Home » Archives by category » Premier League (Page 3)
Henrikh Mkhitaryan oo qiray in la’aanta  Paul Pogba ay wax…………

Xiddiga Manchester United Henrikh Mkhitaryan ayaa qirtay inay kooxdiisu ku dhibtoon doonto kulamada soo socda la’aanta Paul Pogba.   Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Faransiiska ayaa wajahaya dhaawac dhanka muruqa ah ka dib kulankii Red Devils ay 3-0 kaga badisay Basel kulankii Champions League ee Talaadadii.   Ma jiro wakhti rasmi ah oo uu ku […]

Continue reading …
Danny Welbeck oo laga yaabaa inuu garoomada ka maqnaado muddo dhan……….

Weeraryahanka Arsenal Danny Welbeck ayaa lagu soo waramayaa inuu ku maqnaan doono garoomada muddo bil ah ka dib markii uu dhaawac ka soo gaaray kulankii isbuucaan. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka England ayaa la bedelay daqiiqadii 73aad ee kulankii barbaraha goolal la’aanta ee ay la galeen Chelsea ee ka dhacday Stamford Bridge ka dib markii […]

Continue reading …
 Rio Ferdinand oo noqday feeryahan

Manchester United Daafacedii  Rio Ferdinand ayaa sheegay in uu ku biiri doono ciyaarta feerka . 38-sano jirkan ayaa ku shaqeyn jiray TV pundit tan iyo markii uu ka fariistay ciyaaraha sanadkii 2015.   Ciyaaryahankii hore ee qaranka England ayaa ku dhawaqay go’aankan maanta oo talaaada ah . Ciyaaryahankii hore ee kooxda Sheffield United Curtis Woodhouse, ayaa dhawaan noqday […]

Continue reading …
Somaliya oo 30 sano kadib ka qeeb galeysa tartanka —?

Ciyaaryahan Axmed Maxamed Xaaji ayaa soomaliya ugu qeeb galaya tartanka tukwaandhuuga ee ka furmi doono 22 bishan caasimada Kigaali .   Bahda Sports Qeebaheda kala duwan ayaa xaflada sagootin ah waxey u sameeyan ciyaaryahan Axmed .   Waa markii ugu horeysay mudo 30 sano kadib oo Somaliya ay ka qeeb gasho tartantan nuuucan oo kale

Continue reading …
ROONEY oo gawaarida laga ganaxay

Everton weeraryahnkeda Wayne Rooney ayaa laga ganaxay gaawari wadista mudo dhan 12 markii ay ku cadaatay in uu waday isagoo cabsan . Kabtankii hore ee qaranka  England ayaa dacwadan maanta ku qirtay maxkamda ku taalo  Stockport. Rooney, ayaa sidoo kale la ganaxay 100 maalin oo mishaar la’aan ah oo kooxdiisa  ah iyadoona laacibka mudo 13 […]

Continue reading …
Antonio Conte: Andreas Christensen ayaa bedeli kara David Luiz.

Tababaraha Chelsea Antonio Conte ayaa aaminsan in daafaca da’da yar Andreas Christensen inuu si fiican u buuxiyo booskia David Luiz kadib casaankii uu qaatay xidigan kulankii shaley.   Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Brazil ayaa seegi doona kulanka EFL Cup-ka ee ay la leeyihiin Nottingham Forest bartamihii Isbuuca, iyo sidoo kale kulamada Premier League ee […]

Continue reading …
Eden Hazard  oo meel iska dhigay wararaka sheegaya inuu u dhaqaaqayo kooxda…..

Weeraryahanka Chelsea Eden Hazard ayaa u muuqda inuu meesha ka saaray inuu u dhaqaaqayo Paris Saint-Germain, isagoo sheegay inuu kaliya ku soo laaban doono kubada cagta Faransiiska ee Lille.   26 jirkaan ayaa dhaliyay 50 gool 194 kulan oo uu u saftay kooxda Lille intii u dhaxeysay 2007 iyo 2012, ka hor inta uusan ka […]

Continue reading …
Qaraaxo iyo Qosal Alfanaan Farxan Xiddiga Talyaaniga kooxoda ma yaqaano bal daawo

fanaan caanka ah ee Farxaan Xidig si weyn ayaa udawadaa islamarkana ula socdaa ciyaaraha gudaha iyo dibada . Daawo kooxaha uu tageero

Continue reading …
Manchester United oo heshay badalka Carrick waana laba xidig.

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay raadineyso bedelka Michael Carrick oo khadka dhexe ka ciyaara, islamarkaana labo ciyaaryahan oo suurtagal ah u heysta inay buuxiyaan booska.   Red Devils ayaa lagu soo waramayaa inay u soo dirtay wakiilo  inay u soo daawadaan barbaro goolal la’aan ah oo ay Roma la gashay Atletico Madrid tartanka […]

Continue reading …
PREMIER LEAGUE TEAM OF THE WEEK: AGUERO & SILVA

LUKASZ FABIANSKI | SWANSEA CITY   TOMMY SMITH | HUDDERSFIELD   JAMAAL LASCELLES | NEWCASTLE UNITED   LAURENT KOSCIELNY | ARSENAL   ASHLEY YOUNG | MANCHESTER UNITED   MARIO LEMINA | SOUTHAMPTON   ANDREW SURMAN | BOURNEMOUTH   DAVID SILVA | MANCHESTER CITY   JUAN MATA | MANCHESTER UNITED   SERGIO AGUERO | MANCHESTER CITY […]

Continue reading …