale bartilmaameedsanaysa goolhayaha Kooxda Chelsea Thibaut Courtois […]

Continue reading …
Kooxda ugu fiican toddobaadkan iyo Champion League, Juventus oo shan Ciyaariyahan ku yeelatay, halka Barca iyo Bayern

Shabakada Ciyaaraha ee Goal.com ayaa soo saartay Kooxda ugu fiican toddobaadkan tartanka Horyaalada Yurub ee Uefa Champion League, Xilli Kooxda Juventus ay noqotay Kooxda ugu badan liiskan.   Kooxda Bionconeri ayaa safkaan ku yeelatay ilaa iyo shan Ciyaariyahan ku waas oo kala Gianluigi Buffon, Leanardo Bonucci, Giorgio Chiellini, Miralem Pjanić iyo Paulo Dybala, kaddib markii […]

Continue reading …
PSG oo ku dhow in ay hishiis la gaarto Cayaariyahan,,,

Kooxda Kubada Cagta ee Paris Saint-Germain ayaa ku dhow in ay hishiis la gaarto Weeriryahanka Kooxda Arsenal Super Alexis Sanchez.   Xiddiga heerka Caalami ee Wadanka Chile Alexis Sanchez ayaa hishiiskiisa Kooxda Emirates Stadium uu ku eg yahay sanad Ciyaareedka 2018-ka, hase yeeshee Kooxda waqoyiga Magaalada London kasoo jeeda ee Gunners ayaa rabta in ay […]

Continue reading …