Home » Archives by category » Serie A
Qoys wada dhashay oo iska saaciday in lagaraco kooxd  AC Milan

Qoys wada dhashay oo iska saaciday in lagaraco kooxd AC Milan

Duvan Zapata ayaa ka faa’ideystay qalad uu sameeyay ina adeerkiisa  Cristian Zapata xili kooxda  Sampdoria ay ku garacday  AC Milan2-0 horyaalka  Serie A. Daafac kooxda  Milan ayaa kubada xabadka u saaran ninka ay wada dhasheen ee wararka ugu ciyaaro kooxda Sampdoria. Ricky Alvarez ayaa ku sii daray goolka labaad waxaana sidaasi looga badiyay labo iyo […]

Arsenal oo u dhaqaaqeysa xidiga weerarka ugu ciyaaro kooxda Napoli.

Arsenal ayaa diyaar u ah inay lasoo saxiixato weeraryahanka kooxda Napoli Dries Mertens, iyagoo isku diyaarinaya inay qeyb ka noqdaan Mesut Ozil, sida laga soo xigtay Calciomercato. Gunners ayaa dooneysa xiddiga heerka caalami ee dalka Belgium xagaaga, lakiin waxa uu ku laaban doonaa 2018 isagoo qandaraaskiisa lagu burburin karo € 30 million. Arsenal ayaa ku […]

Continue reading …
Inter Milan oo isha ku heysa inay January lasoo wareegto Mesut Ozil.

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Arsenal Mesut Ozil ayaa u muuqda inuu diirada u saaran yahay bisha Janaayo kooxda Inter Milan. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Jarmalka ayaa qandaraas kula jira kooxda ka dhisan Emirates Stadium ilaa dhamaadka xilli ciyaareedkan, iyadoo aan heshiis cusub la gaarin ciyaaryahanka iyo kooxda. Sida laga soo xigtay Sky Sports Italia, […]

Continue reading …
Manchester United oo dooneysa inay ku bixiso Paulo Dybala lacag dhan…….

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseyneyso weeraryahanka Juventus Paulo Dybala, waxaana ay doonayaan inay bixiyaan 155 milyan ginni si ay ugu soo saxiixdaan. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Argentine ayaa inta badan la barbardhigay Lionel Messi xilli ciyaareedkan, isagoo xilli ciyaareedkan dhaliyay 12 gool sideed kulan oo uu u ciyaaray kooxdiisa. Dybala ayaa […]

Continue reading …
kooxaha Inter Milan, Arsenal iyo Man United oo isku heesta garabka kooxda Paris Saint-Germain  ee,,,,,,,,,,,

Inter ayaa kula tartami doonta Manchester United iyo Arsenal dagaal ay kula soo saxiixanayaan xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Paris Saint-Germain Lucas Moura, sida ay sheegeyso CalcioMercato. Labada kooxod  ee Premier League ayaa muddo dheer lala xiriirinayay weeraryahanka, kaasoo Nerazzurri ay dooneyso inay heshiis amaah ah kula saxiixato bisha Janaayo madaama milkiilayaasha kooxda aysan dooneyn […]

Continue reading …
Radja Nainggolan oo kusoo bilaaban doona kulanka caawa

Roma ayaa dib u soo dhawayn doonta kubad sameeyaheeda Radja Nainggolan, ka hor kulanka ay la qaadan doonaan dhigooda Udinese.   Nainggolan ayaa seegay kulankii ay Roma 4-0 kaga badisay Kooxda dhawaan galka ee Benevento Arbacadii lasoo dhaafay, iyadoo dhaawac yar uu soo gaaray ka hor kulankaas, hase ahaatee laacibka dhexe ee Wadanka Belgium ayaa […]

Continue reading …
Tababare Peter Bosz : Pierre-Emerick Aubameyang “aad ayaan ugu faraxsanahay” Borussia Dortmund

Tababaraha Borussia Dortmund Petr Cazran ayaa shaaca ka qaaday in weeraryahanka kooxda Pierre-Emerick Aubameyang uusan soo bandhigin wax calaamad ah oo aan ku faraxsaneyn kooxda.   28 jirkaan ayaa qirtay isbuucaan inuu dareemay ‘wareer iyo niyadjab’ ka dib markii uu ku guuldareystay inuu ka tago Westfalenstadion xagaagii. Aubameyang ayaa 61 gool u dhaliyay Dortmund tan […]

Continue reading …
Juve oo rubac ciyaaryahano weyn doonto kulanka derby Torino

Rubac ka mid aha ciyaaryahanda kooxda Juventus sida  Claudio Marchisio, Sami Khedira, Mattia De Sciglio iyo Marko Pjaca oo seegi doonaan kulanka Derby della ee la ciyaari doonaan Torino. Max Allegri ayaa soo magacaabay 20 ciyaaryahan kuwasoo badan uu ciyaarsiin doono ciyaaryahano badal ah kulanka torino .   Juve squad: Buffon, Chiellini, Benatia, Pjanic, Cuadrado, […]

Continue reading …
Bayern Munich oo kula biiraysa dhigeeda United dagaalka loogu jiro Cayaariyahan,,,

Kooxda Kubada Cagta ee Bayern Munich ayaa dareenkeeda u weecin doonta Cayaariyahanka Khadka dhexe ee Kooxda SS Lazio Sergej Milinkovic-Savic.   Kooxda Bundesliga ee Bayern ayaa kula biiraysa dhigeeda Manchester United raacdada loogu jiro kubad sameeyaha dhexe ee Kooxda Biancocelesti Milinkovic-Savic, ka hor dhamaadka xagaagan.   Saraakiil ka tirsan Kooxda Munich ayaa daawaday kulankii xalay […]

Continue reading …
Emre Can oo albaabada u furay Kooxaha doonaya adeegiisa, kaddib markii uu,,,

Bartilmaameedka Kooxda Juventus Emre Can ayaanan weli ogolaanin in uu sameeyo heshiis cusub uu ku sii joogayo kooxda Liverpool, sida ay sheegayaan warar is khilaafsan oo ku saabsan arinta qandaraaskiisa.   Xiddiga heerka caalami ee dalka Jarmalka Emre ayaa noqon doona mid xor ah, ka hor dhamaadka kal Ciyaareedkan, iyadoo Kooxda Bianconeri ay wadahadalo kula […]

Continue reading …
Page 1 of 58123Next ›Last »