Home » Archives by category » Serie A (Page 3)
Milan oo Weerar ku qaadaysa Barcelona si ay u hesho saxiixa Cayaariyahan,,,,

AC Milan ayaa indhaha la raacaysa daafaca midig ee Kooxda Barcelona Aleix Vidal, ka hor bisha Janaayo, sida ay sheegayaan wararka.   Kaddib dhaawicii Cayaariyahan Andrea Conti ayaa la ogaaday in ugu yaraan muddo lix bilood ah uu garoomada ka maqnaan doono, taas oo keentay in ay odorosaan xaalada Cayaariyahan Vidal.   Daafacii hore ee […]

Continue reading …
kaddib dhamaanshiyaha Xirfadiisa Kubada Cagta Super Gigi oo la shaqayn doona midood, FIGC, FIFA iyo

Goolhayaha Kooxda Juventus Gianluigi Buffon ayaa ka hadlay dareenkiisa ku aadan la shaqaynta Xiriirka Kubada Cagta dalka Talyaaniga ee FIGC, Xiriirka Kubada Cagta Aduunka ee FIFA iyo xitaa in uu sii waadan karo xirfadiisa Kubada Cagta, kaddib xiiso uga yimid Kooxda Ciyaarta horyaalka MLS ee New York City FC, sida uu u sheegay Jariirada Tuttosport. […]

Continue reading …
Gonzalo Higuain oo laga nacay xulka qaranka Argentina, kaddib markii uu farta dhexe ku caayay Jamaahiirta Catalania

Weeraryahanka Kooxda Juventus Gonzalo Higuain ayaa mar kale laga saaray liiska xiddigaha xulka Qaranka Argentina, kaddib markii booskiisa loo yeeray laacibka Kooxda Atalanta ee Alejandro Darío Gómez.   Xiddigaha Xulka qaranka Albiceleste ayaa wajihi doonta wadamada Peru iyo Ecuador bisha soo socota ee October, ku waas oo qayb ka ah labada kulan ee ugu dambeeya […]

Continue reading …
Saxiixii Kooxda Juventus oo si layaab leh ugu soo muuqday safka Roma ka hor kulanka Caawa

Patrik Schick ayaa lagu soo daray safka Kooxda AS Roma, ka hor kulanka caawa ay la Ciyaari doonaan Kooxda Hellas Verona.   Xiddiga heerka Caalami ee Wadanka Czech Patrik ayaa dhaawac dhanka bowdada ku seegay kulankii dhex mari lahaa Kooxaha Roma iyo si la mid ah Kooxdiisii hore ee Sampdoria, balse u baaqday sababao la […]

Continue reading …
Inter Milan oo u dhaqaaqiso saxiixa khadka dhexe ee kooxda PSG.

Inter ayaa qorsheyneysa inay u dhaqaaqdo mustaqbalka ciyaaryahanka khadka dhexe ee Paris Saint-Germain Adrien Rabiot, sida ay sheegeyso Calciomercato.com. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in agaasimaha Inter Walter Sabatini uu isku dayay inuu Rabiot uu keeno kooxda Inter Milan  seddex sano ka hor, kaliya marka loo eego maamulaha kooxda Rudi Garcia. Si kastaba ha ahaatee, […]

Continue reading …
Argentina oo mar kale guriga ugu tagtay Higuain

Juventus weeraryahmkeda Gonzalo Higuain ayaa mar kale laga reebay ciyaaryahanada qaranka  Argentina , iyadoona  Papu Gomez xulka lagu soo daray . xulka Albiceleste ayaa waxey la ciyaari doonan  Peru iyo  Ecuador ciyaaraha is reeb reebka wadamada CONMEBOL .   Argentina Xulka ay kula ciyaari doonto Peru iyo Ecuador: Goalkeepers: Romero, Guzmàn, Marchesin Defenders: Fazio, Mammana, […]

Continue reading …
Halkaan ka aqriso liiska Xiddigaha Talyaaniga ee gool ka dhaliyay Champion League, kaddib goolkii,,,,

Saxiixa cusub ee Kooxda Chelsea Davide Zappacosta ayaa noqday Cayaariyahankii 100-aad ee gool ka dhaliya tartanka Champion League.     Hogaamiyaha Kooxda Blues-ka Antonio Conte iyo si almid ah Marco Borriello, Fabrizio Miccoli iyo Thiago Motta ayaa min shan gool ka dhaliyay, halka Ninka ugu badan ee tartankaan goolal ka dhaliya uu yahay Weeriryahankii hore […]

Continue reading …
Marotta oo mar kale ku digtay Kooxda Barcelona

Maareeyaha guud ee Kooxda Juventus Giuseppe Marotta ayaa mar kale ku digtay Kooxda kasoo jeeda gobolka gooni u goosadka Catalania ee Barcelona, kaas oo ku aadan helida adeega Cayaariyahan Paulo Dybala.   Kooxda ku Ciyaarta garoonka Camp Nou ayaa u aragta laacibka heerka caalami ee Wadanka Argentina Dybala bdelka saxda ee Cayaariyahan Neymar, kaas oo […]

Continue reading …
Juventus oo iska fogaysay in ay lasoo saxiixan doonto Kabtanka Kooxda,,,,,,,

Maareeyaha guud ee Kooxda Juventus Beppe Marotta ayaa aaminsan in Andres Iniesta uu sii ahaan doono ciyaaryahan Barcelona ah xilli ciyaareedka soo aadan.   Iniesta ayaa si joogta ah u sheegay inuusan saxiixi doonin qandaraas cusub uu kula sii joogi doono Kooxda Catalania, xilli uu haatan ku jiro 12-kiisii bil ee ugu danbaysay.   Si […]

Continue reading …
Milan oo ku dhawaaqday xiddigaheeda, ka hor kulanka,,,

Ricardo Rodriguez, Fabio Borini iyo Andrea Conti ayaa laga saaray safka Kooxda AC Milan, ka hor kulanka ay wajahayaan Kooxda Austria Vienna habeenka Khamiista.   Rodriguez iyo Borini ayaa si la yaab leh looga saaray safka Macalin Vincenzo Montella, halka Conti uu weli kasoo kabsanayo dhaawac dhanka canqowga ah intii lagu guda jiray waajibaadkii xulka […]

Continue reading …