Home » Archives by category » Serie A (Page 2)
Real Madrid oo 13-Nin ku yeelatay safka Kooxda ugu fiican Aduunka oo laga soo xuli doono 55-ta Ciyaariyahan ee manta lagu dhawaaqay’ Goobta iyo Meesha ay xaflada ka dhacayso

Kabtanka Kooxda Juventus Gianluigi Buffon iyo si la mid ah daafaca dhexe ee Kooxda  AC Milan Leonardo Bonucci ayaa ka mid noqday xiddigaha u sharaxan abaal marinta FIFPro World XI.     FIFPro iyo ururrada cayaaraha ee xiriirka kubada cagta adduunka ayaa la filayaa in ay doortaan 11-ka xiddig ee ugu fiican xilli ciyaareedkii 2016-2017, […]

Continue reading …
Kooxaha Manchester United iyo Man City oo isku heestan xidiga khadka dhexe ka ciyaaro,,,,,,,,,

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Lazio Sergej Milinkovic-Savic ayaa laga yaabaa inuu yahay bartilmaameedka u dhaxeeya kooxaha Manchester United iyo Manchester City, sida laga soo xigtay wakiilka ciyaaryahanka.   22 jirkaan ayaa todoba jeer shabaqa soo taabtay 38 kulan oo uu u saftay Biancocelesti xilli ciyaareedkii hor. Milinkovic-Savic ayaa qaab ciyaareed cajiib ah la yaabay, […]

Continue reading …
Radja Nainggolan: ‘Ma jirto sabab macquul ah oo looga tagayo Roma’

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Roma Radja Nainggolan ayaa xaqiijiyay inuu diiday dalabyo badan oo muhiim ah oo uu uga tagayo kooxda xagaagaan, laakiin wuxuu ku faraxsan yahay go’aankiisa ahaa inuu sii joogo.   Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Belgium ayaa si joogta ah loola xiriirinayay inuu u wareegayo Premier League sannadihii ugu dambeeyay, waxaana dhawaan […]

Continue reading …
Riccardo Montolivo oo deris la noqday Antonelli iyo Conti, ka hor kulanka Caawa

Riccardo Montolivo ayaa ku biiray liiska dhaawacyada ee Kooxda AC Milan, xilli la ogson yahay in Luca Antonelli iyo Andrea Conti ay wali ka maqan yihiin safka Kooxda Milaano.   Conti ayaa la xaqiijiyay in uu garoomada ka maqnaan doono muddo dhan lix bilood, kaddib markii lagu sameeyay qaliinka.   Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Xulka […]

Continue reading …
Juventus oo dishay cunug yar

Wiiil sagaal jir ayaa dhintay kadib maekii Birta goolka uu ku soo dhacay xili lagu gudo jiray ciyaaraha Akadhemiyada ee Juventus ee magalada  New York City. Sida ay dawacaday New York Daily News, Tommaso Cerase ayaa ka qeeb qadanayay tababarka Juve programme ee High School ee ka socday halka lagu magacaabo  West 50th Street. Waxuu isku […]

Continue reading …
Howedes oo kusoo bilaaban doona kulanka Viola, Marchisio, Khedira & De Sciglio oo ka maqan iyo Bernardeschi oo wajahaya Kooxdiisii hore ee,,

Benedikt Howedes ayaa ku soo laaban doona safka Kooxda Juventus ka hor kulanka Fiorentina, iyadoo Claudio Marchisio, Sami Khedira iyo Mattia De Sciglio ay weli ka maqan yihiin Kooxda Cajuusta.   Daafaca boosaska badan ee Howedes ayaa dhamaystiray saxiixiisa maalmihii u dambeeysay ee suuqa kala iibsiga Cayaartoyda ee bilowgii xagaagan, xilli la filayo in uu […]

Continue reading …
Daawo Muuqaalkan dagaaladii ay sameyeen Messi, Ronaldo, Cavani, Neymar, Rojo, Lukaku, Kooxo iyo Garsoorayaal sanadan 2017

Kubada Cagta ayaa ah meesha ugu dareenka kulul bini’aadamka marka ay timaado xilliyada lagu jiro garoonka, taas oo Ciyaariyahanka uusan fiirinaynin Walaal, Qaraabo, Xigto, Diin iyo Midib.     Muuqaalka soo socda waxaad ku daawan doontaa qaar ka mid ah dhacdoyinkii ugu yaabka badnaa ee ka dhex dheca garoomada Kubada Cagta ku waas oo xitaa […]

Continue reading …
Wakiilo ka socda United oo gaaray Roma si ay usoo qaataan bedelka Pogba

Tababaraha Kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa doonaya in uu la soo saxiixdo ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda Lazio Sergej Milinkovic-Savic, si uu qayb uga dhigo booska Cayaariyahan Pogba, oo la ogson yahay in uu dhaawac ku maqan yahay.   Jariirada Calciomercato.com ayaa ku waramaysa in Kooxda ugu guulaha badan England ay wada hadalo la […]

Continue reading …

Serie A Team of Week 4

No Comment
Serie A Team of Week 4

Inter, Juve and Napoli ayaa wali hogaaminayan horyaalja Serie A, iyadoo lagu dhawaqay 11 ciyaaryahan ee todobaadkan ugu wanagsan horyaalka Talyaaniga Samir Handanovic [Inter] Alessandro Florenzi [Roma] Milan Skriniar [Inter] Bastos [Lazio] Cristiano Biraghi [Fiorentina] Juan Cuadrado [Juventus] Davide Calabria [Milan] Lorenzo Insigne [Napoli] Paulo Dybala [Juventus] Dries Mertens [Napoli] Federico Chiesa [Fiorentina] Special Mentions: German […]

Continue reading …
Manchester United oo heshay badalka Carrick waana laba xidig.

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay raadineyso bedelka Michael Carrick oo khadka dhexe ka ciyaara, islamarkaana labo ciyaaryahan oo suurtagal ah u heysta inay buuxiyaan booska.   Red Devils ayaa lagu soo waramayaa inay u soo dirtay wakiilo  inay u soo daawadaan barbaro goolal la’aan ah oo ay Roma la gashay Atletico Madrid tartanka […]

Continue reading …